Macallinka Posted December 6, 2012 Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa shalay galab kormeer ku tagay labada wado ee Muqdisho looga soo galo dhinaca koofureed iyo waqooyi, halkaasoo fariisimo ku leeyihiin ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Ra'iisul Wasaaraha oo ay wehliyeen Wasiirka Arrimaha gudaha, Abaanduulaha ciidamada xooga dalka, Taliyaha booliska, Kusimaha gudoomiyaha gobolka banaadir iyo saraakiil kale ayaa ugu horeyn waxaa uu ciidamada ku sugan aagaas uga mahad celiyay sida ay ammaanka u sugayaan. Koontaroolada uu kormeeray Ra'iisul Wasaaraha ayaa kala ahaa Ex Koontarool Afgooye oo dhowaan isbaaro muddo tiil, gaadiikanada lacago looga qaadayay laga qaaday iyo dhinaca Maslaxa ilaa Darmooley ee duleedka Suuqa Xoolaha. Ra'iisul Wasaaraha ayaa kulan uu la qaatay saraakiisha ciidamada waxaa uu ku amaanay sida ay ugu heelan yihiin habeen iyo maalin difaaca dalkooda iyo dadkooda. Kormeerkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee Ra'iisul Wasaaraha ku tago koontaroolada laga soo galo Muqdisho, iyo fariisimaha Ciidamada dowladda ku leeyihiin, tan iyo markii loo magacaabay xilka bishii October. Xukuumada Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay waday dadaalo dhinaca ammaanka iyo sidii Caasimada Muqdisho nabadgelyadeeda u xaqiijin laheydn, waxaana dhowaan lagu guuleystay in la qaado jidgooyooyin yaalay Muqdisho iyo nawaaxigeeda oo gaadiidka si sharci daro lacago looga qaadayay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 6, 2012 Nobody knows what this man does in the Government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted December 6, 2012 ^ now you know innit ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 6, 2012 I almost forgot about this man good to see him walking around:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted December 6, 2012 ^He is a live and kicking and working for his people :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 6, 2012 sxbkeena saacid wuu iska qayilaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 6, 2012 Macallinka;896701 wrote: ^ now you know innit ? No, it's like he's locked somewhere and is only let out occasionally. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 6, 2012 The President receives international delegates the president basically runs the executive branch of the government. Right now Saacid seems to be the assistant of the President. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 6, 2012 Che and XX, please give the PM a break. Whether you like him or not he is OUR PM and you are stuck with him. I didn't want him as PM at the begining but because he is appointed one I respect and support him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 6, 2012 Ofcourse he deserver respect wa Masuul Somaliyeed laakin shaqadisa wa inu ogaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 6, 2012 oba hiloowlow;896714 wrote: sxbkeena saacid wuu iska qayilaa. waryaa Oba xishoo. Ma adigaa huba inuu iska qayilo? Wax walba yaan la iskaga hadlin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 6, 2012 abwaan lool war naga daa, walahi Shariif and Gaas baaka fiicanaa than mr Gurguurte and Saacid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 6, 2012 Abwaan.....I haven't really said anything negative about him. Quote Share this post Link to post Share on other sites