Daqane Posted December 27, 2012 Wishfull thinking Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted December 27, 2012 Gacmo furan halagu soo dhaweeyo raggaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2012 Malika;902439 wrote: ^Wexee ahayeen raag raag daale, nimaan diig leh. They were not subject of another man nor didnt they recognised another man's authority over them in their own land.. Still, sow Jabhad may ahayn ?? mise dowlad bay ahaayeen baad leedahay ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 2, 2013 Shan Sarkaal oo ka tirsanaa Maleeshiyo Buuhoodle ah oo si weyn loogu soo dhaweeyay Hargeysa March 2nd, 2013 Hargeysa (Somaliland.Org)- Shan sarkaal oo sar-sare oo ka tirsanaa maleeshiyadda fadhigeedu yahay magaaladda Buuhoodle, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Hargeysa. Waxa xubnahan tuuladda Haleeya ee duleedka bari ee Hargeysa ku soo dhaweeyay Wasiirrada Wasaaradaha Gaashaan-dhiga Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, Wasiirka Dib u dejinta iyo dib u dhiska Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed Xagla-toosiye iyo Wasiir Ku xigeenka Daakhiliga dhinaca Maamulka Mudane Cismaan Garaad Soofe. Xubnahan ayaa sheegay inay si rasmi ah ugu soo biireen Ciidammadda Qaranka Somaliland oo ay ka mid yihiin, waxaanay u mahad celiyeen xukuumadda Somaliland oo ay sheegeen inay si weyn u soo dhaweeyeen. Cirro Saleebaan Magan oo ku hadlayay magaca saraakiishan ayaa sheegay inay wakiil ka yihiin maleeshiyo ku sugan magaaladda Buuhoodle oo metasha shacbiga deegaankaasi. Magacyadda Shantan sarkaal waxay kala yihiin sidan:- 1- Xuseen Maxamuud Baydan. 2- Mahad Nuur Weerar 3- Cirro Saleebaan Magan 4- Dhag-jar Maxamuud Baydan 5- Cabdi Cadde. Dhinaca kale Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa u mahad celiyay sarkaakiishan nabadda qaatay ee ku soo biiray ciidammadda qaranka, waxaanu xusay inay si milgo leh u soo dhawaynayaan xukuumad ahaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 2, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted March 3, 2013 LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL.I almost fell off my chair laughing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 3, 2013 Abdul;923363 wrote: LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL.I almost fell off my chair laughing. its good that ur happy all Somalilanders are. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted March 3, 2013 War ninyow listen....xaglatoosiye wants to justify his paycheck so he brings 5 guys and he calls them 'saraakiisha Buhoodleh' and meets them in the middle of nowhere.Xaaji,this guy is playing you big time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 3, 2013 Taaladii Mujihiidinta oo Buuhoodle laga Bilaabay-It's people SL has to convince Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 3, 2013 Ofcourse its a procces and it will take time to convince all of them Buhoodle is not large community. They will follow their leaders sooner or later. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 4, 2013 ^^ XX, wixii kale iska dhaadhic but buhodle isn't large community is slap on your own face.. Video -gan kashifaad ha kuugu filaato... Successionists' desperation never ends. Any xayraan claiming to be "Sarkaal" from Buhoodle , your ministers will rush to welcome until tthey find out later they are nothing but out smarting guys who happened to figure out the weekness of this project. " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 4, 2013 xaaji xunjuf muu Kismayo sida Macno Yare oo kale iskugu mashquuliyo, arrintan ceeb waxaan ahayn ka dhaxli mayee . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 4, 2013 Xiinfaniin Kismayo maxa iga yaala, General Kwuanku ba ka taliya eh , bal maxa iga yaala Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 4, 2013 A_Khadar;924072 wrote: ^^ XX, wixii kale iska dhaadhic but buhodle isn't large community is slap on your own face.. Video -gan kashifaad ha kuugu filaato... Successionists' desperation never ends. Any xayraan claiming to be "Sarkaal" from Buhoodle , your ministers will rush to welcome until tthey find out later they are nothing but out smarting guys who happened to figure out the weekness of this project. " frameborder="0" allowfullscreen> I would deny to Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 18, 2013 Tuulada Fiqi Fuliye oo ay dul fadhiyaan Maleeshiyo ka soo goosatay Khaatumo oo aany xukuumadda qaabilin Maayarka oo daadifeeyay inay degmadaasi qabsadeen Sheegayna Ceerigaabo inuu u joogo qaramayntooda Ceerigaabo(Waaheen) Maleeshiyo lagu qiyaasay ilaa laba boqol oo Askari oo wata gaadiid Tikniko ah oo ka soo goostay Khaatumo ayaa afartii maalmood ee ugu danbeeyay dul fadhiya Degmadda Fiqi fuliye waxaanay warar Waaheen heshay sheegayaan in ay Maleeshiyadaasi qabsatay Degmadda, hase yeeshee Maayarka degmadaasi oo ku sugan magaaladda Ceerigaabo ayaa Waaheen u sheegay kooxdaasi inay ku sugan tahay tuuladda Damal cali dheere oo dhawr iyo toban kiiloo mitir u jirta isla markaana ay waan waan lagu qaramaynayo u socoto Xukuumadda Somaliland. Maayarka Fiqi Fuliye oo aanu weydiinay Ciidanka dul degan Degmadiisa ee la sheegay inay qabsadeen waxa ay yihiin waxa uu yidhi “ ma jiraan wax ciidan ah oo qabsaday Fiqi fuliye xalaybaan ka imi waxaanan u socday sidii Ciidankaas oo dalkoodii dib ugu soo laabtay loo qaramayn lahaa wax dhibaato ah oo na dhex taalaana ma jirto” Mar aanu weydiinay Ciidankaasi halka ay ka yimaadeen waxa uu yidhi “ waa Ciidan ilaa laba boqol gaadhaya waxay diideen kooxda Khaatumo dhibaatada ay ka wado deegaankaas oo ay iyagu ka soo jeedaan sidaas daraadeed bay uga soo baxeen waxaanay doonayaan Xukuumadooda inay ku soo biiraan” ayuu yidhi Maayarka mar aanu weydiinay kooxdani inay ahayd kooxdii Ceerigaabo dadka ku laysay markii Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiirka Hawlaha guud halkaasi u joogeen heshiisiinta beelaha wada dega oo Dil dhexyaalay waxa uu yidhi “ waa la wada ogaa kooxdaasi koox dhalinyaro ah bay ahaayeen nimankana kuma jiraan waa dad reer Somaliland ah, waxaanan maamulka Gobolka Sanaag ka wada shaqaynaynaa sidii loo qaramayn lahaa Dawladda Dhexena way ogtahay” ayuu kaga baxay Quote Share this post Link to post Share on other sites