Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2012 Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Ka Hadlay Maleeshiyo ka soo goostay Kooxda Khaatumo December 26th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Cutub ka tirsan maleeshiyadda kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo- ayaa saaka u soo galay Ciidanka qaranka ee fadhiisinkoodu yahay Aaga Gambadha ee gobolka Sool, sidaasna waxa *****lka ka qaaday warbixin ka soo baxday xafiiska Taliyaha Guud ee Ciidammadda qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle). Taliyaha Ciidanka qaranku waxa uu sheegay in cutubkaa maleeshiyadda ahi ay u soo galeen ciidanka qaranka markii ay fahmeen ahmiyadda nabad-gelyadda iyo qiimaheeddaa. Gen. Ismaaciil Shaqalle waxa uu intaasi ku daray in kooxdan oo uu aad ugu mahad naqayaa ay wateen afar baabuur oo laba ka mid ahi tahay Tikniko. Taliyuhu waxa uu tilmaamay in dawladda Somaliland ay soo dhawaynayso walaalahooda la khalday, waxaanu kooxaha kale ee nabad diidka ah u soo jeediyay inay nabadda qaataan oo ay ku daydaan walaalahooda kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 26, 2012 Don't trust them .......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted December 26, 2012 The biggest propaganda i have seen so far.You can see the first speaker lying through his broken teeth. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2012 Deg Deg: Maleeshiyo Ka Amar Qaadan Jiray Garoowe Oo Fadhigoodu Ahaa Tukaraqa Oo U Goostay Jabhada SNM Laascaanood(Allssc): Maleeshiyo ka amar qaadan jiray C/samad cali shire oo fadhigoodu ahaa magaalada Tukaraq aya au goostay dhanka Jabhada SNM. Maleeshiyadan oo hore ugasoo horjeeday Maamulka Khaatumo dhabarkana ku hayay Maamulka C/raxamna Faroole ee hada wiiqmay ayaa u goostay dhanka Jabhada SNM. Maleeshiyadan oo watay hal gaadhi iyo 9 askari ayaa wax naruuro iyo luqmadii ay hore uga heli jireen garoowe ka go’day kadib markii C/raxman Faroole ay soo food saareen xaalado Dhaqaalo xumo oo ay weheliso Jahwareer Siyaasadeed. Maleeshiyadan Ka Baxsaday Faroole ayaa sheegaty in ay ka tirsan yihiin Ciidanka Khaatumo State si ay indhaha Saxaafada iyo Jabhada SNm u soo dhowayso maadama aysan Jabahda SNM xiiso u qabin hada Maleeshiyo kasoo goosta Garoowe madama Labada Maleeshiyo ay yihiin kuwo isku mid ah marka la eego dhanka cadaawada ay u qabaan Maamulka Khaatumo State. Wixii kasoo kordha kala soco Warbaahinta Allssc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 26, 2012 According to the allssc they were Puntlanders we will know soon one thing is for sure they are from the Garaad clan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 26, 2012 Is it me or is there a guy telling him what to say in the backround Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2012 Halkaasay ka soconaysaa ,,,, looooooooool@merging with Somaliland ........ meel dheer ma jiraan tolkay awoowe, Awalba waa inala joogeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 27, 2012 Warya Khaatumo darwiisheed iyo British SOMALiland Benny kala joogna Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 27, 2012 Even the one whispering in the camera knows Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2012 Darwiish Jabhad bay ahayd dee ,,, not a state ,, wax fahan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 27, 2012 A man who calls the great darwiish resistance a jabhad knows nothing of Khaatumo athigu wax Fahan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2012 Ma dowlad bay ahaayeen ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted December 27, 2012 ^Wexee ahayeen raag raag daale, nimaan diig leh. They were not subject of another man nor didnt they recognised another man's authority over them in their own land.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 27, 2012 ^^ So basically they were the Greyjoys? Quote Share this post Link to post Share on other sites