oba hiloowlow Posted December 26, 2012 Kaartadii Kenya oo fashilntay. Dowladda kenya ayaa ilaa 2004 markii lagu soo dhisay Dalkeeda dowladdii Imbagati waxay geed dheer iyo mid gaaban u kortey hanashada, Xeebaha Koonfureed ee dalka Soomaaliya. Waxaa jirta sharciga Caalamiga ah in laba dal oo kasta ay u dhaxayso qiyaas 2OO Mile oo loogu talagalay ama la yidhaahdo Biyaha Caagan, qiyaastan labada dal midkoodna si gaar ah uma isticmaali karo biyahaas, waxaan ka ahayn, Maritaanka iyo Kaluumaysiga caadiga ah. Hadda dhul badeedka Soomaaliyeed ee ku aadan magaala Xeebeedka Kismaayo ayaa waxaa jirta in qolyaha Sahamiya Khayraadka iyo Shidaalku ay ku sheegeen Ceel aad iyo aad u weyn oo saliida ku jirtaa ay ka badan tahay mid ku jira laba Gobol oo Khaliijka ah, haddii ay Kenya dhankeeda Soo marsatana ay noqonayso Dowladda Ugu qanisan ama ugu Hodansan wadamada Afrika Kenya ayaa Ciyaartay Door labaad ay doonayso inay ku qasabto Dowladda Cusub inay kula gorgortanto, Xuduudaha dalka Gobollada ay Ciidamadoodu xooga ku soo galeen iyo arrimaha Siyaasadeed ee ay ka dhex oogtay, Qaxoontiga iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkeeda ku nool. Waxaa ay Kenya markii Ciidamada Dowladdu u dhaqaaqeen Degmada Shalanbood u soo sawirantey Riyadeedii oo beenoowdey, ka dib ayay ciidamadeeda oo dhan ugu yaraan Ciidamo lagu qiyaasay, 20,000 oo ciidana ayay gelisay Magaalada Kismaayo, iyada oo 100Km dhaafin weyday markii hore Kooxda alshabaab oo ah Jabhad diimeed ka dagaalamaysay Gobolladaas awoodeeduna aysan ka badnayn, Qoryaha saaran baabuurta yaryar iyo qori gacmeed iyo baasukayaal, tiro ahaana gaaraya ilaa 2000 askari. Duulaankii iyo qabsashadii Kenya Kismaayo waxay u adeegsatey, Ciidamadeeda Badda, Dhulka, Cirka iyadoo weliba kaashanaysa, Kumanaan Soomaali ah, oo ay iyadu soo tababaratey, kana soo uruursatey, Gobollada Somali kenya, iyo Somali galbeed taas oo ujeedkoodu ahaa iney ka dhigato Buundo ay kaga gudubto ujeedooyinkeeda gaar ahaaneed, waxaa hore u jirtey in kenya laga codsadey iney ka mid noqoto ciidamada Soomaaliya caawimanaya dowladeeda balse ay hadal cad ku diiday maantana ay qaadatey magaca Amisom keliya, balse marka ay ka hadleyso ay ku tilmaanto ciidankeeda,“Kenya Defense Troops” oo aysan kama amarqaadan midowga afrika ciidamadeeda iyo taliyayaasheeda midnaba. The whole Article http://shaaciye.com/?nid=8741 Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 26, 2012 Oba, Unnuka waa dadaalayaan. halkaas ka sii wada ..... ninkii Dr Hiraabe xagguu ka baxay horta? he was Funny man Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 26, 2012 lol@sahal, somali oo dhan is against this. dr Hiiraabe kulaha lool muxu so bartay aa? I know the man personally he lives in sweden he is a big baaaacaaac man nothing else and he dont speak for anyone Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 26, 2012 Dr Hirabe was big contributor to Shaciye ..he may ahve joined Culusow cabinet .. who knows Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted December 26, 2012 Oba, don't sully the honest cause of defending our waters with this qabiil cantarabaqash waryaa. This sick author just twisted the whole cause to be anti-J/land and then started rambling on about refugees. Not once did he mention how Kenya's ocean-grabbing has been foiled. Fadlan, next time keep this rubbish where it belongs in the dustbin, i.e. shaaciye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khadafi Posted December 26, 2012 Oba that man Dr Hirabe is close relative of mine from my mother side, his bacaac is quite funny lol! Uppsala oo dhan wuu waalay! lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 26, 2012 lol i dont get it haatu what qabiil cantarabaqash read the whole Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 26, 2012 Khadafi;902215 wrote: Oba that man Dr Hirabe is close relative of mine from my mother side, his bacaac is quite funny lol! Uppsala oo dhan wuu waalay! lol oday waalan weeye Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 27, 2012 oba hiloowlow;902241 wrote: oday waalan weeye ninkaan waa ninkii Abdullahi Yuusuf dabka ka shiday ,,,,,,,,,,,,,, oo u bixiyey 'ma quuste' Quote Share this post Link to post Share on other sites