Saalax Posted December 21, 2012 Wasaradihii Puntland Oo Korontadii Looga Goostay lacag La’an Awgeed Boocame Online (Garoowe) Waxaa shalay iyo maanta korontadii laga goostay inta badan Xarumihii Wasaaradaha Maamulka Puntland ee Garoowe.Warkan ayaa soo baxay kadib markii la sheegay in hore digniino Wasaaradaha loo siiyey inay bixiyaan biilashii lagu lahaa 4tii bilood ee lasoo dhaafay. Hay’ada Korontada ee Nugaal Electric Company (NEC) ayaa shalay gebi ahaan korontada ka jartay xarunta Dalxiiska ee magaalada Garowe. Xaruntan oo ay ku yaalaan inta badan Wasaaradaha maamulka Puntland. Wasaaradaha korontada laga jaray waxaa kamid ah: 1- Wasaaradda Arrimaha Gudaha 2- Wasaarada Amniga 3- Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta 4- Wasaaradda Haweenka 5-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalah & Sportiga 6- Wasaaradda Duurjoogta iyo Deegaanka 7- Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Puntland Dhamaan xarumahan ayaa shalay laga jartay Korontadii kadib markii ay bixin waayeen biilashii lagu lahaa, afartii bilood ee lasoo dhaafay halka qaar Wasaaradaha loo haysto muddo 5 bil ah in lacagta laga sugayey oo digniin loo dirayey. Waxaa ayaduna maanta Korontadii laga goostayWasaarada Duulista Hawada ee Puntland oo xarunteedu ku taal bartamaha magaalada Garowe. Waxaana la sheegay in ayan iska bixin korontadii 4tii billood ee lasoo dhaafay. Dhanka kalena shaqaalaha iyo ciidamada maamulka Puntland ayaan helin wax mushahar ah saddexdii bilood ee la soo dhaafay. Boocame Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 21, 2012 http://www.boocameonline.com/index.php/2012/12/21/wasaaradihi-puntland-oo-dhamaan-dabka-lagajaray-shaqaalihii-maamulkaas-oon-mushahar-helin-3-bilood/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 21, 2012 From a Khaatumo outlet, war stop the obsession with Puntland, what is this, the 5th thread in 24 hours? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 21, 2012 LOOOOOOOL saalax my irir brethren this is too much. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 21, 2012 Oba, Wasaaradda Deegaanka iyo Duurjoogta is under construction, it doesn't even exist at the moment... :D:D http://www.dunidaonline.com/index.php?id=7951 Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 21, 2012 looool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 21, 2012 What's next, Puntland's toilets are cloaked. Ministers can not sh!t Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 21, 2012 Somalia Are you saying Khaatumo websites are 100% false? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 22, 2012 Question is, where is the money? Is Faroole saving for an one way ticket out of Puntland! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 22, 2012 Che -Guevara;901152 wrote: What's next, Puntland's toilets are cloaked. Ministers can not sh!t http://horseedmedia.net/2012/12/21/wasaaradihii-dowlada-puntland-oo-korontada-laga-goostay/ It seems that goverment staff, soldiers haven't been paid for months. What's is going on? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 22, 2012 Saalax;901154 wrote: Somalia Are you saying Khaatumo websites are 100% false? Not all but most like AllSSC for example once Saado Cali got into an accident, they said Faroole killed her in a conspiracy, they of course had to retract the story once they found out she was alive. It looks like their bs motives have now been taken on by biased websites in the Puntland arena like HorseedMedia which sadly might invalidate the real and legitimate criticisms people like myself might have of Faroole when garbage like this is put out.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted December 22, 2012 Waryaa Somalia, just because horseed media has reported it does not make this story untrue. Horseed media kheer maqabeyaal weeye, but Faroole's mismanagement of the affairs of the Puntland government should always be highlighted. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sakata Posted December 24, 2012 Ok this is unexpected... Quote Share this post Link to post Share on other sites