Carafaat Posted November 26, 2012 Ciidamada Bileyska Oo Xabsiga U Taxaabay Sheekh Maxamuud C/Laahi Geelle Oo La Sheegay Inuu Baahiyey Hadalo Lidi Ku ah Doorashada Somaliland Hargeysa, November 25, 2012 (Haatuf) – Sheekh Maxamuud Cabdillaahi Geelle oo ahaa Wadaadkii ku dhawaaqay horaantii sanadkan 2012-ka urur Diimeedkii Xisbulah dalka kaga dhawaaqay ayaa shalay Ciidamada amaanku ay xabsiga u taxaabeen, ka dib markii sida la sheegay ujeedada xadhigiisu uu ka dhashay hadalo ku lid ah doorashada golayaasha deegaanka oo uu ka baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta. Sheekh Maxamuud Cabdillaahi Geele ayaa la sheegay in ciidamada amaanka oo gurigiisa tagay subaxdii hore ee shalay, isla markaana ay ka waayeen xilligaasi, ayaa la sheegay inuu isagu iskii u tagay saldhiga dhexe ee Bilayska magaalada Hargeysa, ka dibna ay ciidamadu xabsiga dhigeen. Wadaadkan Sheekh Geelle oo qaar ka mid ah warbaahinta u waramay intaan xabsiga la dhigin, ayaa sheegay in mabda’iisa Diiniga ah ee uu ka taagan yahay doorashooyinka lagu haysto iyo waxa ay shareecada Islaamku nidaamka Dimoqraadiyada ka qabto, taas darteedna ujeedada xadhigiisu ay ka dhalatay. Sheekh Maxamuud Cabdillaahi Geelle oo isagu ahaa Wadaadkii urur Diimeedkii Xisbulah ee dalka laga mabnuucay ku dhawaaqay xilligii ururada siyaasada furitaankooda lagu dhawaaqay, ayaa dhawr jeer oo hore ay ciidamada xabsiga dhigeen, kadib markii uu ku adkaystay inaanu ka tanaasulayn ku dhawaaqida urur Diimeedkaasi, hase yeeshee markii uu muddo xidhnaa ayaa xabsiga laga soo daayay, kaas oo dhawrkii bilood ee u dambeeyay aan lagu arag saaxada saxaafada iyo fagaarayaasha siyaasada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2012 I heard him talking on the microphone in the middle of the street ,,, he needs a really time in Jail. He is free to believe but mobilizing people against the system and rule of law is something else. Maybe he better join the AS if he is brave enough and wants some blood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 26, 2012 Jaceylbaro, its the second time the Sheick is arrested after his political party got banned. doesnt look like a fair system for the Sheick though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2012 The sheikh needs to go along the system ... you cannot say everyone is Gaal except my xisbi .... and I'm not going for election coz I should be the one .... come on ,,, dadku ma ciyaal baa ? The other day he was saying "Culimadu waa wada basaasiin miidhan" ...... probably some did not want him to speak in their mosques Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 26, 2012 Jacaylbaro;892974 wrote: The sheikh needs to go along the system ... you cannot say everyone is Gaal except my xisbi .... and I'm not going for election coz I should be the one .... come on ,,, dadku ma ciyaal baa ? The other day he was saying "Culimadu waa wada basaasiin miidhan" ...... probably some did not want him to speak in their mosques Sounds like another Aden Siiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2012 Indeed ............ Aden siiro should also be taught some lessons. At least he is not claiming a Xisbi or opposing the main objective. He just wants to make himself fit in the system ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 26, 2012 JB, how about free speech? isnt the Sheick entitles to voice his opinion? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2012 Free speech has limits dee .... does it include to go out and call people to join Alshabab for example ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-Salman Posted November 26, 2012 JB come on man, you know very well the Shariah position on democracy a la Western and this wadaad is just saying what all the sheikhs say inside mosques; him founding a political platform, whether as competing with other parties or as an ad-hoc association, doesn't change the most basic right to religious freedom (did he explicitely call everyone apostate?). That is unless we ask him to rewrite the Shariah as other politicians opinion here is utterly irrelevant; likewise for his diplomatic skills or lack thereof . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 26, 2012 (did he explicitely call everyone apostate?). Yes he did ,,,, and called other religious leaders as "CIA Agents" ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 26, 2012 The Sheick is right, Somaliland is full of dharcad and basaasiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites