Somalia Posted January 1, 2013 Dr Axmed Faarax Ducaale oo sheegay inuu yahay Madaxweynaha Jubbaland ayna aqoonsatay dowladii Shariif Sh Axmed ayaa shaaca ka qaaday arin ku culus dhegaha dadka in ay maqlaan. Sargaalkan ayaa sheegay in isaga uu yahay madaxweynaha Rasmiga ah ee Maamulka Jubbaland isla markaana aysan jirin karin wax maamul kale ah. Inkastoo Dr Ducaale uu dibad joog ka yahay goboladda Jubooyinka, hadana waxaa uu sheegay inuu ka digayo qorshaha uu Axmed Madoobe ka wado gobollada Jubbooyinka. Mid kamid ah Website-yada Soomaaliyeed ayuu uhadlay waxaana uu sheegay in Axmed Madoobe uusan uqalmin xilka Jubbalnd isagoo ku tilmaamay qab qable dagaal oo argagaxisada lasoo saftay. Sidoo kale waxaa uu sheegay inuu hayo cadayn Muujinaysa in Axmed Madoobe uu yahay nin gaystay dilal badan sida uu hadalka udhigay. http://warqaad.com/ducaale-2/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 1, 2013 Waxaan maqlay in Dr. Ducaale oo sida la sheegay ahaan jirey kabtan markab inay Soomaaliya ugu dambeysey 60s-kii. Horta ma ku laabtay marna? Ninku diricsanaa, meel ay ugu dambaysay muddo hore hadduu madaxweyne ayaan ka ahay leeyahay. Sharif Axmed-se goormuu maamul Jubbooyinkamah aqoonsaday? Taasi waa mid aniga igu cusub. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted January 1, 2013 Sheikh shariff never recognised such an entity nor did the PM's of that tenure. This guy is an opportunist and I think he is barmy! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sakata Posted January 1, 2013 Last time i checked this guy was headed to mogadishu, talk about opportunist.... Quote Share this post Link to post Share on other sites