Abtigiis Posted December 5, 2012 Comedian Tilahun Elfineh won his moment of fame during the Ethio-Eritrean war when he composed a war chant called "Ashaw"! He is mainly a comedian but has a nice voice too. In this song, I like the first parts when he says: Gobazu yi rootaal, la zina la agaru Nagaadew yisaraal la edget la biruu Arashu yi dakmaal la sabil la zaru Yeneee gin lela new wadii naw Mistiru Ya ayne qum nagaru daale tiru tiru.... Meaning: The brave ones run for their country, for fame Businessmen work hard for growth and money Farmers get tired to produce crops and seed But mine is an affliction here is the enigma The essence of my eyes is the best among the best booties! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted December 6, 2012 LoL waxaa idishay siduu qoorta iyo garabka ugo cayaaro. LooooL. Walahi turjimaan xataa uma baahna.... 02:10. Maskiinka shaqadeey ka ceeriyeen xataa. lol. Abtigiis, sxb, inoo fasir adigaa afkaas taqaanidee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 6, 2012 NY, @ 3: 36 the one he followed is irresistible!! Waa kuwii lagugu xidhi jiray! Basically, the guy tries all medication couldn't get over the addiction and decides to relocate to the rural areas. He says "daale la katama, eninem la duru" (booty to the town, me to the forest). What he seems to forget he will find it even in the village. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 6, 2012 Kan ka warrama isaga : Gabadh Ayaa Waxay Ahayd Hinasiyad Dabadeed Moblike Odeygeeda Oo Agyaala Ayay Gabadhi Ka soo Garaacdey Mobilkana Waxaa ku Jirta Lacag badan, Gabadhii Intey Xanaaqdey Ayay Kala Tuurtey Mobile kiiba Dabadeed Simkardh-kii oo dhulka yaaley Liqdey , Odeygiibaa Arkey Dabadeed Waxuu So qaadey Xabag Ama balastar Afkuuna kaga duubey Dabadeed Intuu Shirkadii la Hadley Ayuu ku Yidhi Ii Xidha Lambarkey Xaajiyadaa liqdee Intaaney ku Hadal ............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted December 8, 2012 abtigiis thanks for the translation, it's more funnier Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted December 8, 2012 Jacaylbaro;896494 wrote: Kan ka warrama isaga : Gabadh Ayaa Waxay Ahayd Hinasiyad Dabadeed Moblike Odeygeeda Oo Agyaala Ayay Gabadhi Ka soo Garaacdey Mobilkana Waxaa ku Jirta Lacag badan, Gabadhii Intey Xanaaqdey Ayay Kala Tuurtey Mobile kiiba Dabadeed Simkardh-kii oo dhulka yaaley Liqdey , Odeygiibaa Arkey Dabadeed Waxuu So qaadey Xabag Ama balastar Afkuuna kaga duubey Dabadeed Intuu Shirkadii la Hadley Ayuu ku Yidhi Ii Xidha Lambarkey Xaajiyadaa liqdee Intaaney ku Hadal ............. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 8, 2012 Abtigiis;896493 wrote: NY, @ 3: 36 the one he followed is irresistible!! Waa kuwii lagugu xidhi jiray! Basically, the guy tries all medication couldn't get over the addiction and decides to relocate to the rural areas. He says "daale la katama, eninem la duru" (booty to the town, me to the forest). What he seems to forget he will find it even in the village. ninkan abtigiis dookh xumaa that lady@ 3:36 is someones ayeeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted December 8, 2012 Horta gabadha afka ka jeedi adiga salaanta kaama qaadeene!! Siday u socoto ma eegtay horta mise kuwa horey horey u foorarsada ee gacanta tuura ala laafyo camal ayey kuugu baxdaa? She is ok waryaa, I see a bit down the tires are a bit lean laakiin duuduub waa maraysaa inanta! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 8, 2012 salaanta ay iga qadi weyso waxaa ka horeeyo ma salaami lahaa horta, ninyaho granny material weeye naga daaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted December 8, 2012 abtigiis bal heestanna ila dhageyso ee bal noo fasir, i think iney message xambaarsan tahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted December 8, 2012 lool Dabo amxaaro muu saas ugu dhimanaa Quote Share this post Link to post Share on other sites