Somalia Posted December 21, 2012 The Zack;901039 wrote: Who are Siyadists? Of course we won't mention that Siilaanyo and pretty much anybody in SL were Kacaanists. Siyad's own personal doctor is a head of political party in SL LOL. :D So true Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 22, 2012 The Zack;901171 wrote: LOL@Hiding behind. War Siilaanyo is a unionist waadan ogeyne. Not the kind of Unionist who favour to form a Union with Kenya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 22, 2012 Carafaat;901203 wrote: Not the kind of Unionist who favour to form a Union with Kenya. I like how u change subjects when pwned. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 22, 2012 Profosor'ku waa nin hadal macaan markii idaacad laga waraysto laakiin laba waayar oo muhiim ah yaa maskadiisa ka maqan Shacabka waqooyi asagaa afduuban wuxuuna u baahan yahay nin adag wadani ah calaacal iyo calool jileecna aqoon,waan qadh qadhay iyo kilaygay baan noqday sumacadiisa waxbay u dhimaysaa,marka danbana wuxuuba gaari doonaa in idaacad soo wacdaba la waayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted December 22, 2012 I haven't had the opportunity to see this man's speeches but so far from the little I have seen both in English and Somali, he comes across as not being too bright, may be I'm biased but he's another typical Somali professor. Ninku macaqli badna, I sense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted December 24, 2012 Carafaat;901005 wrote: Zack, as you are aware Prof Samater and Galeyr were the last high level opponents originating from Somaliland who oppossed Somaliland. Their supports only proves that Somaliland is here to stay, irrelevent of Siyadist wet dreams of Somaliland dissapearing. Waar adigu miyaad na ictiraaftay? Haddii adiguba aad na aqoonsatay waa guul Somaliland ay gaadhay. One nay sayer at a time is the policy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted December 24, 2012 When prof. Samatar was campaigning for Hiil qaran in early may he did big speech about the future and how Somalia is in the crossroads. he said (dad baa qaba in ay somaalinimadii dhimatay oo baabaday, anigu waxaan rumaysnahay in dhaawac badani gaadhay oo weli la badaadin karo). reer koonfurku wax welba waxay u haystaan hadal la iska yidhi. waxa uu yidhi waar Soomaaliyey is daba qabta, Folks this wasn't an academic exercise, it was a real diagnosis of the issue. every thing is a game for you guys. you seem to think every body is a professor, by the way he is not geography prof, he teaches political economy and the first black man to become a dean of a white university. reer puntland kan ina wareeriyey iyo reer suoth kan hadii maanta lagu wareejiyo xagay gayn dalkan. . shan reer koonfur ah iyo intaas in leeg oo reer puntland ah ayaa madax noqday. koob shaaha ma caanayn. Weligiinba is bedbedela, Samatar wuu soo taabtay, wuxuu arkay prof. wada bug ah oo meesha ordaya.hadiiba ay dhacdo mustaqbalka in la isku biiro waa in Caasimada Hrgeisa la keena. u malayn maayo qof reer Soomaliland ah ayuun baa diyaarada marba meel u raaci lahaa ayadoo dadku gaajo iyo macaluul u dhimanayaan. ku jira ciyaarta oo xukunka iku bedbedela ilaa qiyaamaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 24, 2012 Galbeedi waa fikir ku noqosho u baahan inaad u aragto in somaliland ku taalo bartamaha scandinavian,soomaali waa soomaali bari iyo