Xaaji Xunjuf Posted January 14, 2013 Abwaan;908080 wrote: Adigu Shabab weligaaba waad ahayd as long as ay Koofurta qas iyo rabsho ka wadaan ee hanna maran. Anigu sidaan u fahmey waxaa dadka badankiis concerned ka yihiin labo khalad oo ay Faransiisku sameeyey xagga arrimaga Soomaaliya, waa mide iyagoon sida dowladdu sheegtay soo wargelin iyo iyagoo dad shacab ah ku laayey meel aan xitaa ahayn meesha ay weerarka ku ahaayeen. Ma waxaad leedahay yaan laga hadlin the suffering of Somalis? Do you really believe that the government wasn't informed about it lol they are just trying to safe face Allow ha cadaabin nin waxba ha ogayn. Ama shabaab cirka iyo dhulka halaga duqeyo oo abu fransiis hala tageero ama dee naga dayaa sheekooyinkan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 14, 2013 Somalia;908326 wrote: I think what they are saying is that French did not ask the government for invasion and the hostage was the French James Bond, so it is fair game. :D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 14, 2013 Pictures of the dead soldiers. http://www.somalimemo.net/index.php/component/content/article/1-warar/3898-maydka-sarkaalkii-hogaaminayay-kumaandoosta-faransiiska-ee-somaaliya-lagu-dilay-oo-lasoo-bandhigay-daawo-sawirada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 14, 2013 Kn:Tabari halkeeda ha joogtee ayadoo dalka ay ka jirto dawladdii ugu horaysay mudo laba iyo labaatan sano ah, kadib burburkii dawladdii dhexe ee milatariga ayaa durba waxaa daahfurmay dhaqdhaqaaqyo caalami ah oo bahdilaad looga dhigaayo dawladda curdanka ah ee dalka u curatay. Dalka Faraansa oo ku caanbaxay hoos u dhigga, burburinta iyo baabi’inta mabaadiida, dhaqanka iyo siyaasadaha dalalka Afrika ayaa noqday dalkii ugu horeeyay ee si qaawan ugu xadgudba meel kamid ah bugcadda Jamhuuriyadda federaaliga ee Soomaaliya asagoon wax ogolaansho ah iyo wargalin ah midna kala yeelan dawladda iyo waliba ciidamada Afrikaanka ee dalka u jooga nabad ilaalin. Faransiisku waxay marmarsiinyo ooga dhigeen hawlgal ay magaalada Buulomareer ka sameeyeen inay ku furan rabeen mudhaawan dalkooda u dhashay oo ay heleen xogo sheegaya inuu ku suganyahay hoy ku yaala magaalada. Guuli kama raacin oo waxay noqdeen dhurwaagii inuu wax soo faro xumeeyo u baxay ee asaga la soo faro xumeeyay, laakiin maanka shacabka Soomaaliyeed waxaa ka dagi waayay, ayadoo dalka ay ka jirto dawladda sababta dhalisay in hawlgal intaasi le’eg ay dal kale ku dhiiradaan inay gudaha Soomaaliya ka fuliyaan ayagoon wax ogolaansho ah ka helin dawladda Soomaaliya iyo madaxda hogaanka u ah. Kaaga darane, hawlgalka waxaa ku dhintay dad shacab ah oo ay ku jirtay haweeney umul ah iyo cunuggii ay dharabta ku siday. Dadka siyaasadda Geeska Afrika la socda waxay ku tilmaameen hawlgalkii Faransiiska mid hor dhac u ah qorshayaal ay dawlado gaar ah oo Faransiisku horboodayo ay ku damacsanyihiin inay karkaarka ku waydaariyaan dawladda dalka ka dhalatay, si markaasi loogu noqdo dawlad la’aantii iyo kala daadsanaantii dalku soo maray. Wasiirka arimaha dibadda ahna ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya, marwo Fowsiya oo ka hadashay hawlgalka faransiiska ayaa canbaaraysay, ayadoo waliba cadaysay inay ka xunyihiin ka dawlad ahaan. KismaayoNews.com http://kismaayonews.com/2013/01/13/hawlgalkii-faransiiska-daandaansi-dublimaasiyadeed/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted January 15, 2013 LoL what's with the .9mm/.40 calls these guys carry? They were no match for AK 47 rounds. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 15, 2013 oba hiloowlow;908409 wrote: Pictures of the dead soldiers. http://www.somalimemo.net/index.php/component/content/article/1-warar/3898-maydka-sarkaalkii-hogaaminayay-kumaandoosta-faransiiska-ee-somaaliya-lagu-dilay-oo-lasoo-bandhigay-daawo-sawirada hal nin sawirkiis lee waaye! 's'ta ka bixi, sxb!. and the website's title goes like this: Daawo Sawirada:Maydka Sarkaalkii Hogaaminayay Kumaandoosta Faransiiska Ee Somaaliya Lagu Dilay Oo Lasoo Bandhigay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 15, 2013 lol Maadeey i made a typo bro Quote Share this post Link to post Share on other sites