Hibo Posted March 12, 2002 Hi everybody; this is a somali joke, waxaa diyaarad wada saarnaa Bush,Blair iyo salaad khaasin amaba madaxweynaha soomaaliya diyaaradii ayaa jabtay oo hawada ku jabtey markaas ayuu pilotkii yiri qofkasta barshuutkiisa ha ku boodo markii la gaaro wadankiisa. waxaa markii ugu horeysay kacanta kala baxay Goerge Bush markaasuu yiri ii jooji waxaan taabtey sarahii twin towerkee. Tony Blair ayaa la baxay gacantiisa wuxuu yiri ii jooji waxaan taabtey saacadii Bigpene. Salaad khaasin ayaa la baxay markaasuu yiri waa wareey war ii jooji waa ceelgaabe saacadii bay iga furteene. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 13, 2002 Salaan... Duqa, sheekada ha badalin ee si ay ku fiicneed markii hore ee kadhig hee see ahayd markii hore: Ronald Reagan, Mika'il Gorbachev, and Siyaad Barre. Sheekadaana sidaa nosoo xasuusisay waa ku mahadsantahey, duqa. ______________ Macsalaama!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jalaato Posted March 13, 2002 Cutiyo, waa lagu qabtay... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hibo Posted March 13, 2002 When you ask a housewife, accountant, and lawyer what 2+2 is, what do they give you? The housewife says "Four." The accountant says "It's either three or four, let me run it through my spreadsheet again." The lawyer closes the shutters, turns down the lights, and whispers "What do you want it to be?" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hibo Posted March 13, 2002 Men's Advice To Women ..Never buy a 'new' brand of beer because 'it was on sale.' ..If we're in the backyard and the TV in the den is on, that doesn't mean we're not watching it. ..Don't tell anyone we can't afford a new car. Tell them we don't want one. ..Whenever possible please try to say whatever you have to say during commercials. Quote Share this post Link to post Share on other sites