Xaaji Xunjuf Posted December 16, 2012 Shirkad Ganacsi oo mooska Ka dhoofisa dalka oo laga furay Muqdisho 16, 2012 Muqdisho(Sh.M.Network)—Shirkadaan oo ah Shirkad Ganacsi isla markaana dhoofin doontaa Mooska Soomaaliya ayaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho Fruit Som Shirkaddaan Lamagac baxday ayaa qorshuhu yahay in ay noqoto shirkad ay ku soo hirtaan Beeraleyda Soomaaliyeed dhamaantood islamarkaana ay noqoto Shirkad iyadu dhoofisa Mooska Munaasabadda Lagu furayay Shirkaddaan oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin kala duwan oo ubadan Masuuliyiinta Shirkadaab ayaa waxa hadallo halkaasi ay ka jeediyeen ay ku muujiyeen sida ay uga go’antahay in Beeraleyda Soomaaliyeed ay shirkaddani unoqoto dallad ay dugaashadaan Sheekh Cismaan oo ah Guddoomiyaha Shirkaddaan oo ugu horeyn Munaasabadda ka hadlay ayaa shaaca ka qaaday in Shirkadda qorsheheedu yahay isku xirka Beeraleyda iyo sidi ay si wada jira isaga kaashan lahaayeen Dhoofinta Mooska ama iib geynta dalagyada dalka Gaar ahaan Mooska Ugu dambeyn waxaa halkaasi hadl ka jeediyay Sheekh Cali wajiis oo ka mida Masuuliyiinta Shirkadaasi oo isagoo ku hadlaya afka carabiga sheegay in Soomaaliya ganacsiga nuucaan oo kale ay ugu dambeysay Sideetamaadkii iyo todobaatameeyadii wixii ka dambeeyana dalka duruufihii ka jiray ay meesha ka saareen dhaq dhaqaaqyadaasi isagoo tilmaamay in dad ubadan beeraley kulmay in ay keeneen fikirkaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 16, 2012 good stuff Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted December 16, 2012 With the amount of moos somalis consume I would be surprised if there is any left to export Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted December 16, 2012 Somali philosopher;899708 wrote: With the amount of moos somalis consume I would be surprised if there is any left to export We consume so many because moos is our national fruit. Early 90s I Once saw in a supermarket in Holland qare (Xabxab) that had the Somali export sticker SomaliTa. I was so proud that I bought two watermelons on the spot. We ate one and second one we displayed in our kitchen about a week showing it to every Dutch person that came our home:D Glad to hear that Somali fruit farmers are starting to exporting once again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted December 16, 2012 ^^ lol at displaying the qare, never heard of xabxab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted December 16, 2012 Philosopher, in the Northwest of Somalia they call Qare Xabxab:D:D Now you have learned another Somali word. Hadii aad Hargeysa tagtid, Qare ha odhan ee waxaat tidhaahdaa Xabxab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted December 16, 2012 Alright thanks will do Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 16, 2012 mashallah waa war lugu farxo. Casimadeena Mugadishu iyo Somalia oo dhanba waxaan u rajaynaya horumar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khadafi Posted December 17, 2012 Really Great News! Nice to hear that the agriculture in Somalia is starting to blossom..! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted December 17, 2012 Showqi;899734 wrote: Philosopher, in the Northwest of Somalia they call Qare Xabxab:D:D Now you have learned another Somali word. Hadii aad Hargeysa tagtid, Qare ha odhan ee waxaat tidhaahdaa Xabxab. Xabxab is not Somali it's an Arabic loan word. The proper Somali word is qare. They do the same thing with the word for spoon as well; they call it malqacad which is also Arabic whereas the Somali word is qaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites