Xaaji Xunjuf Posted December 1, 2012 http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=4311&catid=34&Itemid=53 Kulmiye is leading in Awdal so far baki district Kulmiye 6 mps and followed by wadani with 3 mps Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 1, 2012 Seylac district also Kulmiye is leading wadani comes second http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=4308&catid=34&Itemid=53 The most interesting will be borama district So far Lughaya Kulmiye leading xasqoor second Baki district kulmiye is leading Wadani is second Seylac district Kulmiye is leading Wadani second The last remaining district borama district will be decisive Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 1, 2012 Sheikh district saaxil region Kulmiye leading with 4994 votes Wadani second with 4034 votes Ucid third with 3633 votes dalsan with 746 votes xaqsoor 587 Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted December 1, 2012 Taleexi;894728 wrote: You've been passing by a lot and flashing nothing but smiles without a word lately. You got a new red dress or something? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 1, 2012 SDWO (01/12/2012) Dalka oo dhan waxa weli ka socota tirinta iyo isugeynta codadkii ay xisbiyadu ka heleen degmo kaste. Waxa la filayaa in maalmaha soo socoda lagu dhawaaqidoona wadarta guud ee codadkii ay kala heleen ururadu iyo 3da urur ee u soo gudbay xisbi qaran. Degmooyinka ilaa hada lagu dhawaaqay waxa ka mid ah, Ceel Afweyne, Sheekh, Saylac, Baki, Baligubadle, Lughaya iyo Oodweyne Degmada Ceel Afweyne Sanaag Kulmiye - 8 Xidhibaan Wadani - 3 Xildhibaan Rays - 3 Xildhibaan Dalsan - 1 Xildhibaan Ummada -1 Xildhibaan UCID - 1 Xildhibaan Xaqsoor - 0 Degmada Sheekh Saaxil Kulmiye - 4 Xildhibaan Wadani - 4 Xildhibaan UCID - 3 Xidhibaan Dalsan - 1 Xildhibaan Xaqsoor - 1 Xildhibaan Ummada - 0 Rays - 0 Degmada Baki Awdal Kulmiye - 4 Xildhibaan Wadani - 3 Xildhibaan Ummada - 2 Xildhibaan Dalsan - 1 Xildhibaan Xaqsoor - 1 Xildhibaan Rays - 0 UCID - 0 Degmada Saylac Awdal Kulmiye - 6 Xildhibaan Wadani - 4 Xildhibaan Xaqsoor - 3 Xildhibaan UCID - 1 Xildhibaan Dalsan - 1 Xildhibaan Ummada - 1 Xildhibaan Rays - 0 Degmada Beligubadle ayaa waxa ka codeeyay 17043 qof, waxaanay xisbiyadu u kala heleen sidan soo socota, iyadoo urur siyaaasadeedka Xaqsoor sidii la filayey uu ka galay kaalinta koobaad. Kaalinta 1aad - Xaqsoor wuxuu helay 9161 cod wuxuu helay 7 xildhibaan. Kaalinta 2aad - Kulmiye wuxuu helay 2826 cod waxaanu sidaas ku helay 2 xildhibaan. Kaalinta 3aad – Wadani wuxuu helay 2519 cod waxaanu sidaas ku helay 2 xildhibaan Kaalinta 4aad - UCID wuxuu helay 961 cod waxaanu helay 1 xildhibaan Kaalinta 5aad - Dalsan wuxuu helay 766 cod waxaanu helay 1 xildhibaan Kaalinta 6aad - Ummada wuxuu 567 cod Kaalinta 7aad – Rays oo helay 69 cod Degmada Oodweyne waxa kaalinta koobaad ka galay ururka Ummada, waxaana codadka loo kala helay sidan: Kaalinta 1aad – Ummada 7 xildhibaan Kaalinta 2aad – Wadan 6 xildhibaan Kaalinta 3aad – Ucid 2 xildhibaan Kaalinta 4aad – Kulmiye 1 xildhibaan Kaalinta 5aad – Xaqsoor 1- xildhibaan Degmada Lughaya ayaa waxa ka codeeyay 10386, waxaan kaalinta kobaad galay xisbiga Kulmiye, waxaanan codadka loo kala helay sidan: Kaalinta 1aad – Kulmiye – 6 xildhibaan Kaalinta 2aad – Xaqsoor – 3 Xildhibaan Kaalinta 3aad - UCID – 2 Xildhibaan Kaalinta 4aad - Wadani – 2 Xildhibaan Waxa aad loogu dhegtaayaa codadka magaalooyinka Gebiley, Hargeysa, Berbera, Burco iyo Ceerigaabo siday ururadu u kala helaan codadka muhiimka ah ee ay u baahanyahiin si ay ugu soo gudbaan xisbi qaran Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted December 1, 2012 things are heating up here in hargeisa tonight....! