Saalax Posted November 21, 2012 Baaqyo nabadeed & Colaad Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Cagaare Wednesday, November 21st, 2012* Boocame Online- Wararka nagasoo gaadhaya deegaanka Cagaare ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu dilay labo nin oo kasoo jeeda gobolka Mudug. Waxaana iyana maanta duulaan soo qaaday maleeshiyo kasoo jeeda gobolka Mudug oo dhaawac u geysatay niman geel jire ah oo u dhashay gobolka Sool.Xiisada Cagaare oo saandihii ina soo dhaafay marba soo noqnoqnaysay ayaa ah mid aan weli xal laga gaadhin, inkastoo odayasha iyo waxgaradka labada dhinac dhowr jeer oo hore isugu dayeen in lasoo afjaro.Wax garadka Kasoo Jeeda Deegaanka Sool Ayaa Dhankooda ku baaqaya sidii Looga Qayb qaadan lahaa sidii loo damin lahaa Colaadaasi & Inaysan dhibaatadu halkaas kasii fidin. Boocame Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 21, 2012 http://www.boocameonline.com/2012/11/21/colaad-oo-kasoo-cusboonaatay-deegaanka-cagaare-baaqyo-nabadeed/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 21, 2012 Ilaahay ha kala qaboojiyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted November 21, 2012 Somalis r primitive. We are one of the last nations on earth who still practise this sort of fratricide. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 21, 2012 what? Do Khaatumo even have borders with mudug? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted November 21, 2012 No it doesn't, but these two clans meet in the miyi of nugaal region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 21, 2012 doesn't make sense in my ears still, in that case aint the other side south nugaal people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 21, 2012 Cagaare is in Ethiopia zone 5 region where Khaatumos and northern Mudug residents meet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 21, 2012 allright thanks saalax Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted November 22, 2012 Ilaahay ha kala qaboojiyo if only Somalis turned all this anger and the weapons on others BUT themselves. :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted November 22, 2012 Saalax ur right. Kilinka shanaad is the meeting ground for many clans who dont live anywhere close to each other in Somalia proper. For example beesha SNM and beesha SSDF meet in Wardheer. Quote Share this post Link to post Share on other sites