Abwaan Posted December 13, 2012 Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa dhameystiray Golihiisa Wasiirada, iyadoo maanta wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa lagu magacaabay Wasiiru dowlayaasha iyo wasiir kuxigeenada ka mid noqonaya Golahiisa Wasiirada. Wasiir dowlayaasha ayaa ka kooban 5-wasiiru dowle, halka Wasiir kuxigeenada ay dhan yihiin 20-wasiir kuxigeen, inkastoo min labo wasiir kuxigeen ay isugu jiraan wasaarad walba. Xubnaha min labada wasiir kuxigeen ee wasaaradaha ayaa lagu sheegay maadaama wasaaradaha ay yihiin kuwo howl fara badan horyaala ay lagama maarmaan noqotay in min labo wasiir kuxigeen la magacaabo. Xoghayaha joogtada Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Faarax Cabdi Xasan ayaa warbaahinta u aqriyay magacyada Wasiiru dowlayaasha iyo Wasiir kuxigeenada, iyadoo tiradan ay noqoneyso tiradii ugu badneyd ee min labo wasiir kuxigeeno ay yeelato wasaarad kasta. Magacyada Wasiiru dowlayaasha:- 1-Faarax Sheekh C/qaadir Wasiiru dowlaha Madaxtooyada 2-Dr Maxamed Nuur Gacal Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada 3-Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha 4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir Wasiiru dowlaha Maaliyada 5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Adeega bulshada Magacyada Wasiir kuxigeenada 1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigeenka arrimaha Dibada 2- Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada 3- Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha 4- Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha 5- Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada 6- Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada 7- Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta 8- Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta 9- Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada 10- Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada 11- Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud 12- Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika 13- Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka 14- C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka 15- Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga. 16- C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga 17- C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga 18- Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga 19- C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta 20- Ibraahim Is-aaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta. Xubnaha la magacaabay ee isugu jira Wasiiru dowlayaasha iyo Wasiir kuxigeenada ayaa ka dhigaya tirada golaha Wasiirada 35-xubnood, iyadoo Xukuumadu ay tahay mid dhameystiran. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com http://jowhar.com/news.php?readmore=156 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 13, 2012 Why so many deputies? They are going back on their previous state goal of stream lining the cabinet. There are two deputy ministers for each position? Who has seniority and how will they distribute tasks between themseleves? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 13, 2012 Waxaan qabaa in wasiiru-dowleyaasha aan loo baahnayn marka laga reebo kan madaxtooyada. Wasaaradaha Arrimaha Dibedda, Gudaha, Maaliyedda, Adeegga iyo Arrimaha bulshada madaxdii baa ka badatay ee sidee loo maamulayaa? Bal aan aragno sida taliyeyaasha amniga iyo safaaradaha loo qaabeeyo iyo shakhsiyaadka loo magacaabi doono haddii Ilaah na gaarsiiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 13, 2012 The made a meal of it. Now they will appoint two DG's for every ministry as well.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 13, 2012 General somalis are ****** people if your clan don't get a post they'll oppose the whole got damn thing there is no dan guud everybody is just thinking about his own ppl thats why- Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 13, 2012 Dissapointing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted December 13, 2012 Governing clannish Somalis is not an easy exercise. We know that much. The good news is this admin actually tried to set up limited executive cabinet. The usual suspects objected that approach and demanded changes or else. The admin resisted for awhile and now they seem to give in. War maad u hambelyeysaan oo hadaad cid caaradeysaan, maad caaradaan kuwa laga fariisan waayey ee dlabay in la kordhiyo koraasta si ay jagooyin u helaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 13, 2012 What was the purpose of having a lean cabinet? Wasn't part of the justification that it is too expensie to maintain a large cabinet? So why 35, which actually adds more confusion iyo isqabqabsi hadhow? Wasn't it better to just have 12 Ministries ( i still think health and education should have been alone) and say about 8 deputy Ministers for big Ministries. Some Ministries really don'tneed deputies at this stage. Given the small budget, they could have been a bit innovative about this. But at least nearly all the names are new and I think it is a change. Markaa ha loo duceeyo uun. What this floodgate (at late stage ) shows is that the leaders of the government are a bit slow to read the prevailing political mood and are reactive. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted December 13, 2012 It makes sense for some of the ministries, but not for others. for example, planning and finance each will need a deputy, so instead of creating 2 ministries, only 1 ministry was created, but with 2 deputies. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 13, 2012 Tiro badanaa maxaa lean government-igii la sheegayey maxaa ku dhacay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 13, 2012 lol@Taleexi.....waa iska barakoowdey dowladdii oo waa badatay. Soomaalidii soo cabaadkeedii lagama joogi waayin iyo aan iska dhex aragno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 13, 2012 Bal waayahee yaan hadal danbe oo diidmo ah dhegahaygu maqlin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 13, 2012 lol@Waa filaynaa in diidmadu halkaas ku dhammaato...Weliba waa la sii barwaaqoobayaa oo taliyeyaashii ciidammada, safiirradii, agaasimiyeyaal baa dhiman. Soomaali jago waa ka dhergeysaa insha Allaah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 13, 2012 Waan kaa shakiyey Abwaanoow ... Wax badan baad u warhaysaa , Sheekadu ma waxa weeye yaan la doogiye yaan la dacaroon. Quote Share this post Link to post Share on other sites