Abwaan Posted December 9, 2012 Maaddeey;897276 wrote: ^ lool. Oba, adi caadi aa u wareersantahay, your comparison of Muhaajireens to the Amisom shows caqligaaga! Oo hadda ma waxaad leedahay shisheeye, ajnebi iyo laaji waa kala duwan yihiin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 9, 2012 ^ Kakac!. Amisom seey ku tahay "dawladda'' miyey ajaanibta Shabaab la socota ku tahay?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 9, 2012 abwaan iska daa, ninyahow waala xafladeynayaa caawa kol hadii jowhar iyo inta badan shabellada dhexe ay caawa xor tahay allaahu akbar! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 9, 2012 Maaddeey;897337 wrote: ^ Kakac!. Amisom seey ku tahay "dawladda'' miyey ajaanibta Shabaab la socota ku tahay?. In all fairness its Dowladda federalka somalia oo garab ka helayo Ciidamada Amisom, and Xaraakatul shabaabul mujaahidiin oo garab ka helayo Al-muhaajireen Quote Share this post Link to post Share on other sites