General Duke Posted November 21, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 21, 2012 http://horseedmedia.net/2012/11/21/aqoonyahada-puntland-ee-switzerland-oo-taageeray-maamul-u-sameynta-g-jubooyinka-iyo-gedo-video/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 21, 2012 lol@GD...The title should have been Puntland supports NOT jaaliyadda guud....Su'aal baanse ku weydiiyey : Why maryooleeydu u isticmaashaa sidaan baa nala dhihi jirey waagii gumeysiga, oo gumeysigu noo bixiyey, for instance Somaliland iyo Jubbaland baa la dhihi jirey waagii Ingiriisku na gumeysan jirey ma ahane wax kale ma leh miyaa? Magaca Puntland isagana yaa bixiyey tolow ma gumeyste? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 21, 2012 Magaca Somaliyaa laftigeeda isticmaar ba bixiiyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 21, 2012 Waa billaabatay...War Isticmaar ma bixin ee waa "Soo Maal" You might say Ajnebi ayaa sidaas nagu sifeeyey and ajnebiguna wuxuu noqon karaa marti Soomaalidu ku oran jirtey "Soo Maal" Adigase waa laguu qeybiyey oo Ingiriis baa SomaliLand kuu bixiyey...Bal Annagu ma SomaliSky baan nahay? Land ku lehe. Haddana kuwaan ceebta meesha la soo istaageey ingiriis baa Jubbaland noo bixiyey bal fiiri. XX wax fiican lagaama baran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 21, 2012 Somaal sax Soomali xita i da meeshad ka keentay ma garanayno. wabaad ka si dartay oo Somaalia ba tidhi A bad si racisay , Somalia waxa hadaba keeney isticimaarki Talyaaniga u bixiyey Somalia Somalia. adigu waxad ka reebtey le colonie di italia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 21, 2012 Abwaan Juba wa webi dhex mara dhulkaas marka Juba plus land dee wa dhulki webiga wax weyn maha waxasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites