Liibaan Posted January 14, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Awdal State oo Hambalyeesnasa Shacabka Khaatumo Sanaad Guradii kowaad ee Kasoo Wareegatay Aasaaskii Maamulka Khaatumo State 2013 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 14, 2013 Degmada Awrboogays Oo Siweyn Looga Xusay sanad Guurada 1-Aad Ee Khaatumo State Sanadguurada maamulka khaatumo ayaa damaashadka iyo dabaaldega lagu xusayo sanadguurada maamulka khaatumo maalintii sadaxaad ka socota magaalada arwboogays oo ka tirsan gobolka soolb Iyadoo xaflada ay ka soo qabgaleen maayarka degmada qalin axmed cashuur iyo xubnaha maamulka degmada ururada dhalinyarada ururka haween isboortiga dhanka kale ayaa intay xafladu so cotay waxaa lagu soo bandhigay ciyaarah hidaha iyo dhaqan ay degaanadaas caanka ku yihiin Isku soo wadaduuboo xaflada loogu dabal degayo sandguurada maamulka khaatumo ayaa tadobaadkan oo dhan ka so conaysa degaada maamulka khaatumo Sanadguurada maamulka khaatumo ayaa damaashadka iyo dabaaldega lagu xusayo sanadguurada maamulka khaatumo maalintii sadaxaad ka socota magaalada arwboogays oo ka tirsan gobolka soolb Iyadoo xaflada ay ka soo qabgaleen maayarka degmada qalin axmed cashuur iyo xubnaha maamulka degmada ururada dhalinyarada ururka haween isboortiga dhanka kale ayaa intay xafladu so cotay waxaa lagu soo bandhigay ciyaarah hidaha iyo dhaqan ay degaanadaas caanka ku yihiin Isku soo wadaduuboo xaflada loogu dabal degayo sandguurada maamulka khaatumo ayaa tadobaadkan oo dhan ka so conaysa degaada maamulka khaatumo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 14, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Halkan Ka Daawo Wacdaraha Reer Awrboogays " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 14, 2013 Caasimada Taariikhiga ee Taleex oo Si Balaadhan Looga Xusay Sanad Guuradii Kowaad ee Kasoo Wareegtay Aasaaskii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada caasimada u ah maamulka Khaatumo mee Taleex, ayaa waxaa ka dhacay xuskii sanadguurada Khaatumo State, waxaana halkaas ka soo qaybgalay madax sar sare oo ka tirsan golaah wasiirada ee dawladda deegaabka Khaatumo State, xafladan ayaa ka dhacday halkii lagu Aasaasay khaatumo ee barde Khaatumo oo ku yaal duleedka magaalada taariikhiga ah ee Taleex. Waxaana marti sharaftii ka mid ahaa , wasiirka madaxtooyada Mukhtaar Ibraahim Xamashi, wasiirku xigeenka Arimaha bulshada C/Fataax Cusmaan dhalac, gudoomiyaha degmada iyo AGaasimayaal ka tirsan dawlad deegaanka Khaatumo State. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 14, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo, Magaalada Buuhoolde 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 14, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo, Magaalada Boocame 2013 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 15, 2013 Mashallah reer khaatumo hadey jogaan deegaamada khaatumo ama qurboba qurux shacni iyo midnimo ayeey muujiyeen. Aad ayaan ugu faraxsanahay. Waa mahad ilaah hadaan maamul yeelaney. Khaatumo iyo dhamaan maamulada soomaaliyeed jira oo jooga. Somalia ha nolaato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 15, 2013 Xuskii Sanad Guuradii Kowaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo, Magaalada MINNEAPOLIS, MN 2013 Sidaanu horeyba akhristayaal idiinku balan qaadnay waxaanu halakan idiinku soo gudninaynaa qaybokale oo ka mid ah xafladii cajiibka ahayd ee lagu xusayey sanadgiuuradii koowaad ee Khaatumo State of Somalaia oo si wanaagsan uga dhacday magaalda Minneapolis, ee gobolka MN. Xafladan oo sida aad idhiina iyo dhegyahiina uga boagan doontaan lagu soo bandhigay heeso xaada ku kicinaya iyo khudbadao dhabta ka turjumaya. Giuul ayaan leenahay Khaatumo. Hambalyo Hanmbalyo meelkasta oo aad dunida dacaladeedda ka joogtaan " frameborder="0" allowfullscreen> Heestii Sumadayaddu Waa Khaatumo iyo Fanaankii Mahad Indhadeero ( Daawo) " frameborder="0" allowfullscreen> Sanad Guuradda Maamulka Khaatumo Minnesota " frameborder="0" allowfullscreen> Sanad Guuraddii koobaad Ee Maamulka khaatumo " frameborder="0" allowfullscreen> Sanad Guuraddii koobaad Ee Maamulka khaatumo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 15, 2013 http://youtu.be/I_eUUirbHXA" frameborder="0" allowfullscreen> HEES CUSUB: Sanad Guurada Khaatumo State 2013 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 15, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Xuska Sanad Guuradii Kowaad ee Kasoo Wareegtay Aasaaskii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia -- Seattle, Washington 2013 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted January 15, 2013 Nicely done. and if possible next year how about we hold the biggest event in Laascaanood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 16, 2013 Illyria;908630 wrote: Nicely done. and if possible next year how about we hold the biggest event in Laascaanood. Insha Allah, Khaatumo people will hold the biggest celebration in Laas Caanood 2014. Waxaan Allah ka rajeenayaa in ee nabad helaan Deegaanada Khaatumo iyo dhamaan Soomaaliya, amiin. Mahadsanid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 16, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> HEES CUSUB: Calanka Khaatumo Waa Heestii La Magac Baxday "Calanka Khaatumo" Waa erayadii Abwaan Cabdisalam Cali Saleebaan Najax iyo Laxankii Iskalaaji. Iyo Codkii kooxda fanaaniinta MN " frameborder="0" allowfullscreen> Warbixinta Khaatumo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 17, 2013 'Liibaan';908935 wrote: " frameborder="0" allowfullscreen> HEES CUSUB: Calanka Khaatumo Waa Heestii La Magac Baxday "Calanka Khaatumo" Waa erayadii Abwaan Cabdisalam Cali Saleebaan Najax iyo Laxankii Iskalaaji. Iyo Codkii kooxda fanaaniinta MN WOW...Calanka Khaatumow ha dhicin. Ameeen. Reer MN hambalyo gaar ah bay mudanyihiin. Mashallah. Khaatumo iyo Somaliaba nolaada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 17, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Xuskii Sanad Guurada Khaatumo State Sweden Quote Share this post Link to post Share on other sites