Xaaji Xunjuf Posted December 14, 2012 Abwaan waxasi wa huuhaa Somaliland iyo Somalia halkeedi bay wali kala taganyihin wax is badalay anigu ma arko, uma layn mayo inay taasina wax iska badalayso. Laakin inta ka sakow waxa fiican in Somalia laa haykalki dawladnimo loo dhiso oo dawlad wanaagsan loo dhiso , Somaliland iska iloow, dawlada Somalia ba cid reer Somaliland ah kuma so darin xukumada Somalia taasa ku fariin ah. Marka wakhtigeeda sug markay SL iyo Somalia wada hadlaan taasa ka dhexeysa labada dal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 14, 2012 XX, Huuhaa labo ma ahan ee waa midda aad adigu iskugu sheekeynayso iyo mid aan jirin. Kaalay aniga isku day inaad i cammayso. Eeddo Hillary and back in February miyaa hadal ka dambeeyey? Naga daa cayaarta ninyahow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 14, 2012 Abwaan Edo Hillary waxy micne ma odhan dee shirki na waxa la yidhi walala socda in sh dalxiis lo kordhhin karin in budhcad badeedka lala dagaalamo in qariirada road mapka la raaco in shabaab la cidhib tiro in ciidamada amisom la soo kordhiyo iyo in ay Somaliland iyo dawlada kumeelgaadka Somalia ama ta badasho ay wada hadlaan ,hala wada hadlo si mustaqbalkooda siysadeed loo qeexo beesha calaamkuna wada hadalkooda way tegeereysa London intasa ka so baxday. Marka ma garanayo abwaanow dunidad ku nooshihid, anigu maxaan ku camayn abwaanow anigu ma nin dadka dhacaad i mooday xaaji dhan baan ahay oo ilaahay ka cabsanaya:D Quote Share this post Link to post Share on other sites