oba hiloowlow Posted November 22, 2012 hahah got damn , Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 22, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 22, 2012 Jacaylbaro;891964 wrote: ... He thinks it is SL who is doing this dee ............ Waar ragii wax la yeelay baa cad goosanaya iyagaana garanaya cidii wax yeeshay ee u dhaaf Soo adinkaan ka daba mashxaradaya,sidee baysan Somaliland u ahayn? Oo hadda maxaa la oranayaa ninkaan bay kula tahay? Maraykanka ayaa in laga masaafuriyo laga yaabaa, then what meel kale ayuu ku noolaan inta nolol u hartay. It is not like in la xirayo amase xoolo laga helayo. Waxa Soomaaliya ka dhacay maba laga bixi karo xisaabtooda, Soomaalina caddaalad ma taqaanee qabyaalad baa indhaha tirtay sidaan u baddanahay, marka sidaas awgeed baan u leeyahay Ilaah ha loo daayo, ee ma lihi qofna dembi ma gelin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 22, 2012 oba hiloowlow;892052 wrote: abwaanow whats up with shakiga, what did you do in the 90s? Oba alxamdulillaah inaan is hubo oo aan shaki igu jirin. Wax xun cidna kuma samayn. I actually risked my life for peace. I was a member of USSY. Qofkii yaqaan baa yaqaan, waxaa raggii aasaasay ka mid ahaa Elman Cali Axmed AUN, isaga ayaana guddoomiye noo ahaa, markii dambena xitaa naftiisa ku waayey. waa meeshii ay ka soo billabatay fikraddii "qoriga dhig, qalinka qaado"I don't even know inaad waagaas caqli lahayd. I was a young man who loved peace and when I noticed that was not happening I left Somalia. Oba waa su'aale adigu maxaad samaysay? Adigaaba dhihi doona masaasad baa caano la igu siinayey. Meeshan SOL ee nimanku is carruurayanayaan baanba la yaabay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 22, 2012 Abwaan was a peace activist LOOOL war yaad ku ciyareesa, you where them USC wiilashi indhihii Guduudna. Anigu ninyahow i was fighting in Bermuda triangle ninyaho qofkii yaqaan ba yaqaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 22, 2012 Maybe it was ABWAAN who Wrote the USC songs like 'Jeylicaa jabka D'. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 22, 2012 oba hiloowlow;892139 wrote: Abwaan was a peace activist LOOOL war yaad ku ciyareesa, you where them USC wiilashi indhihii Guduudna. Anigu ninyahow i was fighting in Bermuda triangle ninyaho qofkii yaqaan ba yaqaan. lol Oba, if you survived Bermuda you must have multiple gunshots...you are not from Ceel Hindi..why did you go there? You cannot claim it was a self defence. Carafaat adiga weli isku dirkii Koofurta ayaad waddaa ee dhibka jooji. I don't even know if there was such a song. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 22, 2012 Abwaan, maxaa ku diidisaa cadalad? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 22, 2012 Carafaat has a point mar alaale marka la yidha hala xisaabtamo oo dhiigi faraha badna eeh la daadiyey cadalaad halo doono walalkeen abwaan wu gariira Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 22, 2012 Xaaji Abwaan wuxu diidiya ina adeeryaashi lagalo xisaabtamo wixii usc suubisay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 22, 2012 Carafaat, ninkan Abwaan have no problems with dadka dhan caddaaladda halagu qaado but Wuxuu ka didsan yahay caddaaladda dadka qaar un lagu qaadayo. War screen baa lagu dhuumanayaa ee who knows adinkuba waxaad tihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 22, 2012 inshallah cadalad wee iman. Oday madooba ayaa hada ka hor yiri 'cadalad la'an meel ka jirta, wexe noqotaa cadala xumo meel kasta sameysa'. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 23, 2012 Abwaan;892144 wrote: lol Oba, if you survived Bermuda you must have multiple gunshots...you are not from Ceel Hindi..why did you go there? You cannot claim it was a self defence. Carafaat adiga weli isku dirkii Koofurta ayaad waddaa ee dhibka jooji. I don't even know if there was such a song. man bermuuda libaaxyo baa joogay ninyaho do you remember them gaabgaab wacbuudhan men Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 23, 2012 Oba I used to live in Ceel Hindi once, near garaashka Xuseen maalin AUN, ee naga daa waxaad rabto hannoo sheegine. It was before 1990 though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 23, 2012 lool Abwaan the place aint called Bermuuda for no reason, lama galaan ay aheyd. , war i even have a documentary made by the danish about the place. Quote Share this post Link to post Share on other sites