sahal Posted December 30, 2012 bunches of losers, haters and failed qurbo-joog I can name and shame all of them but Xagla-qalloociye is an enough example ........... where is he now? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted December 30, 2012 Sanad guuro wacan Khaatumo State - wadajir, nabad, cadaalad, horumar iyo mustaqbal wanaagsan haduu Alle idmo. May 2013 be the best and most blessed year for Somalis everywhere. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 30, 2012 Guul Khaatumo State, I will dedicate a thread to your achievements, I support you in the name of The Cat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted December 30, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Khaatumo Tisqaaday / Heeska Sanad Guurada Khaatumo State 2013 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted December 30, 2012 Ogeysiis: Dhamaan Jaalliyadda Khaatumo State Of Somalia Ee Ku Dhaqan Wadanka Ingiriiska Waxaa La Ogeysiinayaa Inaad Ka Soo Qayb Gashaan Xafladii Ugu Weynayd Qurbaha Oo Loogu Dabaaldegayo Sannad Guuradii Koowaad Ee Khaatumo State Of Somalia Shacabweynaha reer Khaatumo ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska waxaanu la socodsiinaynaa in ay ka soo qayb galaan xaflad weyn oo loogu dabaal degayo sanad guuradii koowaad ee Khaatumo state of somalia. Waxaanay xafladaasi dhici doontaa habeenka sabtida ah taariikhduna ay tahay 12/01/2013 waxaanay bilaabanaysaa lixda galabnimo waxaanay dhamaanaysa sadex habeenimo (6pm ilaa 3am) Habeenkaasi Laba Cali iyo xubno kale ayaa ka soo qayb galaya. Waxaanay xafladani ka kooban tahay laba qaybood oo kala ah: Qaybta Koowaad: Waxaa halkaasi ka hadli doonaa madaxda sarsare ee G11 oo ay hormood ka yihiin Dr: Cali Ciise Cabdi Iyo Dr: Cali Khaliif Galaydh iyo xubno kale oo aan ka dhicin. Waxaa kaloo iyaguna khadadka taleefoonada lagu soo xidhi doonaa madaxweynayaasha maamul goboleedka Khaatumo state of somalia. Khudbado koobkooban oo dhinaca jaalliyadaha ah. Maamulada qaarkood. Suugaan noocyo badan. Qaybta Labaad: Waxaa loogu tala galay heeso loogu tala galay xusitaanka sannadguurada Koowaad ee maamul goboleedka Khaatumo state of somalia oo sanad jirsaday. Waxaana habeenkaasi si weyn uga dhex muuqan doonta fannaanada reer Khaatumo state oo magaceeda la yidhaahdo Siciido Shiino, waxaanay inooga imaan doontaa wadanka Faransiiska. Waxaa kaloo iyaguna habeenkaasi wacdaro inoo soo bandhigi doonaa, fanaaniinta soomaaliyeed badankooda, waana lagu marti qaaday. Hadaba aan idiin sheego madasha xaflada lagu qaban doono, xilliga ay bilaaban doonto, qiimaha lagu geli doono…. Madasha xaflada lagu qabanayo: Milan Palace 100 Dominion Road The Green, Southall Middlesex UB2 4BG Qiimaha xafladu lagu soo geli doona waa £20, waxaanay xafladu si rasmi ah u bilaaban doontaa lixda galabnimo ilaa sadex habeenimo 6pm ilaa 3am. Waxaa kaloo habeenkaasi si Live ah idiinku soo baahin doonta Bahda Aftaag Production iyo Darwiish Tv, oo iyagu habeenkaasi kaalin mugleh ka qaadan doonaa. Ballanteenu waa habeenka sanadgurada kowad ee Khaatumo state of somalia, ee ha moogaanina hana ka maqnaanina……. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted December 30, 2012 Taleexi;899593 wrote: Excellent footage. Thanks for sharing. You welcome Taleexi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 31, 2012 Valenteenah.;903284 wrote: Sanad guuro wacan Khaatumo State - wadajir, nabad, cadaalad, horumar iyo mustaqbal wanaagsan haduu Alle idmo. May 2013 be the best and most blessed year for Somalis everywhere. Ameen to the du'a. Alle haka yeelo insha'allah. Subax khyr leh baa nosoo gashee sanad guuro wacan Khaatumo State of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 31, 2012 Qaadirow alahayoow qiimaha dhulkeeyna u qushuucne Arligeyga gacan qabo Ameen Ameen alahayoow. Calankayna quruxda leh xidigtuna ku qorantahay in la qeebsho ma ogoli Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted December 31, 2012 Shacabweynaha reer Khaatumo ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska waxaanu la socodsiinaynaa in ay ka soo qayb galaan xaflad weyn oo loogu dabaal degayo sanad guuradii koowaad ee Khaatumo state of somalia. Waxaanay xafladaasi dhici doontaa habeenka sabtida ah taariikhduna ay tahay 12/01/2013waxaanay bilaabanaysaa lixda galabnimo waxaanay dhamaanaysa sadex habeenimo (6pm ilaa 3am) Habeenkaasi Laba Cali iyo xubno kale ayaa ka soo qayb galaya. Waxaanay xafladani ka kooban tahay laba qaybood oo kala ah: Qaybta Koowaad: Waxaa halkaasi ka hadli doonaa madaxda sarsare ee G11 oo ay hormood ka yihiin Dr: Cali Ciise Cabdi Iyo Dr: Cali Khaliif Galaydh iyo xubno kale oo aan ka dhicin. Waxaa kaloo iyaguna khadadka taleefoonada lagu soo xidhi doonaa madaxweynayaasha maamul goboleedka Khaatumo state of somalia. Khudbado koobkooban oo dhinaca jaalliyadaha ah. Maamulada qaarkood. Suugaan noocyo badan. Qaybta Labaad: Waxaa loogu tala galay heeso loogu tala galay xusitaanka sannadguurada Koowaad ee maamul goboleedka Khaatumo state of somalia oo sanad jirsaday. Waxaana habeenkaasi si weyn uga dhex muuqan doonta fannaanada reer Khaatumo state oo magaceeda la yidhaahdo Siciido Shiino, waxaanay inooga imaan doontaa wadanka Faransiiska. Waxaa kaloo iyaguna habeenkaasi wacdaro inoo soo bandhigi doonaa, fanaaniinta soomaaliyeed badankooda, waana lagu marti qaaday. Hadaba aan idiin sheego madasha xaflada lagu qaban doono, xilliga ay bilaaban doonto, qiimaha lagu geli doono…. Madasha xaflada lagu qabanayo: Milan Palace 100 Dominion Road The Green, Southall Middlesex UB2 4BG Qiimaha xafladu lagu soo geli doona waa £20, waxaanay xafladu si rasmi ah u bilaaban doontaa lixda galabnimo ilaa sadex habeenimo 6pm ilaa 3am. Waxaa kaloo habeenkaasi si Live ah idiinku soo baahin doonta Bahda Aftaag Production iyo Darwiish Tv, oo iyagu habeenkaasi kaalin mugleh ka qaadan doonaa. Ballanteenu waa habeenka sanadgurada kowad ee Khaatumo state of somalia, ee ha moogaanina hana ka maqnaanina……. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted December 31, 2012 kulan Balaadhan Oo Lagu Xusayo Sanad Guuradii Kasoo Wareegtay Markii Dhidibada Loo Taagay Maamulka Khaatumo State Oo Si Weyn Loogu Xusi Doono Columbus Ohio Waxa magaalada Columbus iyo guud ahaangobolka Ohio ka dhici doona Xaflad lagu weynaynayo Xuska Sanad Guuradii kaso wareegay Maamulka Khaatumo State. Kulankan ayaa ah mid balaadhan waxa kasoo qayb gali doono dhamaan Bulshada qaybaheeda kala duwan waxana uu noqon doona ahabeen si gaara lo xasuusto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted December 31, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 3, 2013 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 3, 2013 Guul to all somalis everywhere specially to Khatumates.. As I am travelling to NYC by that weekend of Jan 12th Insha'lah, I am sadden that I will miss the 1st annual celebration of Khatumo. Congrats to the hard work. Quote Share this post Link to post Share on other sites