Abwaan Posted November 29, 2012 Lol@When it comes to degaannada Waqooyi, waxaan la mid noqonayaa kii dhahay dowladda Soomaaliya wixii Blcad ka shisheeya maxaybaku falayaan.. Fiiq, Oog, Moog, Tuur, Tog, Buur iyo magacyo kale oo aanan halkan ku soo koobi karin baan li wareeray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 29, 2012 Somaliland citizens in Awdal vote peacefully. (Hadhwanaagnews) Thursday, November 29, 2012 Sida Ay Doorashada Golaha Deegaanka Shalay Ugu Dhacday Boorama & G/Awdal. Quote Share this post Link to post Share on other sites