Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Beauty contest in Jigjiga

Recommended Posts

Mooge sidu hore ma demographics Og badan ba u degan Magaalada jigjiga as far from qabridhahare qalaafe fiiq mostly are from dhagaxbuur but its true the region was historically a place belonged the clan of Wiilwaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apophis;907249 wrote:
No worries bro, as soon as I'm elected as the supreme leader of tolka, you shall have all you want
:D

 

Ps: My official name shall be Sheikh Xaadhu or xaad 2

Mashallah sounds awesome ninyahow since i will inherit the imamate of my tol i will cooperate with the blessed house of bigfoot verily it will be an alliance of xaq, la wa rabil kacbah we will not agree on baathil. Wabilahi towfiiq

 

Imam Oba Al hussayni

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Coofle;907181 wrote:
What
Sayid
Mullah
would have thought...At least in his dirty -but true- brain hemisphere

 

Muunadaasi wacanee

Microphone-ka sidataa

Maankayga qaadee

Qurayshtii miyay tahay!

Misna waaba yaabe

Long-foot miyaa dhalay!

Masaladan Xuseenaw (
Xuseen Dhiqle
, the Sayid's Wing-man)

Maaraynteeda qorshee

oo midigta ila qabo.

 

Taleexi;907186 wrote:
Coofle malaa AUN Seyidku wuxuu kugu oran lahaa:

 

Ta microfoonka sidaa

Micno weyn ma lahee

Minweyn ha ku sheegin

Minyaro xaalkeed iska daa

Markase miiroogu ku gaadho

Ee maankaaga uu yar jiidho

Inaad maaweelo caruur

Ku maashaa marwadaa

Naftu waw muhataaye

Maandhe ninba waa calafkii

Ee magacyga la ciilay

Ee masraxaa lagu muujay

Mooshin maadba ku oogtid

Oo i maamuustid mar uun

Taleexi iyo Coofle aniga tixdaydu waa sidan:

 

Ragoow muranka waa laga durkaa, laguma meermeero

Adduunkaan la kala maagaayoo, ummadii miinoowdey

Madashaani maba xuma haddii, Sayidkii la ammaanay

Xafladdaase magacala laga dilee, mid aan ka iraahdo

Si kalaan u maareyn lahaa, markaan tilmaamaayo

Gabdho muunad lihi goobta, waa laga arkaayaaye

Mana moogi bilicdooda, muuqa iyo micnaha hadalkooda

Magac-bixiska meeshaan ka diday iyo sida wax loo meershey

Melez baan ka beddeli lahaa, mana tilmaameene

Mudnaan umaba jeedsheen ninkaas, mid kollay tahaye

Mee raggii halyeeyada ahaa oo, magaca soo jiidey

Murtidana kala saafi jirey iyo, maanso aan harine

Iyagaan kuu maamuusi lahaa iyo, Soomaali magac-dheere.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi iyo Coofle, gabadha atariishada ah magaceedii muxuu ahaa? ISKA-DHAAR? Ilaah baa i lehe waa magac unique ah....Libaaxad iga dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Abwaan: You've proofed to be true to your name. Jumca mubarak. Don't do anything wrong or illegal like me - it is Friday after all :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Abwaan;907304 wrote:
Taleexi iyo Coofle, gabadha atariishada ah magaceedii muxuu ahaa? ISKA-DHAAR? Ilaah baa i lehe waa magac unique ah....Libaaxad iga dheh.

Iska-Dhaar ma ahee waa isla dhac :) - Ninyahow Abwaan hadalku labo shub buu kuugu dhacaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

looooooooooooooooooooooool@labo Shub...............War Taleexi hadda ma waxaad leedahay dhakhtar dhegaha aad?:D War aniga magacaas baan maqlay ....ISKA-DHAAR...Soomaalidu waa dad dhib badan oo magac bixis ku daran, waxayba ugu beddeli lahaayeen ISKA-DHEER...:D

 

Bal Abtigiis iyo Zack baan weydiin waxa ISKA-DHAAR macneheedu yahay. Haatu isaga ma garanayo hawshaan waa reer Gaarisa.

Welina high school baan aadaa buu sheegayey:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

lol@ AW -- anaa bedelay ee si sax ah baad u maqashay magaca. Reer galbeedku waa runtaa af-soomaaliga waa ka hodan. Bal Zack iyo Abtigis aan ka war sugno .... Haatu ma yara ee waxoogaa buu baadiyaha Gaarisa ku soo daahay. Yadadiilo waxbarashose waa ku jirtaa :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Abwaan, you're right I have no idea. And I do go to high school/6th form. I just had a Biology exam this afternoon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

The process by which plants make food from water and CO2 using energy from the sun. There's two types: light-dependent and light-independent.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this