Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 3, 2012 Isma lahayn Islii ayaa ku arki doontaa Soomaali badan Soomaali kale baangad ku goy goynaayo si xaasidnimo ah isla Soomaalidii kalena meesha wada buuxdo fiirsaneyso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 11, 2012 Isma Lahayn Itoobiya ayaa ciidammadeedu xaruntii wasaaraddii gaashaandhiga ee Soomaaliya saldhig ka dhiganayaan markaas bay xeebaha Liido iyo Jaziira u dabaal tegayaan. Way oo way. Wallee taariikh xun taas baa la yiraa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 13, 2012 isma lahayn qurbahan ku noolaan laha 23 sanadood Take me home take me home Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted December 27, 2012 Isma Lahayn UDUB baa baaba'aya ........ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted December 27, 2012 Abwaan;897884 wrote: Isma Lahayn Itoobiya ayaa ciidammadeedu xaruntii wasaaraddii gaashaandhiga ee Soomaaliya saldhig ka dhiganayaan markaas bay xeebaha Liido iyo Jaziira u dabaal tegayaan. Way oo way. Wallee taariikh xun taas baa la yiraa. Thanks to USC SNM and SSDF Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted December 27, 2012 ^goalaa laguu salaxay waad dhalinee lee noo. Ismaan lahayn Soomaali baa gaalnimo iyo muslinimo isu layn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 10, 2013 Ducaysane, SNF kas maa uga tagtay?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 10, 2013 lol@Maaddeey, SNF xaq u dirir bay malaha u ahaayeen isaga. What he is forgeting is the first man who landed in Somalia's territory from an Ethiopian Helicopter was Omar Haji Masalle. I think Duceysane knows that history better than us and he should not have left reer adoogiis out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted January 10, 2013 USC baad qiil u raadinaysaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted January 19, 2013 ^ Maya, aniga kolley!. Kulligood including the USC baqti bay ahaayeen dhibaato dadka baday, e adigu ma SNF baad qiil u raadinaysaa?. Quote Share this post Link to post Share on other sites