Che -Guevara Posted November 15, 2012 Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Maamul u sameynta Jubbooyinka ay mas'uul ka tahay Dowladda Soomaaliya Khamiis, November 15, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta madaxtooyada Soomaaliya shalay oo Arbaco ahayd ayaa kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin maamul u sameynta gobollada dalka, wax ka qabashada ammaanka iyo dhoofinta dhuxusha taalla Kismaayo. Shirka jaraa'id ee madaxweynaha oo ahaa midkii ugu dheeraa ee uu qabto tan iyo markii loo doortay xilka madaxnimo ee Soomaaliya ayuu ku sheegay in dowladdu ay mas'uul ka tahay maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka iyo gobollada kale ee dalka. "Maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka dowladda ayaa mas'uul ka ah sida ay mas'uulka uga tahay maamul u sameynta gobollada dalka oo dhan. Markaan leeyahay maamul u sameynta Jubbooyinka dowladda ayaa mas'uul ka ah ma ahan macnaheedu Xamar intaan fariisto ayaan dad u magacaabayaa, laakiinse dowladdu waxay mas'uul ka tahay fududeynta habka iyo nidaamka ay dadka deegaannadaas deggen ku sameysanayaan maamullada. Waxayna taageeri doonnaa maamullada ka dhalan doona deegaannadaas inta ay isaga fillaanayaan," ayuu yiri Xasan Sheekh. Madaxweynuhu wuxuu ku sifeeyay shacabka gobollada Jubbooyinka ku nool kuwo nabadeed, isagoo xusay in colaadaha 20-kii sano ee lasoo dhaafayay ka dhacayay ay ahaayeen kuwo meelo kale laga soo abaabulay, isagoo sheegay in dowladdu ay ka hortagayso in colaadihii horay u soo maray dib loogu celiyo gobolladaas. Sidoo kale, madaxweynaha Soomaaliya, wuxuu soo hadal qaaday dhuxusha taalla magaalada Kismaayo, isagoo sheegay in guddi qiimeyn kusoo sameeya ay dhawaan u magacaabi doonaan, isagoo xusay in guddi ay horay u magacaabeen balse cillad farsamo awgeed aysan hirgelin howshii guddigaas loo magacaabay. "Dowladdu waxay doonaysaa inay go'aan ka gaarto dhuxusha taalla Kismaayo oo ay ganacsato Soomaaliyeed xoog iyo maal badan ka galay, go'aankeennuna waa xal laga gaarayo dhuxusha iyo inaan dib dambe loo jarin dhirteenna," ayuu shirkiisa jaraa'id ku sheegay madaxweynuhu. Ganacsatada dhuxusha ayuu ugu baaqay inay dowladda la shaqeeyaan si xal waara looga gaaro dhuxusha 4-milyan ee loor ah ee taalla Kismaayo, isagoo sheegay inay dowladdu doonayso in xalka ugu wanaagsan laga gaaro dhuxushaas; sidoo kalena la is-waafajiyo in dhuxushaan xal loo helo dib dambena aan dhirta loo jarin. Dhanka kale, madaxweynaha Soomaaliya wuxuu ka hadlay ammaanka isagoo xusay inuu dareensan yahay inay jiraan habacsanaan dhinaca hay'adaha cadaalada iyo amniga, isagoo shacabka ka dalbaday inay dulqaad yar muujiyaan inta laga saxayo hay'adahaas. "Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu digayaa inay taageeraan dambiilayaasha ka soo horjeeda nabadda, marka ciidamada ammaanku soo qabtaan dambiilaha yuusan noqon reer hebel. Dhibaato loo geysanayo ma jirto sharciga wuxuu ku xukumo ayaa lagu fulinayaa," ayuu Xasan Sheekh ku yiri shirkiisa jaraa'id. Ugu dambeyn, madaxweynaha Soomaaliya wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal u galay sidii ay dalka dib ugu celin lahayd mid nabadoon, isagoo sheegay inay xoogga saari doonaan dib u soo celinta ammaanka guud ee dalka. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 15, 2012 http://www.hiiraan.com/news/2012/Nov/wararka_maanta15-19914.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 15, 2012 Maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka dowladda ayaa mas'uul ka ah sida ay mas'uulka uga tahay maamul u sameynta gobollada dalka oo dhan. Markaan leeyahay maamul u sameynta Jubbooyinka dowladda ayaa mas'uul ka ah ma ahan macnaheedu Xamar intaan fariisto ayaan dad u magacaabayaa, laakiinse dowladdu waxay mas'uul ka tahay fududeynta habka iyo nidaamka ay dadka deegaannadaas deggen ku sameysanayaan maamullada. Waxayna taageeri doonnaa maamullada ka dhalan doona deegaannadaas inta ay isaga fillaanayaan," ayuu yiri Xasan Sheekh. Madaxweynuhu wuxuu ku sifeeyay shacabka gobollada Jubbooyinka ku nool kuwo nabadeed, isagoo xusay in colaadaha 20-kii sano ee lasoo dhaafayay ka dhacayay ay ahaayeen kuwo meelo kale laga soo abaabulay, isagoo sheegay in dowladdu ay ka hortagayso in colaadihii horay u soo maray dib loogu celiyo gobolladaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 15, 2012 ^Reasonable thing thing but I get feeling some will hit the roof. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 15, 2012 The President seems to has softened his position of late. Kismayu & the Jubaland admin is coming. There will be an agreent regardless of all those who wish for more violence & the return of the defeated fake religious groups. