Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

President of Somalia hassan sheikh Mahamuud arrives in Djibouti

Recommended Posts

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo U Ambabaxay Jabuuti

 

Published on December 16, 2012

(Axad, Desember, 16, 2012 Muqdishu, Soomaaliya) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta wuxuu u dhoofay Jamhuuriyada Jabuuti si uu uga qeyb galo Sanad Guuradii 40 aad ee ka soo wareegtay markii la hirgeliyay in luuqada af Soomaaliga la qoro.

 

Wafdigan uu Madaxweynaha hogaaminayo ayaa ka kooban shaqsiyaad kuxeel dheer luuqadaha( LuuqadYaqaano) iyo Gudoomiyayaal Jamacadeed. Munaasabadan ayaa waxaa lagu wadaa in ay ka dhacdo caasimada Jabuuti ayna kasoo qeyb galaan shaqsiyaad aad ugu xeel dheer dhaqanka iyo Afka- Soomaaliga.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ayaa wuxuu shaagey”waxaan ka shaqeyn doonaa dib-u-soo nooleynta adeegsiga far Soomaaliga mar walbo in aan hormariyo waxbarashada waa howlaha igu muhiimsan” Sidoo kale wuxuu sheegay in horumarinta Afka- Soomaliga iyo dhaqanka ay muhiim u tahay midnimada shacabka Soomaaliyeed.

 

Lixda tiirar siyasadeedka Madaxweynaha wuxuu ku qeexay tiirka afaraad in la hagaajin doono qaabka wax barashada ee Soomaaliya taasna ay horseedi doonto midnimo iyo wadananimo. Lixda tiirar siyasadeed ayaa waxaa ku qoran qorshaha siyaasadeed ee Madaxweynaha.

 

 

 

Malik Abdalla’

 

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Villa Somalia,

 

Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia President in Djibouti to attend the 40th anniversary of Somali writing

 

Published On: Sunday, December, 16 2012 - 17:33:57 T

 

 

Somalia President Hassan Sheikh Mohamud is in Djibouti to attend the 40th anniversary since the Somali language was written down.

 

The President is leading a delegation of Somali linguists and other academics to the function which will be held from 17th- 22ndDecember according to a press statement from the Presidency.

Hassan was quoted by the statement saying he will do a lot to re-establish the use of the written Somali.

He added that it’s for the betterment of the Somali culture and the people’s unity.

Somali-speaking PEN Club, which organized the ceremony, has invited leaders from Somalia, Somaliland, Puntland, Somali region of Ethiopia and North Eastern province of Kenya.

Hosting President Ismail Omar Gelle is also to attend.

The function will be used to launch the largest Somali dictionary, whose idea originated from President Gelle and was commissioned by Djibouti Institute of Languages in collaboration with Somali-speaking PEN Club.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this