SOO MAAL Posted January 12, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Wareysi SomSat TV Layeeshay Prof. Cali Khaliif Galeydh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 12, 2013 U diyaar garowga sanad guurada 1aad ee Khaatumo oo kasocota Taleex January 12, 2013 | Filed under: Wararka | Posted by: admin Taleex:-(RT)Waxaa maanta si xawli ah uga soconaya caasimada Ku meel gaadhka ah ee maamul goboleedka Khaatumo ee Taleex xaflad lagu maamuusayo sanad guurada 1aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Khaatumo. Xafladan ka dhacaysa xarunta maamulka ayaa ah mid maalmahanba laga dareemayay gudaha magaalada waxaana si aad ah ugu mashquulsanaa hawl wadeeno gaar ah oo xukuumadu u xilsaartay munassabada. Munaasabadan oo ah sanad guuradii ugu horeeysay ee maamul goboleedka ee maamulka Khaatumo oo caawa kadhacaysa halka looyaqaan Berda Khaatumo ayaan ka dhacayn caasimada oo keliya balse waxaa sidookale laga xusayaa magaalooyin badan oo ku kalayaal gudaha dalka iyo dunida dacaladeeda. Ugu danbayntii ayaa waxaa xafladani looga goleeyahay in lagu maamuuso taariikhda Khaatumo oo kalhore January 12,2012 dhidibada loogutaagay magaalada taariikhiga ah ee Taleex. Isku soo wada duuboo munaasabadan ayaa waxa ay ku soo aadaysaa xilli qaybo kamid ah dhulwrynaha Khaatumo ay ka socdaan dagaalo ay Kula jiraan maamulka lamagacbaxay Somaliland oo iyagu dulaanka kuyimi”gacana xabadda ayaanu kuridaynaa gacana xafladaanu ku dhigaynaa”ayuu yidhi mid kamid ah qaban qaabiyayaasha munaasibada. Realtaleex News Desk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted January 12, 2013 Taleexi;898573 wrote: Dhalasho wacan Khaatumo. Liibaan baan ka baqayaa inuu i budheeyo haddaan dhaho Khaatumo xafladaha yareeya waa misallocated resources'e:) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted January 12, 2013 Are the parties still going. Wallee these people don't ever experience a hangover Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 12, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Soomaaliyeey dhamaanteen sumadeynu waa Khaatumee. Sacabada u wada tuma. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted January 12, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Documentary ku saabsan Sanadguuradii 1aad ee khaatumo State of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted January 12, 2013 Waddanka Saudi Arabiya oo laga Xusi doona Sanad Guuradii Maamul Goboleedka Khaatumo waddanka boqortooyada saudi arabiya ayaa lagu qabanayaa xaflad lagu maamuusayo sanad guuradiii 1aad waxaana lagu qabanayaaa bariga saudi arabia ee magaalada dammaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted January 12, 2013 Dabaal Dega Sanad Guurada khaatumo Oo meelo badan Ka Socda Waxaa Qaybo badan oo kamida Deeganada maamulka Khaatumo State iyo Guud ahaan Qaaradaha Kala Gadisan Ee caalamka maanta Si Toos ah Uga Socda Dabaal Dega Sanadguurada 1aad ee Maamulka Khaatumo State. Dabaal degan Ayaa hada Ka Bilaabmay Qaybo badan oo kamida Deeganada Dalka Gudihiisa Ah Iyoadoo habaynimada Caawa ahna La Filayo Inay Ka Bilaabmaan Qaybaha Kala Duwan ee Daafaha Caalamka. Sawirada, Muuqaalada Iyo Warbixinaha la xidhiidha Dabaal dega Sanad Guurada Khaatumo State Haka Fogaan Xafiiska Shabakada Afbakayle.com Laascaanood/Sool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 12, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Wacdarihii Taariikhiga ahaa ee TORONTO iyo Xuskii Sanadguuradii Khatumo State Xafladii Sanadguurada Khaatumo State Ee Magaalada Toronto ee Dalka Canada Waxaa xalay magaalada Toronto Lagu qabtay xaflad ballaadhan oo loogu dabaaldegayey sanadguurada koowaaad ee kasoo wareegtay aasaaskii maamul goboleedka Khaatumo State. Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah losoo agaasimay waxaa goobjoog ka ahaa qaybaha kala duwan ee jaaliyaddaha soomaalida ku nool magaalada Toronto iyo gobolka Ontario. Waxaa kaloo kasoo qaybgalay siyaasiin ka socota dawlada Canada oo ay hogaaminayso MP Kristy Duncan oo laga doortay xaafada Etobicoke North iyo kuwo ka socda dawladda hoose ee Toronto, oo xaflada khudbado kasoo jeediyey. Xafladan waxaa lagasoo bandhigay maqal iyo muuqaal ka hadlaya waxa u qabsoomay maamulka Khaatumo State mudadii sanadka uu jiray. Sidoo kale waxaa xaflada heeso wadani iyo khaatumo lagu amaanayo ka qaaday fanaaniin ay hogaaminayso fanaanada weyn ee Fadumo Cali Nakruum Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 12, 2013 TORONTO’s 1st Anniversary of Khatumo State Celebrated in Style On a favourably winter evening on January 11th, 2012 a large crowd gathered in the Grand Ballroom of Woodbine Hotel, Toronto, Canada for a historic day. Folks from Toroto’s diverse Somali Community filled the majestically beautiful venue expressing their support of the Somali Union; giving speeches, poetry, modern and folk dance were also displayed. Over a Thousand guests were on hand to celebrate Katumo State’s1st anniversary, along with representatives from the Canadian Government and Members of Parliament and other business leaders. Watch the Video Watch More Photos Khatumo Community in Toronto hosted the event, which was organized in conjunction with Khatumo Relief Network which is dedicated to supporting folks in Khatumo State. The formal part of the event featured several keynote speakers. Each contributed a great deal of history and insight as to how Khatumo has evolved and appreciated by all Somalis around the world. Additionally, Khatumo Youth groups spoke about the need for Somali Youth to get involved and support positive developments in Somalia; importance of education among Khatumo youth as a mechanism to alleviate poverty and hopelessness. The event finished with the unveiling new songs dedicated to Khatumo State; specially the new one for Taleh’s Airport. Faduma A . Nakruuma, Omar Bongo, Kooshin, A. Boqol, Mohamed Manka, and more participated in the festivities. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 13, 2013 Sannad guuro wacan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 13, 2013 BOOCAME: Sidee Maanta Boocame looga Xusay Maalintii la Aasaasay Khaatumo State of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 13, 2013 Taleexi;907695 wrote: Sannad guuro wacan. Taleexi, Sanad Guuro Wacan oo Wanaagsn, Insha Allah waxaan Illaahay ka rejeenanaa inuu Khaatumo State Iyo Dhamaan Soomaaliya ka dhigo Nabad iyo Barwaaqo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 13, 2013 Is it me or Somali-clan-federal states spend a lot of time on celebrations and heeso loo sayeeyey......look at Galmudug, Puntland, Somaliland and now Khatumo. Quote Share this post Link to post Share on other sites