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted November 15, 2012 Congratulations to the president for clarifying his position as he had allowed the narrative to be controlled by hysterical others for far to long. The jist of the speech is most appropriate, indeed there shall be a jubbaland admin created in Somalia by Somalis themselves, and a parachuted cabal of failed politicos and militia leaders will have to participate alongside all the other interested parties of the jubboyinka, the result a strong, representative state under the aegis of the federal government organs and not one being pushed in to existence by a couple of Kenyan civil servants. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted November 15, 2012 The President laid down three guiding principles which are all sensible. He has been talked to, and most inportantly waa told not to listen to the Galgaduud anarchists ( I mean Indhcadde's clan extremists). Si fiican baa loo wada hadlay. Now it is upto the Jubbalanders to reciprocate by agreeing to the guiding principles and assuring the president they will not keep an uncut placenta in Nairobi. Ladeis and gentleman, this is the clarity we wanted from the President. Our opposition is not wholesome but on issues. It is time to move on. Che can't read between the lines and can't get when politicians reverse gear. He thinks the President is stating his original position. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 15, 2012 A much needed clarification from the president. Like we said yesterday we like president's evolved position toward Kismayo admin and the charcoal issue . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 15, 2012 This is what I have been asking for for weeks and now that he has delivered I can rest more easily in the knowledge that we did pick the right man for the job. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 15, 2012 Madaxweynaha hada hala tageero kama so horjeedo mamuul goboleed kismayo lo dhiso mamuulka kismayo laga dhiso na wa mamuul hoos tegeyaa hassan sheikh maxamuud dawladisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 15, 2012 Haatu;889317 wrote: This is what I have been asking for for weeks and now that he has delivered I can rest more easily in the knowledge that we did pick the right man for the job. +1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 16, 2012 Somalia: Presidency Denies Reuters Report NOVEMBER 15, 2012 Mogadishu (November 15, 2012) The President of the Federal Republic of Somalia H.E. Hassan Sheikh Mohamud has had a press conference discussing several issues including the current charcoal stockpile in Kismayo and its surroundings. The President’s position is in line to that of the government Somalia and UN Security Council resolution banning the export of charcoal from Somalia. The Presidency strongly denies the Reuters report that President Hassan Sheikh Mohamud reversed his position and now allowed the export of the Charcoal. The President believes it is irresponsible on the part of Reuters to mischaracterize and misquote the President’s press conference. What the President said yesterday was that his government is working hard to find a resolution to this burning charcoal issue that will protect the environmental degradation, and find ways and means to dispose the current stock which is acceptable to the interest of our citizens, to find that solution the Presidency has created a taskforce to recommend the best option possible. The President here again re-iterates his support to UN Security Council resolution where all member states were asked to take the necessary measures to prevent the export of charcoal from Somalia which the Government of Somalia originally requested for the ban on the grounds that the charcoal business is not only hazardous to the environment but also detrimental to the security efforts. The Presidency hereby strongly request Reuters News Agency to retract this fabricated and false report . -END- Communication Office Office of the Somali President Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 16, 2012 http://horseedmedia.net/2012/11/15/somalia-presidency-denies-reuters-report/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 16, 2012 Che I will invite you to my Kismayo villa in the future inshallah, bring Bluelicious and Narniah, of course you will all get 3 separate rooms. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted November 16, 2012 You have to hand it to Puntland, they are running circles around everybody else. Too bad they live in an arid desert land (what happened to the oil news? Is it over?). Quote Share this post Link to post Share on other sites