Somalia Posted December 10, 2012 http://puntlandi.com/ciidamada-puntland-oo-gacanta-ku-dhigey-saldhigii-ugu-waynaa-al-shabaab-ee-buuraha-galgala/ Posted by Pi on December 10th, 2012 Ciidamada Puntland oo kaashana kooxda sida gaarka ah u tababaran ee Argagixiso la dagaalanka iyo waliba Sirdoonka Puntland ayaa habaynimadii jamcada weerar gaadmo ah ku qaadey Fariisinkii ugu waynaa ee aykasoo duuli jireen Al-shabaab Buuralayda Galgala. Weerarka oo ahaa mid Qorshaysan ayaa ciidanku si lug ah oo sharqan yar ay ku hareereeyeen Fariisinka Al-shabaab ku lahaayeen Buuraha. Goobaha ay Ciidamadu la waregeen ayaa u dhowaa Ceel Dibir iyo Dudun, waxayna gacanta kusoo dhigeen Qalab iyo waxyaabaha Qarxa, waxay kaloo Ciidamdi dileen Rag shabaab ah iyagoo gacantana kusoo dhigey qaar kale. Howlgalkaan Ay Ciidanku qaadeen xili habeynimo ah ayaa kusoo idlaadey Guul iyo sidii loogu tala galay, Warar ay Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Sirdoonka Puntland uu qayb wayn ka qaatey Howlgalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 10, 2012 These are Puntland National Armed Forces' Special Forces Division working side by side with the National Intelligence Agency (Hay'ada Sirdoonka Buntlaand). PIA/PSF are trained by US Special Forces to tackle Islamist moɔryaans and keep the blessed region stable to explore abundant amounts of oil and gas and allow prosperity for its people. They are stationed in many areas, here they are in Goldogob, Mudug. Wow, God bless Buntlaand Armed Forces for they verily are at the top of their game. :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted December 10, 2012 Waar Wadanka Sanadkan Barwaaqo ayaa ka dilaacdaye.... I should revise my imagination of puntland as a desert infested place Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Sage Posted December 10, 2012 Never realized how beautiful the mountains were..... minus the terrorist militants Quote Share this post Link to post Share on other sites