so-so_good Posted January 25, 2002 TIMAJARE MACOOW AYAA WAXAA SOGALAY WADAAYGOO REER WAQOOYI AH OO AFRO DII WAQAAYIGA WALI KU HUBEESAN MARKAASUU WAXUU IMAADAY TIMA JARAHAAN REER XAMAR KA MARKAASUU WAXUU KU DHAHAY WARYAA HEE KAN YAR MADAXAAN RABAA INAA II JARTID DEE.. MARKAASUU KII REER XAMARKII YIRI SHAQADEEY AHAA MACALINKA.. SO FADHESO HEE. MARKUU U DHAMEEYAY AYUU WAXUU KU YIRI KII REER WAQOOYIGA AHAAY WARYAAHEE DEE IIFEER MADAHA.. REER XAMARKII INTUU QOSLAY AYUU YIRI ADUUNKAAN WAX WAALAN TIMA JARAA LAGU IMAADAA.MADAX FIIROOW MAA RABTABA. ARYAAHEE INANKAN YAR DEE WAQTI AYAA UGU SOCDE MADAXA IIFEER INTAA JARTO FEER LA AAAN MA JIRTEE.. KII REER XAMARKA AHAA INTUU YIRI FIIRLEE SO MA U QEELINEESID SEE JEESO MEESHII AYUU FEER KU BILAABAY KII REER WAQOOYIGA AHAA.. LOL MARKASUU KII REER WAQOOYIGA AHAA KU LAABTAY HARGEESO AYUU YIRI WAR REER XAMAR TIMAHA HA KA JARININA MADAXYADE KAA QARAACAAYAAN.. FEER Quote Share this post Link to post Share on other sites