Saalax Posted December 19, 2012 DOOD FURAN: Madaxweynaha Dowladda Federaaka Soomaaliya Maxuu Puntland Isaga Indha Tirayaa? Muqdishu (RBC Radio) Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamuud waxa uu socdaalo ku kala tagay Gobolada Bay iyo Hiiraan kuna booriyey waxyaabo badan ay ugu weyn tahay in ay Maamul ay Sameystaan.Maamulka Puntland ayaa qeyb ka soo qaatay dhismaha hanaanka dowladda manta jirta, madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole uu ka dagaalamay inay dib u soo noqdaan madaxdii xukuumaddii middaan ka horeysay, waxuu soo dhoweeyey doorashadii madax-weyne Xasan Shiikh Maxamuud, waxaa kale uu soo dhoweeyey sidaasoo kale markii uu magacaabay Ra’iisal wasaarihiisa Saacid Shirdoon isla markaasna ay Puntland ka dhaceen banaan baxyo lagu taageerayo madax-weynaha cusub, xukuumadda, barlamanka. Puntland lagama hayo wax lid ku ah ama mucaarrado oo ku wajahan maamulka dowladda Federal-ka….Dhinaca kale Xasan Shiikh Maxamuud madaxweynaha Federal-ka ilaa iyo intii la doortay mar keliya iska daa inuu booqdee magaca Puntland afkiisa lagama hayo, dhowr jeer wuxuu Ammaan u soo jeediyey Somaliland oo uu ugu yeeray “DOWLADA SOMALILAND” oo rabta inay ka go’do Soomaaliya inteeda kale isagoo ku ammaanaya sifayaasha maamulka Puntland kuwa la mid ah iyadoo ay Puntland ka tirsantahay federalka. Madaxweyne Xassan waxa uu Safarkiisii ugu danbeeyey uu ku gaaray dalka jabuuti uu kula kulmay Madaxweynaha Somaliland.Marka ma la oran karaa madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Puntland Colaad buu u qabaa?Mase la oran karaa waxa ay gashay Puntland Qaladaad kala fogeeya Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 19, 2012 http://www.raxanreeb.com/2012/12/dood-furan-madaxweynaha-dowladda-federaaka-soomaaliya-maxuu-puntland-isaga-indha-tirayaa/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 19, 2012 I don't think Puntlanders care about who Hassan Sheikh visits as long as he does not oppose/steal any funds destined to Puntland for development or decisions taken by Puntland government that is in accordance with the law, for example in the security sector. He'll be visiting once he finds out Faroole is staying for another year. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 19, 2012 iska daa inuu booqdee magaca Puntland afkiisa lagama hayo dhowr jeer wuxuu Ammaan u soo jeediyey Somaliland oo uu ugu yeeray “DOWLADA SOMALILAND” isagoo ku ammaanaya sifayaasha maamulka Puntland kuwa la mid ah waxa uu Safarkiisii ugu danbeeyey uu ku gaaray dalka jabuuti uu kula kulmay Madaxweynaha Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 19, 2012 They feel left out first losing the pm and now thIs Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted December 19, 2012 Our Puntland brothers love to be the center of attention, don't they? I think because Puntland has the least problems in Somalia, it is not a priority issue for the president. Xassan Shiekh would rather spend his precious time on pressing issues like the Jubbaland project than have a tea with Faroole. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 19, 2012 ;Puntlander wrote: iska daa inuu booqdee magaca Puntland afkiisa lagama hayo dhowr jeer wuxuu Ammaan u soo jeediyey Somaliland oo uu ugu yeeray “DOWLADA SOMALILAND” isagoo ku ammaanaya sifayaasha maamulka Puntland kuwa la mid ah waxa uu Safarkiisii ugu danbeeyey uu ku gaaray dalka jabuuti uu kula kulmay Madaxweynaha Somaliland Jacaylbaro;900404 wrote: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted December 19, 2012 So, according to our secessionist brothers here, Raxanreeb news portal is PL's official mouthpiece eh? The obsession is taking toll on you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 20, 2012 Maybe you should tell us about Raxanreeb then ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 20, 2012 Xaaji Xunjuf;900421 wrote: They feel left out first losing the pm and now thIs XX adna intaas baad ku baashaalaysaa miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 20, 2012 Jacaylbaro;900612 wrote: Maybe you should tell us about Raxanreeb then ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 20, 2012 It appears our brothers in the North are bit obsessed with Faroole and Puntland . Mr Somalia had a point Quote Share this post Link to post Share on other sites