Daqane Posted December 29, 2012 Xafiiska Raisal wasaaraha oo maalmaha soo socda laga sugayo in Wasiirkii hore ee Warfaafinta C/Raxmaan Cumar Yarisow) lagu magacaabo Guddoomiyaha Gobolka Banadir & Duqa Magaalada Muqdisho, Xog Hoose. Waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay ka soo baxdo xafiiska Raisal Wasaaraha Soomaaliya Wareegto lagu magacaabayo Guddoomiyaha Gobolka Banadir & Duqa Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in xilkaas loo magacaabi Doono C/Raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), waxaana ilo Wareedyo laga helay Xarunta Madaxtooyada ay sheegayaan in maalmaha soo socda uu Xilkaas qaban Doono Yariisow. Gudoomiyaha Xilkiisa dhamaaday Tarsan ayaa la sheegay in uu xilkaas ku wareejin Doono Wasiirkii hore ee Warfaafinta C/Raxmaan Cumar Yarisow) oo lagu wado in dhawaan loo magacaabo Guddoomiyaha Gobolka Banadir & Duqa Magaalada Muqdisho. C/Raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) in uu uu Noqdo Guddoomiyaha Gobolka Banadir & Duqa Magaalada Muqdisho ayaa dad badan waxay u arkaan horumar uu Gobolka banaadir ku Talaabsaday, maadaama Xiligii uu ahaa Wasiirkii Warfaafinta waxd badan uu ka qabtay xaalada saxaafada iyo hanaanka bulshada ay ula shaqeeyaan Warfaafinta. Eng. Yarisow ayaa ah aqoon yahan wax badan ka qaban kara xaalada amaan ee Gobolka banaadir iyo isku socod la aanta Xiliyada habeenkii ah, taasi oo ay u dheer tahay in Wadooyinka Magaalada Muqdisho ay u baahan yihiin dhismooyin oo xiliga Roobka dadka Muqdisho aysan isku socon Karin gaadiidka. C/raxmaan cumar ayaa 10 sano madax ka soo ahaa Dowladda Hoose ee London, UK oo uu Agaasime ka ahaa Waaxda Guryeynta oo runtii leh aqoon ku aadan sida Dowladaha Hoose ay u shaqeeyaan. 48 saac ka hor markii ay soo baxeen Wararkaan ayaa waxaa si aad ah u Qoray Warbaahinta Soomaaliya iyo Warbaahinta caalamka iyo Bogaga Internetka. Afhayeenkii Hore ee Xukuumadii Soomaaliya iyo Wasiirkii Warfaafinta ayuu soo qabtay C/Raxmaan Cumar Yarisow taasi oo ay u dheer tahay aqoonta maamul ee Dowlada Hoose uu u leeyahay, maadaama dalka Ingiriiska uu in badan ku Noolaa uu ka soo shaqeeyay Dowlada hoose ee dalkaas. Saxaafada aya soo dhawaysay in badan arintaan ayaga oo u arkay maamulka Cusub ee uu Hogaaminayo Yariisow mid wax badan ku soo kordhin kara xaalada kala Guurka ee Gobolka banaadir iyo Xiliyada habeenkii ah oo magaalada Mugdi ay tahay. Sidoo kale Wareegyada lagu magacaabayo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka banaadir ayaa lagu wadaa in ay soo baxdo saacadaha soo socda, sida ay Bogan u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xafiiska Raisal wasaaraha Soomaaliya. Cabdixakiin Cilmi XasanCabdixakiin441@hotmail.comXafiiska Warqabadka Dayniile.comWebmaster@dayniile.com Tafatiraha Wabka Dayniile.comDeyniilecom@hotmail.comWebmaster@dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 29, 2012 if this becomes the truth the hell with the pm and his office. Tarzan should stay or appoint Jibriil Ibrahim Abdulle otherwise nobody wants Mogadishu to expand its progress Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted December 29, 2012 Why do you say that, this guy has worked in local government in the U.K for a while and did good work as the Information minister with the setting up of SNTV. Maxaa ku qadeey walaal mise cudurki reeraha qaarkod ba kugu abuurmay?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 29, 2012 Tarzan should stay I believe in the Mudul alliance Unuka shouldn't get everything. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 29, 2012 oba hiloowlow;903004 wrote: Tarzan should stay I believe in the Mudul alliance Unuka shouldn't get everything. Everything for the clan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted December 29, 2012 I thought you were talking about this mans qualifications or lack there of.....silly me Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 29, 2012 Engineer yariisoow he is from bay and bakool right. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 29, 2012 Hade daqane Tarzan is qualificated you can see his work and jibriil he is the Director of CRD (center for research and dialogue) Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 29, 2012 Xaaji Xunjuf;903013 wrote: Engineer yariisoow he is from bay and bakool right. no he is related to Haaji Muuse sudi yalaxow lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 29, 2012 oba hiloowlow;903018 wrote: no he is related to Haaji Muuse sudi yalaxow lool if he is from Xaaji Muuses clan he is laandhere compared to tarzan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted December 29, 2012 I get you are saying the other guys are qualified but does that mean yarisow is not miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 29, 2012 Xaaji lool waxasi its xaqdarro dee tan kale you dont know much about tarzan's sub clan they are a minority compared to yariisow's but they have more karti than the ''laandheere clan'' of Yariisow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 29, 2012 Daqane they are more qualified than yariisow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 29, 2012 What charges do you bring before this man in a confirmation hearing other than his qabiil, Mr Oba? Was Tarzan experienced? LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 29, 2012 Tarzan is better man i knew yariisow in his uk days he wasn't that skilled Quote Share this post Link to post Share on other sites