Liibaan Posted December 11, 2012 On January 16, 2013, Khaatumo State will celebrate its first anniversary as an autonomous regional state of Somalia. Happy First Anniversary Congratulations to the people of Khaatumo State God bless Khaatumo and all Somalia, amiin Hambalyo Iyo Bogaadin Sanad Guuradii Kowaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya Allah ha Barakeeyo Khaatumo Iyo dhamaan Soomaaliya. amiin " frameborder="0" allowfullscreen> 16ka Janauary...Waa Maalintii Khaatumo State Curatay Waa Maalin Qaaya Waynoo oo Qadarin Mudan 16ka Janauary....Waa maalintii qoomiyad walaalaa qorshihii ay gaadheen qodabadoo hirgaliyeen, hirgaliyeen.... 16ka Janauary....Waa maalintii quluubtooda oo mida maamul ay qotomiyeen,qotomiyeen..qalinka ay ku duugeen.. 16ka Janauary....Waa maalin farxad laysku qaabilay qof waliba dareen Qaran, qurux loo dabaal degay. Maalintii Lagu dhawaaqay Dowlad Goboleedka Khaatumo State, Sida aad u xasuusataan Howlihii Qaran ee aynu qabsanay kadib markii si wada jir ah looga tashaday ayaaha gobolda Sool, Sanaag Iyo Cayn. Heestan waa mid kamida kuwii laqaaday intii Ay socdeen Dabaaldegyadii Lagu waynaynayey Dawlda Goboleedka Khaatumo State. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted December 11, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted December 11, 2012 Al-fannan Farah yare (Laabta Usiiidaa) Xuska sanad Guurada Maamulka Khaatumo Muxuu Hees U Hayaa -warbixin- Waxaa gebi ahaanba kasocda daafaha Caalamka u diyaar garowga Xaflada sanadguurada 1aad ee Khaatumo State , Hadaba jaaliyada Khaatumo State ee Wadanka Uk ayaa siweyn ugu diyaar garoobaysa xafladaas oo laga qaadi Doona Heeso Cusub oo loogu talagalay Xaflada Sanadguurada Khaatumo State. Heesaha Lagu soo bandhigi Doono Xafladaas waxaa Kamid ah heesta hoos Ku qoran oo uu Miraha Sameeyay Abwaan Bidhyo Abtiile Waxaana Qaadi Doona Fanaanka Da’da yar ee reer Khaatumo Faarax Yare (laabta usiidaa) Hoos ka akhri qayb kamid ah Heesta. soomaalaay garwaaqsada bal gudoonsha xaajadan gungumaanku taagnahay labo gebi dhexyaaloo kaxidhiidhsan gudahoo inay gooni daaqaan goobaaye weligood geedkii berdaha iyo goonyihii taleex iyo guryihii darwiishkiyo gobanimo udirirkii gabigeed aduunyada guurtidii isaga timi markii ay gorfeeyeen khaatumo go,aansade " frameborder="0" allowfullscreen> http://youtu.be/qlyTeiO8oK0" frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted December 11, 2012 These are nice words! soomaalaay garwaaqsada bal gudoonsha xaajadan gungumaanku taagnahay labo gebi dhexyaaloo kaxidhiidhsan gudahoo inay gooni daaqaan goobaaye weligood geedkii berdaha iyo goonyihii taleex iyo guryihii darwiishkiyo gobanimo udirirkii gabigeed aduunyada guurtidii isaga timi markii ay gorfeeyeen khaatumo go,aansade Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted December 11, 2012 Haloo xisaabsho dhowrkii sano ee SSC marka khatumo is older than 1 year.. It should be 4 years now.. Welcome baby Khatumo. Happy BD. I am expecting to be closely look at its achievements than mere celeberation of its birth! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 11, 2012 Khaatumo State hambalyo hambalyo waa ku doorane dugsi noo ahoow. Duca aan dhamaaneen iyo farxad aan gudheyn ayaan kugu galbinayaa. Guul iyo horumar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 11, 2012 Sanad guuro wacan reer Khatumo Laakin sanadki 2012 oo dhan baad xaflad ku jirteen ma isla sanadkaas baad iyadana xafladweyn ku xidhaysan. Liibaan can you post that song Khatumo midnimo i love that song midhaheeda laxanka musicada fantastic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted December 12, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Heestii MIDNIMO, Bashiir Cali Xuseen " frameborder="0" allowfullscreen> Madashu Waa Taleex,Micnuhu Waa Midnimo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 12, 2012 Thanks Liibaan for posting Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 12, 2012 Xaaji Xunjuf;897985 wrote: Sanad guuro wacan reer Khatumo Laakin sanadki 2012 oo dhan baad xaflad ku jirteen ma isla sanadkaas baad iyadana xafladweyn ku xidhaysan. Liibaan can you post that song Khatumo midnimo i love that song midhaheeda laxanka musicada fantastic. Happy Birthday Khatumo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 12, 2012 I'm wondering what is next ,,, It was Bugland, then SSC, then Khaatumo ,,,,,,, >>>>>>>> SOMALILAND ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted December 12, 2012 Jacaylbaro;898197 wrote: I'm wondering what is next ,,, It was Bugland, then SSC, then Khaatumo ,,,,,,, >>>>>>>> SOMALILAND ?? Allow Khaatumadda inoo suubi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 12, 2012 ^ ^ Aamiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted December 13, 2012 Jacaylbaro;898197 wrote: I'm wondering what is next ,,, It was Bugland, then SSC, then Khaatumo ,,,,,,, >>>>>>>> SOMALILAND ?? You finally admitt its not part of sl.This is what we have been telling you all along ninyow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 13, 2012 Dhalasho wacan Khaatumo. Liibaan baan ka baqayaa inuu i budheeyo haddaan dhaho Khaatumo xafladaha yareeya waa misallocated resources'e:) Quote Share this post Link to post Share on other sites