Haatu Posted January 12, 2013 I've made this thread in the hope that more knowledgeable nomads can help me out with my linguistic problems. Su'aal: qofka markuu imtixaam galo, wuu ka dhacaa ama wuu ka baasaa. Marka su'aasheyda waxaa weeye, ereyga dhicitaanka gartey ee laakiin sidee baa Af Soomaali 'Pass' lagu dhahaa? Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 12, 2013 simply waan ku ''baasay'' Share this post Link to post Share on other sites
Salahudin Posted January 12, 2013 Ku baramoosay/ ku guuleystay Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 12, 2013 Imtixaanka waan ku najaxay LOL horta imtixaan qudheeda af carabi soma aheen. Kalmada somaliyyed ee u dhiganta maxay noqoni?? Oba baa keenay ma istidhaahdeen LOL@ waan baasay.(taasi waa pass oo la soomaaliyey).. Hadaan kaftanka ka socdo waan ku guuleestay ayaaa ugu habooon . Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 12, 2013 Gartey waad mahadsantihiin. Aaliyah su'aashaas waan kula qabaa. Ma jiraa erey Af Soomaali ah oo u dhigmada ereyga 'Imtixaan'? Oba, sidee bey kaa noqotey sxb? Baasay ku lahaa Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 12, 2013 lool@ haatu and aaliyyah Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 12, 2013 Haatu;907493 wrote: Gartey waad mahadsantihiin. Aaliyah su'aashaas waan kula qabaa. Ma jiraa erey Af Soomaali ah oo u dhigmada ereyga 'Imtixaan'? Oba, sidee bey kaa noqotey sxb? Baasay ku lahaa Afsomaliga wax walba kalmad looma hayo marka imtixaanka u daa Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 12, 2013 Apophis;907501 wrote: How do you win (guul) an exam?? Najaxay sounds Arabic and not Somali. I think the correct expression is imtixanki wan marey (I passed the exam)....I think Guusha u dont have to take literary Afsomaliga is different than English language so when u translate stuff it means something different hadaad tidhahdid imtaxaanka waan hormaray. People will look weird ma imtaxaanku dhaafay lol Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 12, 2013 Apophis;907501 wrote: How do you win (guul) an exam?? Najaxay sounds Arabic and not Somali. I think the correct expression is imtixanki wan marey (I passed the exam)....I think Since imtixaan itself is arabic..when I wrote "imtixaanka waan ku najaxay" it was a joke. Imtixaanka waan marey waad dhihi kartaaa hadaad uga jeedid imtixaanka waan qoray..lakin hada suaashu waa "I passed the exam" ..waan ku guleestayna ayaa ugu dhow. Guul would mean in this context success. I suppose every language has its words that mean different thing depending what you are trying to say... Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 12, 2013 Xaaji Xunjuf;907502 wrote: Afsomaliga wax walba kalmad looma hayo marka imtixaanka u daa Haddeey saas tahey adaa duq waayo arag ah ee maad erey cusub la timaadid? Apo, FAIL Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 12, 2013 Imtixaanka waan marey would be interpretted by most as 'I've sat the test'. PS: waan fadhiyaa oo buug iyo qalin baan sitaa Macalin Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 12, 2013 Apophis;907523 wrote: Guul = winning. You win wars, money etc you don't "win" exams. The Somali guul and the English win are used in the same way. Therefore, imtixaanki wan marey = I passed the exam . It's a literal translation and it works perfectly. @Haatu, sxb sit down and learn from your betters Hadalku xaguu ka maraya in this case guul means success. And one can succeed in their exams. Tan kale literal translation never works ee ku noqo LOL Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 12, 2013 Haatu;907525 wrote: Imtixaanka waan marey would be interpretted by most as 'I've sat the test'. PS: waan fadhiyaa oo buug iyo qalin baan sitaa Macalin Haduu apophis macalin ku noqday waa akhiru samaan. ....literal translation ayuu wada ee macalin kale raadso LOL. Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 12, 2013 ^waa dhib anoo waligey Somaaliya arag in aan soomaali ka badiyo. Ma laaluush ayaad shahaadada kusoo gadatay Share this post Link to post Share on other sites