sahal Posted December 26, 2012 Hooooooooooooora Guddiga diiwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo ansixinta Xisbiyada oo maanta Xaflad ku qabtay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa shaaca ka qaaday in saddexda Xisbi ee ku guulaystay inay Xisbiyo u soo gudbaan, waxaanay sheegeen inay kala yihiin KULMIYE, UCID, WADDANI. Xafladan waxa ka soo qeyb galay Hoggaamiyeyaasha sadexda xisbi qaran ee lagu dhawaaqay eek ala ah KULMIYE, WADDANI iyo UCID, waxaanay Masuuliyiintoodu ay Gudida diiwaan gelinta ka gudoomeen shahaadadii xisbiyadda. Xisbiyada soobaxay waxay Guddigu sheegeen inuu kaalinta koowaad galay Xisbiga KULMIYE ee talada dalka haya, halka kaalinta labaad uu galay Xisbiga UCID, Kaalinta saddexaadna uu galay Xisbiga WADDANI oo isagu Urur-siyaasadeed ka soo gudbay. Go’aankii Gudida diiwaan gelintuna wuxuu u qornaa sidan:- “Wuxuu Cadaynayaa 1. In xisbiga KULMIYE lixda gobo lee dalka dhammaan kaga gudbay 20%, sidaasna ku noqday xisbi Qaran 10-ka sanno ee soo socda, sida uu cadaynayo qodobka 6-da faqradiisa 2aad ee Xeer No 14/2011. 2. In Xisbiga UCID iyo Ururka WADDANI u gudbeen xisbiyo Qaran iyagoo buuxiyay shuruudaha ku qeexan qodobka 6-da faqradiisa 2aad ee Xeer No n14/2011, sidaas ayaanay ku noqdeen xisbiyo Qaran 10-ka ee soo socda. 3. Ururrada UMADa, RAYS, XAQSOOR iyo DALSAN umay gudbin xisbiyo Qaran iyadoo aad la socotaan in dastuurku cadeeyay inuu dalku yeelanayo saddex xisbi oo kaliya, sidaas awgeed, ururrada UMADA, RAYS, XAQSOOR iyo DALSAN kumay guulaysan inay noqdaan xisbiyo Qaran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 26, 2012 Congratulations ... and the presidency is NEXT Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted December 26, 2012 I thought waraabe inuu u tanaasule for the other guy, mise it was just politics Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 26, 2012 UCID = Faysal & Faysal = UCID Xaggeed u kala wadaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 26, 2012 How did he overcome this conspiracy??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 27, 2012 Somalia;902186 wrote: How did he overcome this conspiracy??? through his determination and commitment Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 27, 2012 Sultan Faisal is undefeatable when it comes to his party , he just does bad during the presidential election but he found a candidate for the presidential elections in 2015. i think ucid will do well in the parliamentary elections next year. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 29, 2012 Sultan Faisal Looooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted December 29, 2012 Xaaji Xunjuf;902580 wrote: Sultan Faisal is undefeatable when it comes to his party , he just does bad during the presidential election but he found a candidate for the presidential elections in 2015. i think ucid will do well in the parliamentary elections next year. I feel like i know who will vote for Wadani and Kulmiye already, UCID can make things interesting. I'm curious about how Awdal votes, Xaaji, what do you think? Having Awdal on your come elections on your side is so important. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted December 29, 2012 AfricaOwn;903098 wrote: I'm curious about how Awdal votes, Xaaji, what do you think? Having Awdal on your come elections on your side is so important. How many electoral colleges does it give? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 29, 2012 AfricaOwn;903098 wrote: I feel like i know who will vote for Wadani and Kulmiye already, UCID can make things interesting. I'm curious about how Awdal votes, Xaaji, what do you think? Having Awdal on your come elections on your side is so important. it depends on the running mate from Awdal the current kulmiye has the main clan from lughaye and seylac and large sections of baki as the the running mate i think that will stay the same Wadani has the same clan as Rayaale when it comes to the running mate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted December 30, 2012 I think the presence of Faisal in Somaliland is important. because of him democracy survived . during Rayaale and siilanyo quarrels he was the one who stood up for rule of law. No without him their is no opposition. He is interested in rule of law , will be much better than Siilaanyo and Cirro.I think Awdal will vote for ucid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 30, 2012 Even Sool will vote for him. i would advise him to have Sool VP. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 30, 2012 ^^ Thats risky he should stick with a vp from Awdal Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 31, 2012 he has to break the stereo-type and pick someone from beelaha laga tirada badan yahay Quote Share this post Link to post Share on other sites