Xaaji Xunjuf Posted November 14, 2012 Wadani let him claim hargeysa two Taleexi wa nin reer Somaliland ah dalka laga ma xigo isagu uun ba is martiyeeya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted November 14, 2012 lol waa runtaa Xaaji Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted November 15, 2012 Madaxweyne Siiraanyo Oo Safakiisii ku Soo Maray Kalabaydhka una dhagax dhigay Wadada isku xidhay Magaaladaasi iyo Togwajaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 16, 2012 Wadani;888965 wrote: lol waa runtaa Xaaji We all know well the stakeholders of Erigavo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted November 16, 2012 Xaaji Xunjuf;888961 wrote: Wadani let him claim hargeysa two Taleexi wa nin reer Somaliland ah dalka laga ma xigo isagu uun ba is martiyeeya. Taleexi waa inan reer khaatumo ah. Laakin waxa hubaal ah in aad labadiinu niman somaliyeed tihiin marka muqadishu wala magaalo kale oo somaliyeed ayaa lakala xigaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 16, 2012 ^^ Hadaan waxba la kala xigin Somaliland lama kala xigo Somaliana lama kala xigo:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted November 16, 2012 Taleexi my clan is the majority in Ceerigaabo. The only flag allowed in Ceerigaabo is the SNM flag..Just like Lascanood:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted November 16, 2012 AsadSL;889701 wrote: Taleexi my clan is the majority in Ceerigaabo. The only flag allowed in Ceerigaabo is the SNM flag..Just like Lascanood:cool: Maxaad ka ogtahay my hometown laascaanod, wiil yar o reer hargaisa ah oo canada jooga hadaad tahay.. In this video reer laascaanod are supporting their maamul Khaatumo State of Somalia...duruufaha ee ku jiraana way ka baxayaan. Dulmi ma waaro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted November 16, 2012 Xaaji Xunjuf;889542 wrote: ^^ Hadaan waxba la kala xigin Somaliland lama kala xigo Somaliana lama kala xigo:D Waa sidaas Somalia waa hal mana lakala xigo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 17, 2012 Where da hell is Awdal State ?? ,,,, Yaa arkay ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 17, 2012 Jacaylbaro na cyberstates uun bu baafiya Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted November 17, 2012 Taleexi;889477 wrote: We all know well the stakeholders of Erigavo. Travel to Erigavo and shoot a documentary about this, It's not that we don't believe you, people just think your full of..... Quote Share this post Link to post Share on other sites