Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Christmasku wa xaraan laakin

Recommended Posts

Gaaladu markay wada happy yihin ma ila aragteen soo la happy lama noqotaan inkastow christmaska inaga la inoo ogalayn laakin markay gaaladu happy noqdaan waxa ii qabata inan la happy noqdo. Meel walba laydh bay ka tagaan oo shidana ba shidan inkastow ay inagu dad islaam ah nahay magaalada dubai laakin geedka weyn eeh shidan waba iska sudhan yahay. Anigu 3 cisho ka hor tu yar oo aan adeer u ahay baan snow man la dhisay dibada. Waliba gaaladu shaqada wada christmas kaadh bay ii so wada diraan sanadkasta wa i soo diraan laakin waligay kaadh uma qorin anigu sababto ah dee la inoo ma ogala. Because gaalada qaar ba aminsan inu geedka hoostis Nabi Ciise cs ku hoos dhashay waciyaadubilaah. Hasa yeeshe gaalo badan ba iska xafladeyaa christmaskana iska happy noqda iyago anay diin ka ahayn. Si kaste ba ha ahaate dadka aad u kala duwan markay xafladaha gaalada noqoto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this