Jacaylbaro Posted December 19, 2012 Hay'adda Maraykanka u qaabilsan horumarinta Caalamiga ah ee USAID oo kaashanaysa Wasaaradda Ganacsiga ee Somaliland iyo Rugta Ganacsiga ayaa Maanta Somaliland ku soo bandhigtay Daraasad dhiirigelinaysa Maalgashiga Debedda iyo Fursadaha ka banaan Somaliland gaar ahaan dhinaca maalgashiga. Daahfurkan ayaa qeyb ka ah mashruuc ay Hay'addani ugu talo gashay kobcinta dhaqaalaha oo ku kacaya illaa 13 Million oo Dollar. Listen to the program here: http://www.voasomali.com/content/article/1567311.html?utm_source=dlvr.it&utm_medium=facebook Quote Share this post Link to post Share on other sites