Haatu Posted January 5, 2013 Hargeysa(RBC Radio)-Qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliland ayaa walaac ka muujiyey joogitaanka mawaadiin Itoobiyaan ah kuwaas oo buuxdhaafiyey magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliland waxgarad kasoo jeeda deegaanadaas ayaa kulan ka yeeshay dadka reer Itoobiya ee kusoo qulqulaya deegaanada maamulka Soomaaliland, waxayna sheegeen iney tahay arin aan la aqbali karin in Itoobiyaanku ay dhamaan la wareegaan shaqooyinkii hoose oo idil. Mid kamid ah waxgaradkii ka qeyb galay kulankaas ayaa sheegay in Itoobiyaanku ay dhibaato kasoo fool leedahay hadii aan si deg deg ah go’aan ka dhan ah looga qaadane laga dhaxli doono dhibaato aan laga soo waaqsan karin isagoona sheegay iney gacanta ku hayaan xiligan Shaqooyinkii yar yaraa oo ay xaqa u lahaayeen dadka deegaanka, Masuulkaas oo lagu magacaabo Nuuradiin Xasan ayaa *****lka ka qaaday in hadii aan laga hortagin waxa uu ku tilmaamay damaca dowlada Itoobiya ee qarsoon uu dalku ka bixi doono gacanta Soomaalida wuxuuna intaa ku daray in dadkan oo sheegtay iney yihiin qaxooti ah uu arinkaasi yahay waxba kama jiraan wax kama jiraan ah. Ruuradiin ayaa sheegay in ujeedka ay u yimaadeen deegaanada Soomaaliland uu yahay iney dalka la wareegaan mustaqbalka dhow isagoo sheegay iney deegaanadaas ka wadaan dhalan gedin iyo isku ballaarin dalka oo idil wxuuna sheegay in tobanka Sano ee soo socda ay dhici doonto iney sheegtaan dhulka Soomaaliyeed. Waxgaradka ayaa baaq u jeediyey dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaanadaas iney hurdada ka kacaan inta uusan dalku farahooda ka bixin, waxayna ku eedeeyeen dowlada Itoobiya iney Soomaaliland usoo dirtay Basaasiin xiligan hawlo sirdoon ah ka wada Soomaaliland waxayna intaa ku dareen in maanta aysan jirin wax sir ah oo u qarsoon dadka ku dhaqan Soomaaliland. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 5, 2013 http://www.raxanreeb.com/2013/01/waxgaradka-soomaaliland-oo-qulqulka-qaxootiga-itoobiyaanka-ku-sifeeyay-mid-laga-leeyahay-ujeedooyin-qarsoon/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 5, 2013 Isn't anyone worried about this? Send the Oromos back to Oromia I say. They have no place in Somali lands. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted January 5, 2013 Haatu;905222 wrote: Isn't anyone worried about this? Send the Oromos back to Oromia I say. They have no place in Somali lands. This amounts to hate speech, maistidhi :confused: xogeey naxariis muuji sxb, haatu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 5, 2013 Dhulkoodii maxaa u diide? Ha naga tagaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 5, 2013 They are there for the same reason you are in London! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 5, 2013 Oo dhulkoodiina yaa kasoo barakiciye? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 5, 2013 There were about 100.;000 Ethiopians in 2010 and 90 percent of them were send back to Ethiopia so the problem is solved the kulmiye government handled it very well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 5, 2013 Adiga HAATU dhulkaagi yaa kaa soo barakiciyey, for all we know, NFD is peaceful! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 5, 2013 Who said I'm from NFD? I was officially born in Somalia But what reason did they have to go to poor Somalis? Don't tell me they're economic migrants but I don't see how Somalia is economically any better than Ethiopia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 5, 2013 Adiga are you against them coming to Somalia, or them milking the Somali system, choose one please. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 5, 2013 Haatu is right they belong in Ethiopia in oromia nazaret adama addis ababa. They dont even belong in the Kilil 5 region these oromos are after land they even claim half of shinile and other parts of galbeed. Never understood why Somalis welcome these people they are worse than their Amhaara and Tigrayan cousins. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 5, 2013 Xaaji, take your case to the maxkamada, no amount of writing will make them disappear from the face of the earth Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 5, 2013 Maxkamadu halkay ku taala war maxkamad uma baahni wadanka aniga iska leh and they dont belong there Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 5, 2013 nuune I'm against them coming to all Somali lands, not just Somalia. They belong in Oromia. It's simple dhul-balaarsi what they're up to. Quote Share this post Link to post Share on other sites