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 1, 2012 ^^ Thats very good hargeysa the largest city in Somaliland we will know more soon Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 1, 2012 Salaxlay Ucid won 5728 votes winning 5 mps Kulmiye second 4023 votes winning 3 mps Xaqsoor won 2 mps Wadani won 2 mps rays won 1 mp Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 1, 2012 I just got off the phone they finished counting burco and Borama laascaanood , still counting hargeysa gabiley berbera ceerigaabo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted December 2, 2012 Wadani Chairmen Cirro: Loosing parties should congratulate winners. http://www.somaliland.org/2012/11/30/7-da-ururxisbi-ma-soo-wada-baxayaane-waa-inay-inta-hadhaa-hambalyeysaa-saaxiibadooda-guulaystay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 2, 2012 Dee wa runti losing parties should say congrats to the others. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 2, 2012 Natiijada hordhaca ee Laascaanood iyo sida Axsaabta ku loolamaysey Kuraasta u kala badsadeen Written by Qarannews Dec 02, 2012 at 05:47 AM Natiijada hordhaca ee Laascaanood iyo sida Axsaabta ku loolamaysey Kuraasta u kala badsadeen Burco-(Qaran-news)- Wakiilka Komishinka Doorashooyinka ee degmada Laascaanood ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqey natiijadii hordhaca ahayd ee codadkii ansaxey ee doorashadii golaha degaanka Laascaanood. Kuraasta Axsaabtu ku tartamayeen Magaalada Laascaanood oo ahayd 21 Kursi ayaa axsaabtii tartamaysay u kala heleen sidatan. 1- Kaalinta Koowaad xisbiga Kulmiye oo helay 7 Kursi 2- Kaalinta Labaad ururka xaqsoor oo helay 5 Kursi 3- Kaalinta Sadexaad ururka Wadani oo helay 3 Kursi 4- Kaalinta Afraad Xisbiga Ucid oo helay 3 Kursi 5- Kaalinta Shanaad Ururka Ummadda oo helay 2 Kursi 6- Kaalinta Lixaad ururka Dalsan oo helay 1 kursi Urur siyaasadeedka Rays ayaan keligii Degmada Laascaanood ka calafsan wax kuraasa wixii doonaba ha jiraane. Dhinaca wadarta guud ee dadweynaha ka codeeyay magaalada Laascaanood ee codadkoodu ansaxeen ayaa dhan 25000. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 2, 2012 Xaaji Xunjuf;894633 wrote: Chairman of the party Deputy chairman Baligubadle near the border Mapka maxaad Sool iyo Sanaag ugu darteen wixii ka dhacay miyaad illowday? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted December 2, 2012 Xaaji Xunjuf;895120 wrote: Natiijada hordhaca ee Laascaanood iyo sida Axsaabta ku loolamaysey Kuraasta u kala badsadeen Written by Qarannews Dec 02, 2012 at 05:47 AM Natiijada hordhaca ee Laascaanood iyo sida Axsaabta ku loolamaysey Kuraasta u kala badsadeen Burco-(Qaran-news)- Wakiilka Komishinka Doorashooyinka ee degmada Laascaanood ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqey natiijadii hordhaca ahayd ee codadkii ansaxey ee doorashadii golaha degaanka Laascaanood. Kuraasta Axsaabtu ku tartamayeen Magaalada Laascaanood oo ahayd 21 Kursi ayaa axsaabtii tartamaysay u kala heleen sidatan. 1- Kaalinta Koowaad xisbiga Kulmiye oo helay 7 Kursi 2- Kaalinta Labaad ururka xaqsoor oo helay 5 Kursi 3- Kaalinta Sadexaad ururka Wadani oo helay 3 Kursi 4- Kaalinta Afraad Xisbiga Ucid oo helay 3 Kursi 5- Kaalinta Shanaad Ururka Ummadda oo helay 2 Kursi 6- Kaalinta Lixaad ururka Dalsan oo helay 1 kursi Urur siyaasadeedka Rays ayaan keligii Degmada Laascaanood ka calafsan wax kuraasa wixii doonaba ha jiraane. Dhinaca wadarta guud ee dadweynaha ka codeeyay magaalada Laascaanood ee codadkoodu ansaxeen ayaa dhan 25000. Tani jawaab uma baahna. Quote Share this post Link to post Share on other sites