galbeed koofur iyo waqooyi kuwa istiqraarka helay ama nabada, alaha u siyaadiyee wakhtigoodii waxay ku lumiyeen siday ugu heesi lahaayeen calan aan aduunku aqoon u lahayn,wiil ama gabar gaajaysan oo macaluuli hayso hadii tv'ga laga daawadana la odhan maayo waa reer koofur ee waa soomaali aydana xisaabta ku darso saaxiib. Profosorku wuxuu is lahaa waxaad tagaysaa ama hogaamiye sare ka noqonaysaa meel dhisan ama miami geeska africa ku taala in badan buu idaacadaha ka hadlay wadankana ka maqnaa xaqiiqda dhabtaana lama socon,markuu dhaxamoodayna waraaqihii hiil qaran hiil qurun bay noqdeen,si kastaba nin aqoon leh waa loo baahan yahay xataa haduu wareersan yahay Tan caasimada hargaysa, caasimad ma noqon korto waayo xaduudkaa ku dhaw laas caanood baa igala macquulsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 25, 2012 Professor Samatar come home son there is nothing for you in Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted December 25, 2012 Markii shirkii Carta la regeyey ayaa Allah ha u naxariistee Cigaal waxa u yimid Mohamed abshir Haamaan talana waa la isla meel dhigay. in Baarlamaanka carta lagu soo doorto cigaal loo keeno, oo la yidhaahdo idinku lixdankii baad noo keenteen anaguna hadaanu wadnaa ee wax ka yeel , madaxweyne noqotayaa wixii kaleba, caasimad nabad ah waad joogtaaye. markii dJIBOUTI LAGU DOORTAY BAARLAMAANKI C/qaasim iyo rag kale ayaa la aaday hotel xamar ku yaala oo xabadi wiifta ka dul hayso. markii 20111 kii Shariifku taangiga unisom ku dhuumanayey ayaa oday waayeela oo saaxiibkay ah oo reer hatgeisa ah ayaa yidhi " adeer maanta ninkani sow kursi dhiigle kuma fadhiyo, haa, ma saldanad uu luminaya ayaa jirta hadii uu kursiga ka dego , waa maya. hadaba adeer hadaad tidhaahdo maanta bahashn aynu qaado oo siday u dhan tahay aynu Hargeisa geyno, kaa yeeli maayo. sidaa uu diyaaradaha u raacayo eee madaxweyne la lleeyahay waxba ugama damayso. dhamaantood waa sidaa. kurbaba ma hayso. nin jawhar iyo baoidhabo ku dhashy aragtidaa dheer ee umaddan geeska joogta ma garan karo. dawladnimadii reer woqooyigu keenan ma garan karo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 25, 2012 gooni;901840 wrote: Galbeedi waa fikir ku noqosho u baahan inaad u aragto in somaliland ku taalo bartamaha scandinavian,soomaali waa soomaali bari iyo galbeed koofur iyo waqooyi kuwa istiqraarka helay ama nabada, alaha u siyaadiyee wakhtigoodii waxay ku lumiyeen siday ugu heesi lahaayeen calan aan aduunku aqoon u lahayn,wiil ama gabar gaajaysan oo macaluuli hayso hadii tv'ga laga daawadana la odhan maayo waa reer koofur ee waa soomaali aydana xisaabta ku darso saaxiib. Profosorku wuxuu is lahaa waxaad tagaysaa ama hogaamiye sare ka noqonaysaa meel dhisan ama miami geeska africa ku taala in badan buu idaacadaha ka hadlay wadankana ka maqnaa xaqiiqda dhabtaana lama socon,markuu dhaxamoodayna waraaqihii hiil qaran hiil qurun bay noqdeen,si kastaba nin aqoon leh waa loo baahan yahay xataa haduu wareersan yahay Tan caasimada hargaysa, caasimad ma noqon korto waayo xaduudkaa ku dhaw laas caanood baa igala macquulsan laascaanood iyo hargeysa isku in bay u jiraan xuduuda lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 25, 2012 Sheeko dhawaan Muqdisho ku dhex markay Gudoomiyaha Xisbiga Hiil Qaran: Prof. Axmed Cismaaciil Samatar, iyo Muuse Suudi Yalaxoow, Sheekadii waxey u dhacday Sidan: Dhawaan waxa Muqdisho gaaray gudoomiyaha Ururka Hiil Qaran Pro: