oba hiloowlow Posted November 18, 2012 Warar aynu ka kala helnay diblumaasiyiin ka kala tirsan dowladaga Kenya iyo Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in labada dowladood uu soo kala dhexgalay khilaaf iyo madmadow ku saabsan arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan maamul u sameynta magaalada Kismaayo oo ay dowladda Kenya iyadu is-xijinayso, halka Itoobiyana ay dooneyno in arrinka Kismaayo loo daayo dowladda Soomaaliya haddii kale ay iyadu lug ku yeelato. Sida warku sheegayo khilaafka ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah burburkii ku yimid heshiiskii jabhadda xoreynta ********iya ee ONLF iyo dowladda Itoobiya ugu socday dalka Kenya sida ay noo xaqiijiyeen ganacsato ku sugan labada Doolow, wuxuuna khilaafka sii xoogeystay ka dib markii ay dowladda Itoobiya ay dalkeeda ka mamnuucday isticmaalka lacagta Kenya iyo ganacsiga ka yimaada dalka Kenya kuwaas oo ay badan Jaadka loo yaqaano Miirowga, Oomada iyo Caleenta shaaha, waxaana arrinkaasi si weyn uga carooday dowladda Kenya oo iyana dalkeeda ka mamnuucday in lagu isticmaalo lacagta Itoobiya ee birta ah. Dhinaca kale ciidamo Itoobiyaan ah oo laga keenay xadka ay Baadame kala leedahay Itoobiya dalka Eritrea ayaa soo gaaray 12-kii saac ee ugu dambeysay gudaha Soomaaliya, kuwaas oo intooda badan soo gaaray goblka Gedo gaar ahaan degmooyinka Doolow, Luuq iyo Yurkut oo magaalada Baydhabo u jirta 135-km ahna xadka gobolada Bay iyo Gedo kala qeybiya, waxaana la sheegay in dowladda Itoobiya ay ciidamadaasi ugu talogashay inay gudaha u galaan magaalada Kismaayo, isla markaasna ay la socdaand haqdhaqaaqyada ay dowladda Kenya halkaasi ka waddo oo ay ugu horeyso maamul u sameynta magaalada Kismaayo. Sida warkus heegayo ciidamadan cusub ee ka socda dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay si weyn uga duwanyihiin ciidamii hore ee Itoobiya u joogay gudaha dalka Soomaaliya, waxaana la sheegay in dowladda Itoobiya ay ugu talogashay inay sugaan ammaanka guud ee Kismaayo, waxaana sidoo kale la sheegay in ciidamadaasi ay u tababaranyihiin la dagaalanka kooxo ay ku sheegeen nabadiidka Soomaaliya. Dhanka kale ilo diplumaasiyadeed oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in laga dhexwado dowladaha Itoobiya iyo Elitareeya, waanwaan iyo colaad joojin aakhirka horseeda heshiis nabadeed oo labada dal dhexmara haddiiba waanwantu shaqeyso, labadan dowladood oo in mudo ah colaad u dhexeysay ayaa la sheegay in wan waantaasi ay ka dhexwadaan dalal ka tirsan urur goboleedka IGAD iyo Mareykanka inkastoo aan si rami ah loo shaacin waqtiga la bilaabay waanwantan hoose ee la sheegay in laga dhexwado dalalka itoobiya iyo Eritrea taas oo la doonayo in lagu dhameeyo colaadda mudada dheer dhextiilay labadaasi dal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 18, 2012 loool ethiopia is against the the ONLF tribe to rule kismaayo. Ethiopia and Kenya should stay out of this immediatly nacala ku yaale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 18, 2012 I think federal government officials of Somalia are trying to convince Ethiopians that ONLF is finding a safe heaven in Kismayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 18, 2012 still its unethical for you to beg your archenemy i don't like this at all even if its politics you gotta have principles Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 18, 2012 Don't tell me the federal government has stooped that low. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 18, 2012 Haatu lol we dont know yet if they did its embarrasing Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 19, 2012 oba hiloowlow;890211 wrote: loool ethiopia is against the the ONLF tribe to rule kismaayo. Ethiopia and Kenya should stay out of this immediatly nacala ku yaale lol@Oba....They have Ileey & Madoobe working for them....It is funny how Abtigiis pretends to be anti- Iley/Ethiopia & loves Madoobe/Kibaki. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 19, 2012 im telling you he is a hypocrite, Haatu is the only rageedi guy with principles Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 19, 2012 I have to agree with you on this. I have a huge respect for Haatu. Abtigiis ayaan mar dambe ii dhuuman doonin. I was sympathetic to him habeen uu neef tuurayey oo uu lahaa Nairobi baa la iga dhex ugaarsan rabaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 19, 2012 These niggas are lucky the admin ain't allowing me to use the "m" word, God damn. :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 19, 2012 Somalia;890387 wrote: These niggas are lucky the admin ain't allowing me to use the "m" word, God damn. :eek: LOOOOL why are you hating on me my brother:( Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 19, 2012 There ain't not hate in my game, this is a game after all, you either win or die there ain't no middle ground. :cool: But I don't know how I will survive without that word, it was the cornerstone of my SOL vocabulary. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 19, 2012 LOOL you have to find another word to replace it with in that case Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted November 19, 2012 Abwaan;890380 wrote: I have to agree with you on this. I have a huge respect for Haatu. Abtigiis ayaan mar dambe ii dhuuman doonin. I was sympathetic to him habeen uu neef tuurayey oo uu lahaa Nairobi baa la iga dhex ugaarsan rabaa. Walle Abtigiis waa shactiroole. Soo tii markuu Hargeisa joogayna yiri, Death threats ayaa ilagu suubiyey, oo hadii eey wax isoo gaaraan dadkaan (2 SoL Members) ayaa ka danbeeyo? LoL Qosol. Quote Share this post Link to post Share on other sites