Abwaan Posted December 11, 2012 http://caasimada.com/mudanayaasha-baarlaamka-soomaaliya-oo-maanta-suaallo-waydiiyay-labo-wasiir-oo-ka-tirsan-xukuumadda/ Arrintaani waa wax lagu farxo. Durba waa la dareemi karaa inuu baarlamaankaani ka wanaagsan yahay kuwii qaylada badnaa oo mooshinka la wareegi jirey kadibna kuraasta isla dhici jirey. Ilaah baa mahad leh oo Sakiin na dhaafiyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted December 11, 2012 Sakiin looma darsan, laakiin shiriif ahmed waa loo darsaday.. Gurguurtee too much qabyaalada iyo power hunger baa ka muuqda.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted December 11, 2012 Aad baan ugu faraxsanahay in aay Barlamaanku maanta ka hadleen safaaradii soomaaliya ku lahaayd Roma ee lagu muransanaa baryahaan in la iibsaday iyo in la kiraaystey. Well done to members of Somali Parliament. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted December 11, 2012 Labada wasiir ayaa horey Shirguddoonka baarlamaanku ugu yeeray si ay uga jawaabaan su’aalo la xiriira shaqadooda, kadib markii qaar kamid ah Xildhibaanadu codsadeen. Wasiirka Arrimaha dibadda ayaa la weydiiyey waxa ay kala socota wararka sheegaya in la gatey dhismihii safaaraddii Soomaaliya ku lahayd dalka Talyaaniga iyo inla kireeyey. Marwo Fawsiya Yusuf Xaaji ayaa arrintaas uga jawaabtey in ay guddi u saareen isla amrkaana daba galayaan arrintaas wixii ka soo baxana ay horgeyn doonaan baarlamaanka Soomaaliya. Waxaana ay raaligelin ka bixisey in arrintaas baarlamaanka aan lala socodsiin haddana ay ku daba jiraan sidii loo soo afjari lahaa. http://horseedmedia.net/2012/12/11/laba-wasiir-oo-ka-tirsan-xukuumadda-federaalka-oo-xildhibaanada-barlamaanku-suaalo-weydiiyeen/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 11, 2012 I agree with Mr Ismahaan. I welcome summoning of the foreign minister, sadly it is not for the reason I wanted (because she is a secessionist) but because Nuur Cadde is taking unilateral steps without the approval of parliament. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 11, 2012 A_Khadar;897849 wrote: Sakiin looma darsan, laakiin shiriif ahmed waa loo darsaday.. Gurguurtee too much qabyaalada iyo power hunger baa ka muuqda.. lol...brother A_Khadar. I know in Khaatumo ay Shariif Sh. Axmed u darsatay:D, laakiin madaxweynahan bal wakhti halla siiyo. Xitaa 6 bilood weli uma dhammaan ee goormaa lagala hortagaa dacaayad iyo mucaarad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted December 11, 2012 Abwaan no dacaayad iyo mucaaradnimo yet. The Gurgurtee name is known and called by everyone to the president so as the president himself denoted. That is just his nickname. We are society of nicknames, Afweyne, Ali naafto, yey etc.. But honestly the man mishaps and missteps right now but totally agreed with you to give him the benefit of a doubt.. Quote Share this post Link to post Share on other sites