Sign in to follow this  
Macallinka

Jeneraal Cali Madoobe, Madaxweynaha Jubbaland?

Recommended Posts

oba, aad bay rajadu u fiicantahay beenna maaha

 

xaaji xunjuf, midowgii 1960 keligaa maahayn ee dadbadan ka dhexeeyey, dadkii qaar maanta waa khaatumo qaarna waa puntland, yaa heshiiskii 1960 kii dib ugu noqonaya adeer? Sheekh isxaaq in loo roonaado anagoo dhan baa rabnee laakiin whose expense awoowe?

 

Sheekadu sida qolodiina heestaa u qabto maaha, ee bal halkaa ku noqo. Dastuurka shiddo kama taagna, waxani waa southern politics at its best, waana dhammaatay Xasan Sheekh Maxamuud waa madaxweyne cidna ma caaradi karto laakiin xoogaa in hoos aad loogu dego baa laga dacwooday , laysna garay ee adigu ka har. Tan Hargeysaa daran

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinfaniin Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia Mudane hassan sheikh Maxamuud ayaa arinta ku hadlay marki la weydiiyey sidu u wajahayo wada hadalada Somaliland iyo Somalia.Wa sidu hadalka u dhigay Madaxweynuhu. Madaxweynuhu si cad wuxu afkisa ugu dhuftay Midowgi iyo qaabki u dhacay 1960 iyo qaabki wax u xumadeen iyo qaabki u wax u doonayey. Xaaji Xunjuf ma odhan Madaxweynaha yidhi.

 

Meesha waxa la isku haysta hadaan u so noqdo qisada ka tagaan Kismayo , Magaalaada Kismayo iyo jubooyinku wa qeyb ka mid ah Jamhuuriyada Somalia. Waxana looga bahanyahay in loo dhiso mamuul federaali ah oo ay shacabka halka degeni raali ka yihin . Mamuulkaaso oo hoos tegeya si toos ah dallada federaliga eeh Jamhuuuriyada Somalia eeh u garwadeenka ka yahay Madaxweynahu. Wa sidu dastuurku sheegayo. Laakin maha mamuul ku lamaan sida Puntland oo leh anagu si gaar ah uun baanu u la shaqeyneyna sidanu rabno baanu u la shaqeynayna dawlada federaalka taasi ma jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf , xasan sheekh luqad silmi ah buu ku hadlay waana wax wanaagsan laakiin ninku waa hogaamiyaha ruuxiga ah ee xisbiga islaamiga ah ee dammu jadiid, waxaana mabaa'diidiisa ka mida midnimada dalka walaa mafarra minhaa adeer

 

Ku noqo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dee anigu maba didiin wuxu aminsayhaay madaxweynuhu laakin qaabku wax u dhigay uun baan sheegey thats how he sees it the status of Somaliland. Adigu laakinse maxaad jafaysa, maxaad qaska uga wada Kismayo Maxaad ugu diidaysa inu madaxweynuhu iyo dawladisu ay dadka shacabka ku nool Jubbaland ay ka caawiso mamuul dhisida gobolkaas? Oo aad ugu afuufaysa wixi magaca laha eeh Puntland aad kala timi?

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaaji xunjuf waxaani waxaad fahmi karto maaha, meesha soomaliya baa lasoo celinayaa iyadoo doobinaysa oo xoog leh, dadku waa inay ku qancaan meeshii ilaah ku abuuray buur iyo beerba. Saasaa laysku jeclaanayaa oo lagu midoobayaa

 

marka awoowe maamulka Kismaayo, caawimaad buu dawladda uga baahanyahay waana ka helayaan, taa macnaheedu maaha in siyaasadda hoose la faragelinayo ama dadka madax loo samaynayo. Inaad ka naxsantahay waa ogahay kheryka kismaayo kasoo socda , laakiin arrin aad wax ka qaban karto maaha awoowe:

 

Mar haddaanan daas adag ka dhalan amase deyr xoogleh

Dibnahayga waa xiran lahaa sida dad qaarikiise

Ninka aniga ii dudahayaa muu dibiro ciilka

Oo muu dac dhaho carada waa lala dillaacaaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dee ma anaga sudaanta keeney ku yeh Somalia la so celinaya dee ya diidan haba la so celiye eh ma dastuurka odayashu sexeexen baad diidaysa. Meesha dal ba la dhisaye eeh dalal dal ku dhex yaala la dhisi mayo. Wa halka kaliya eey aynu isku khilaafsanhaya waad ogashahay in madaxweynuhu caawiyo shacabka Kismayo iyo mamuul dhisida. Hadana dhinac baad ka liigeysa oo wixi baasa ba ka guuxaya.

 

Inad dirirtaad rabta balse adigay ku darantahay

inad derejo gaadhaad hiigsatay waadse dayacantahay

Mar hadaad dalada hassan hadhsanayso kugu daadihiyey

Talo na wa lo da’ weyn yahay dabshid na wa maankeeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Abwaan;890925 wrote:
The Zack, Awoowe I am against the Federalism Qabiil ku dhisan....Mid gobol oo si wanaagsan loo dhisay waxba kama qabo laakiin, Somaliland, Puntland, Galmudug, Ximan iyo Xeeb, Hiiraanland, Bayland, Khaatumo and the current Jubbaland are all Qabiil based. They are all Reer-Hebel-Land. Yaa lagu ciyaarayaa..?
:D

Somalidu waa wada qabiil, we breath qabiil, we drink qabiil it is our kool-aid. You like your qabiil, I like my qabiil - nothing wrong with that. States where multiple clans live can also agree to come together and create their own regional state. It is their constitutional rights.

 

Jubbaland is a reality, believe it, live with it. Nobody can stop it. Not Hassan, not Caasimad.com, not waagacusub.com, not the HAG, not Reer DhuusoMareeb, not Indhacade, Not Goobaale, not Abwaan, not multiple threads in SOL. I know many hate this, but it is a fact that same clan that resides in Puntland and Khaatumo is the majority here too. Over 12 of 15 major districts in Jubbaland are homes of those people :)

 

HAG meeting in London - They want their share in Jubbaland lol

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   
:D Waa u maleynaayey hello Garowe, Hello Garissa i ay tan dhalayso. Ka xaaxaabsha hee, Hello Ceel-Buur, Hello Caliyaalo ayaa halkanna lagu hayaa.:D. Dad aananba is lahayn Kismaayo ayay ka hadlayaanbaa maanta ka hadlayo.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

And here is Xaliimo Soofe after 21 years iyadoo mar labaad xilaheeda ku dhaaranaysa.:D Goobtu waa Denmark, gantaalkeeduna waa cabbaysan yahay, ka cabso.....waxaan ka baqaa islaantii gacanta gadeysey ee Oba sheegayey inay foodda is daraan. Abdirahman Runki waa wanted, taariikhda ayaa lagu darayaa...xaalku ma fiicna...Ilaahoow dhiig muslim aannan u fara baxsan.

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool Waxaan maqli jiray markaan ciyaalka ahayn oo banooniga naloo diido waa BANAD oo ciyaarta oo dhan la joojiyo.

 

Marak hada Abtiyaashay ma waxay rabaan inay wax banadaan ;) Abwaan Maamulka ciyaarta ka daaya Jubbaland waa duushay ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Abwaan;890834 wrote:
xiinfaniin waxa Kismaayo ka galay baanba la yaabanahay ee uu igula doodayo.
:D
Adigu horta dhulballaarsiga maad deyid. Faroole wax la qaybso kismaayo layne.
:D

You tell A&T to worry himself with the O problems. You tell Xaaji X to focus on Somaliland. You tell Xiin to concentrate on Faroole yet you still try to tell everyone else that you are anti clan or Somali federalims! Adeer caanahan aad naga iibinaysid waa wada biyo! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

NGONGE;891251 wrote:
You tell A&T to worry himself with the O problems. You tell Xaaji X to focus on Somaliland. You tell Xiin to concentrate on Faroole yet you still try to tell everyone else that you are anti clan or Somali federalims! Adeer caanahan aad naga iibinaysid waa wada biyo!
:D

:D :D :D That is what I have been telling Abwaan. He is doing everything clanly, yet claims he is anti-clan lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Cause you guys are wearing the clan glasses see everything a clan-based.:D

 

 

Macallinka;891243 wrote:
lool Waxaan maqli jiray markaan ciyaalka ahayn oo banooniga naloo diido waa
BANAD
oo ciyaarta oo dhan la joojiyo.

 

Marak hada Abtiyaashay ma waxay rabaan inay wax banadaan
;)
Abwaan Maamulka ciyaarta ka daaya Jubbaland waa duushay
;)

Macallinka maxaa la bennedayaa oo socda? Maamul wanaagsan oo ciyaarta laga daayo meesha halla keeno sxb.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this