Samatar iyo xubno badan oo ururkaas ka mida, hasa yeeshe Muuse Suudi Yalaxow ayaa Hotel Saxaafi ku arkay Prof Ahmed Ismaaciil Samatar oo ku casuumay inuu kala qeybgalo shirar uu ku qabanayay Hotelka, markaas ayuu Muuse Suudi Samatar waydiiyay::” muxuu ku saabsan yahay Shirka? Adigasa yaad tahay? Muxuu ujeedkaagu yahay? Ka dibna wuxuu Samatar u sheegay inuu yahay Prof wax ka dhiga Jaamacad ku taal Mareykanka, sidoo kalena uu doonayo inuu isu sharaxo Madaxweynenimada Somalia. Muuse Suudi Yalaxow ayaa ku yiri waa Mahadsan tahay laakiin aan is baranee qabiilkaada yaa waaye? Wuxuu ugu jawaabay Prof Samatar, waxaan ahay **********? Wuxuu Muuse ku yiri “ ********** walee maaha qabiilka dega Borama, Saylac, Lughaye iyo Gabileey? Markaas ayuu Prof Samatar ugu jawaabay Haa Dhulkaas oo dhan ayaan degnaa! Wuxuu Muuse Suudi ku yiri, Borama Garoon ma leeyahay? Wuxuu ugu Jawaabay Maya malaha! Yalaxow oo hadalkiisa sii wata ayaa ku yiri Dekadaha Saylac iyo Lughaye ma shaqeeyaan? Wuxuu ku jawaabay Prof Samatar maya ma shaqeeyaan! Wuxuu Muuse Yalaxoow u sii raaciyay, Degaankaaga iyo dadkaaga goormee kuugu dambeysay? Wuxuu ku jawaabay Ahmed Ismaaciil Samatar, Labaatan sano iyo ka badan? Wuxuu Muuse ku yiri HADA MA TAGI KARTAA AWDAL IYO MAHAAD KU DHALATAY? Wuxuu ku jawaabay Maya!! Wuxuu Muuse u raaciyay, Maxaa u sababa? Wuxuu yiri malahan Garoon diyaaradeed, waxaana dhulkaas heysto ***** oo aan qadiyada isku diidanahay! Muuse Suudi Yalaxoow ayaa yaabay!!! Wuxuu yiri, Ahmed Ismaaciil Samataroow ma waxaad I leedahay Madaxweynaha Somalia ayaan rabaa, meeshaan ku dhashayna ma tegi karo, Garoon aan ka degana ma dhisan karo, dadkeeygana labaatan sano ka badan ma arkin? Prof Samatar oo wejigiisa isbedelay ayaa yiri Muuse aniga nin aqoonleh baan ahay qabiil maahi” Muuse ayaa qoslay oo yiri “Eebow xeey tahay aqoontaad heeysato”? Samatar ayaa ugu jawaabay waxaan heystaa derajada ugu sareeyso Cilmiga ee PHD! Muuse oo qoslaa ayaa ku gaabsaday Cilmiga qofoow galoow u baahan yahay, aniguse waxaan leeyahay PHD mineey saas tahay, PHD XAAL QAADO? Prof Samatar oo yara careeysan ayaa ku yiri, Muuse ma waxaad rabtaa inaad iga dhigtid dagaal ooge sida adiga? Muuse Suudi Yalaxow oo qoslaa ayaa ku yiri “AREEY minaad wax qaban kartid dadkaada u qabo, Mugaad Boorame garoon u dhisto, Saylac dakaddeeda furto, iiga sheekeey aqoontaada , HADII KALE Ha is wareerin, taasi aqoon maaha xambadna kugu tari meyso, ee ANAA KULA YAABEE, UMADA KALE YEEY KULA YAABINE, Ilmahaaga iska korso, SOMALI XABAD UMA QABAN KARTIDE. Hadalkaas Muuse Suudi Yalaxow, wuxuu dhegaha Prof Ahmed Ismaaciil Samatar ku dhacay waxyar kadib markii Prof. Cali Khaliif Galeydh ku yiri “Ilma Samataroow waxaad tihiin Dalanbaabi aan dadkooda taageero ka heysan. ee markaad taageero ka heshaan ragga la sheekeeysta.” Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka xanaaqay hadalka Prof Galeydh ayaa bilaabay inuu caayo Khaatuma State hasse yeeshee Prof Galeydh wuxuu ku adkeeysanayaa inuu Somalia waxba ka noqon Karin qof aan dadkiisa iyo degaankiisa dhibka la wadaagin. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 25, 2012 galbeedi;902024 wrote: Markii shirkii Carta la regeyey ayaa Allah ha u naxariistee Cigaal waxa u yimid Mohamed abshir Haamaan talana waa la isla meel dhigay. in Baarlamaanka carta lagu soo doorto cigaal loo keeno, oo la yidhaahdo idinku lixdankii baad noo keenteen anaguna hadaanu wadnaa ee wax ka yeel , madaxweyne noqotayaa wixii kaleba, caasimad nabad ah waad joogtaaye. markii dJIBOUTI LAGU DOORTAY BAARLAMAANKI C/qaasim iyo rag kale ayaa la aaday hotel xamar ku yaala oo xabadi wiifta ka dul hayso. markii 20111 kii Shariifku taangiga unisom ku dhuumanayey ayaa oday waayeela oo saaxiibkay ah oo reer hatgeisa ah ayaa yidhi " adeer maanta ninkani sow kursi dhiigle kuma fadhiyo, haa, ma saldanad uu luminaya ayaa jirta hadii uu kursiga ka dego , waa maya. hadaba adeer hadaad tidhaahdo maanta bahashn aynu qaado oo siday u dhan tahay aynu Hargeisa geyno, kaa yeeli maayo. sidaa uu diyaaradaha u raacayo eee madaxweyne la lleeyahay waxba ugama damayso. dhamaantood waa sidaa. kurbaba ma hayso. nin jawhar iyo baoidhabo ku dhashy aragtidaa dheer ee umaddan geeska joogta ma garan karo. dawladnimadii reer woqooyigu keenan ma garan karo. Hargaysa waligeed diyaar uma noqon inay somaaliya hogaan iyo caasimad'ba u noqoto suurta galna ma ahan inay qof xanuunsan daawo iyo raali galin weydiiso Kursiga hadii muqdisho laga qaadana baddu soo durki mayso galbeedow Marnaba awoodeedii way yeelan waayeen,cidina madaxa ka dhukan mayso madaxweyne afrikaana diyaarad uma raaco siduu saldanadiisa u wareejiyo walina lama maqal xataa haduu dhiig ku fadhiyo,ayagay u taalaa inay qoys aan darajo xidhan karin noqdaan,ama qaran darajo leh Cigaal alha u naxariistee tolka wuxuu kula dardarmaay inaan ingiriiska laga hadhin ilaa uu dib u aqoonsado s/land, wadani qowmiyad balaaran jecel kuma maqal,haday wax kale jiraana allaa og. profosor samatar jaamacada camuud mar un ha booqdo snm iminka aad bay usoo dhawaynaysaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted December 25, 2012 Oba, saaxiib arintan aad soo qortay AWdal state oo Pro. Samatar dacaadaynaysa ayaa soo qortay. Anigu ma qabo in qof lagu eryadu qabiilkaaga maxaad u qabatay. Casharadan saxaafada la idiin marinayey sanadkan oo dhan no money can buy. mida kale xamar lagu joogo ciidan usc ee waxa lagu joogaa awooda unisom. Shariifku during his term he did visit even Balcad. as soon as he lands from the airport he is taken by aminson tank to the villa, so , I deos not mather whether you are from Borama or xamar. also being surrounded by tribal militia or foreign army doesn't bring stability. your uncle Aidid captured Gaakacayo to Kismayo, finally he was killed one of his nephews. How about Abdilahi yusuf with 30,000 Ethiopian troops, dhiigii uun buu sii badiyey. to take 100 dollars of a solders salary from mogadishu to hiiraan is a big task. dawladnimadu wasiiro iyo madaxweynayaal diyaardaha raaca wey ka weyn tahay. Ina Samatar oo kale hadaad heli lahaydeen burburka iyo dhibta waad ka bixi lahaydeen. waar umadan hala badbaadiye xukunkan iyo wareerkan iska daaya oo fadhiista , miyaydaan bani aadam ahayn labaatan sano ayaad kor u dhaafteen weli , it is like nothing happen. Beelaha D iyo H ba walaalayaal fadhiista koob shaaha ma caanaynaysaane. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 26, 2012 [quote= Muuse Suudi Yalaxow oo qoslaa ayaa ku yiri “AREEY minaad wax qaban kartid dadkaada u qabo, Mugaad Boorame garoon u dhisto, Saylac dakaddeeda furto, iiga sheekeey aqoontaada , HADII KALE Ha is wareerin, taasi aqoon maaha xambadna kugu tari meyso, ee ANAA KULA YAABEE, UMADA KALE YEEY KULA YAABINE, Ilmahaaga iska korso, SOMALI XABAD UMA QABAN KARTIDE. :D Run Badanaa ...kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites