Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Breaking news Somali Militants Kill at least 11 Puntland soldiers.

Recommended Posts

Somali militants kill at least 11 Puntland soldiers

| Reuters Middle East – 5 minutes ago

 

BOSASSO, Somalia, Dec 5 (Reuters) - Somali Islamist

militants have killed at least 11 soldiers in an attack on a

military base in the semi-autonomous Puntland region, a regional

minister and the rebels said on Wednesday.

The attack underscores concerns that security in the

relatively peaceful region will worsen after a large number of

al Shabaab rebels were squeezed out of their southern and

central strongholds by African troops and moved north.

Puntland's President Abdirahman Mohamud Farole last month

told Reuters more than 400 al Qaeda-linked fighters were holed

up in his territory, a development that could discourage plans

for oil exploration in the region. [iD;nL5E8M96UZ]

"Al Shabaab unexpectedly attacked our base and killed 11 of

our forces and injured 7 others last night," Khalif Isse Mudan,

Puntland's security minister, told reporters.

Seven militants were killed in the gunbattle, he said.

Until now, Puntland has largely escaped the worst of the

upheaval in Somalia, which has been deprived of an effective

central government for two decades.

Although militant numbers are still limited in Puntland,

Western diplomats fear they may try and forge closer ties with

al Qaeda militants in Yemen, separated from Somalia by a narrow

stretch of water. Access to Puntland's ports would help the

rebels ship in weapons.

Abdiasis Abu Musab, the spokesman for al Shabaab's military

operations, said the militants had killed 17 Puntland troops.

Under pressure from African Union (AMISOM) peacekeeping

troops and Somali government forces, al Shabaab has lost many of

its urban strongholds in south-central Somalia since it launched

a rebellion against the Western-backed government in 2007.

The rebels want to impose their strict interpretation of

sharia Islamic law across the Horn of Africa state.

(Additional reporting by Feisal Omar; Editing by Richard Lough)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Weerar Ka Dhacay Tuulada Laag Ee Bosaso Ku Dhaw Oo Sababay Dhimasho Iyo DhaawacDECEMBER

 

5, 2012

 

Habeenimadii xalay ayaa koox la aaminsan yahay in ay ka tirsanaayeen kooxda al-shabaab weerar ku soo qaadeen goob ay fadhiyeen ciidanka Daraawiishta ee Puntland, halkaas oo aad ugu dhaw Tuulada Laag oo 30km u jirta magaalada Bosaso.

 

Dagaalka oo dhacay goor habeenimaa ah ayaa ahaa mid si adag jilibka la isgu aastey.

 

Waxaana warar hordhac ah sheegayaan in ciidanka Daraawiishta ay soo gaartey dhimasho laba askeri ah iyo dhaawac.

 

Sidoo kale xog Horseed Media ka heshay ciidanka Daraawiishta ayaa sheegaysa in kooxdii weerarka geysatey badankoodi dagaalka ku dhinteen, isla markaana meydkoodi uu yaalo halkii weerarku ka dhacay, inkasta oo warkaas aan laga xaqiiijin weli ilo madaxbanaan.

 

Ciidamada Daraawiishta waxaa u soo gurmadey gaari ciidan ah kaas oo ka yimid dhanka Bosaso.

 

Ciidankaas oo u badnaa ilaaladii hore ee Siyaasiga Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin), waxaana garigaas ku qaraxday miino dhulka loogu aasey halkaas oo ay ka dhacdey khasaarada ugu badan ee ciidanka Daraawsiishta soo gaartey, waxaana ku dhintey 11 askeri, waxaana ku dhaawacmey qaar kale.

 

Inkasta oo dawladda Puntland aysan weli si rasmi ah uga hadal dhacdadan, ayaa haddana magaalada Bosaso laga dareemayaa weerarkii gaadmada ahaa ee xalay loo geystey ciidanka Daraawiishta ee Puntland.

 

Kooxda al-Shabaab ayaan iyagu weli ka hadlin weerarkii xalay ka dhacay tuulada Laag, Kooxda Al-Shabaab ayaa muddooyinkii danbe isku urursanayey buuraha Golis, halkaas oo sanadkii 2010 dagaal looga saarey.

 

Waxaana weerarkan ku soo beegmayaa xili uu magaalada Bosaso ku sugan yahay Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo ka tirsan Puntland oo Qarax lagula eegtay inta u dhaxaysa Boosaaso iyo Galgala.

Posted by Pi1 on December 5th, 2012

 

Warkaan, Sawirada/Video-ga lama xadi karo, la xiriir Puntlandi Team

Qarax Khasaare dhimasho iyo dhaawacba gaystay ayaa wadada u dhaxaysa Boosaaso iyo Galgala lagula eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland.

 

 

Inta la xaqiijiyay ilaa hada ee wararka lagu kalsoonyahay ay sheegayaan ilaa 10 askari oo ka tirsan ciidamada ayaa dhintay, halka dhaawacyana ay jiraan.

 

Dhinaca Kale Kooxada galgala ayaa iyaguna waxaa la sheegayaa in ilaa 7 nin laga dilay ilaa 2 nin iyagoo nool gacanta lagu soo dhigay, tiro yar oo baxsatayna lagu raad joogo.

 

Dhaawacyada ciidanka iyo maydkaba waxaa durbadiiba la geeyay magaalada Boosaaso, waxaana la sheegay in Ciidankani uu saaka ka soo baxay magaalda Boosaaso kuna soo wajahnaa Qardho ilaa Garawe.

 

Wararku waxay tilmaamayaa in ciidamo dheeraad ay dawlada Puntland halkaasi gaysay kuwaas oo la filayo in ay Hawlgalo baaxad leh ka sameeyaan deegaankaasi, iyagoo la sheegayo in ay ku raadjoogaan koox yar oo dagaal mudo socday kadib goobta ka baxsatay d idbna u cararay.

 

Ma jirto cid dawlada ka tirsan oo arrintan ka hadashay iyo cid khasaaraha si dhab ah u xaqiijisay labada dhinacba, wararkana waa kuwo hor dhac ah oo aanu ka helay dad goobjoogayaal ah iyo dad aad uga ag dhaw ilaha xogta ee Puntland.

 

Wixii ka soo kordha kala soco qaybaha dambe ee webka

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Xaaji...always reporting bad news...the Alshabab days are numbered and I'm sure Puntland will defend its territory against them...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this