Xaaji Xunjuf Posted November 13, 2012 Ciidamo Milatariga Somaliland Ah Oo Gaadhay Degmadda Laasqoray Oo Dhowr Jeer Puntland Ku Soo Xad-gudubtay. Laasqoray (Ramaas) Nov 13,2012 – Xukuumadda Somaliland ayaa Ciidamo Milatari ah dejisay Magaaladda Laasqoray ee bariga gobolka Sanaag, kuwaasi ka shaqeyn doona amaanka deegaanadaasi oo ciidamadda Puntland si sharci daro ah ku soo galaan. Maayarka degmadda Laaqoray Maxamed Hayaan Caarshe, ayaa sheegay in shacabka degmadda Laasqoray ay hadda yihiin Somaliland isla-markaana ay halkaasi ka waddaan hawlo lagu horumarinta deegaanka. Maayarka oo ka waramaya xaaladda degmadaasi ayaa yidhi “Xaaladda degmadu aad iyo aad ayay u fiican tahay, imikana waxa ka socda dardar-galinta maamulka, cashuurihii laga qaadi lahaa doonyaha ka yimaada dalka Yemena waanu bilownay” Maayarku waxa uu sheegay in kaluumaysigu yahay waxa kaliya ee dhaqaaluhu ka soo gallo shacabka “Magaaladda dhaqaale kale ma soo gallo oo aan kaluumaysiga ahayn, markaa dhalinyaro badan oo laashashka kaluunka lagu soo guro ayay ku shaqeystaan, warshadii kaluunka ee shacabka Laasqoray samaysteen markii dawladii Somaliya burburtayna way shaqeysaa”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Anagu maamul cusub ayaanu ahayn oo dhawaan ayaanu xilka la wareegnay, markii horena degmadda ciidamadda Qaranka iyo booliska ayaa ku yaraa, laakiin imika ayaa guuto ciidamadda Milatariga ah la soo dejiyey oo hawlahoodii loo soo habeeyay oo maalin dhawayd ayay Hargeysa ka yimaadeen, markaa imika ayaa la dhaqaajin karaa amaanka iyo cashuurahaba” Maayar Caarshe, waxa uu tilmaamay inay hawlaha horumarinta ka waddaan deegaanka Ceelaayo oo 110KM u jirta Magaaladda Boosaaso e Puntland, isaga oo xusay in Laasqoray ay soo daggeen ciidamo Milatari ah oo ka taggay Magaaladda Hargeysa “Hawlahana ilaa Ceelaayo ayaanu ka wadnaa, siyaasadii degmadda Laasqorayna way isbadashay oo Somaliland-bay ku shubatay oo xagga Somaliland ayay u wadda jeedsatay intii xukuumadda Siilaanyo tallada haysay, shalayna waxa na soo gaadhay Odayaal dhaqameed ka yimid Hargeysa oo degmada ka bilaabay wacyi-galin ah sidii ay doorashadu uga dhici lahayd Laasqoray” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sulleiman The Great Posted November 13, 2012 Xaaji Xunjuf;888615 wrote: Ciidamo Milatariga Somaliland Ah Oo Gaadhay Degmadda Laasqoray Oo Dhowr Jeer Puntland Ku Soo Xad-gudubtay. Laasqoray (Ramaas) Nov 13,2012 – Xukuumadda Somaliland ayaa Ciidamo Milatari ah dejisay Magaaladda Laasqoray ee bariga gobolka Sanaag, kuwaasi ka shaqeyn doona amaanka deegaanadaasi oo ciidamadda Puntland si sharci daro ah ku soo galaan. Maayarka degmadda Laaqoray Maxamed Hayaan Caarshe, ayaa sheegay in shacabka degmadda Laasqoray ay hadda yihiin Somaliland isla-markaana ay halkaasi ka waddaan hawlo lagu horumarinta deegaanka. Maayarka oo ka waramaya xaaladda degmadaasi ayaa yidhi “Xaaladda degmadu aad iyo aad ayay u fiican tahay, imikana waxa ka socda dardar-galinta maamulka, cashuurihii laga qaadi lahaa doonyaha ka yimaada dalka Yemena waanu bilownay” Maayarku waxa uu sheegay in kaluumaysigu yahay waxa kaliya ee dhaqaaluhu ka soo gallo shacabka “Magaaladda dhaqaale kale ma soo gallo oo aan kaluumaysiga ahayn, markaa dhalinyaro badan oo laashashka kaluunka lagu soo guro ayay ku shaqeystaan, warshadii kaluunka ee shacabka Laasqoray samaysteen markii dawladii Somaliya burburtayna way shaqeysaa”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Anagu maamul cusub ayaanu ahayn oo dhawaan ayaanu xilka la wareegnay, markii horena degmadda ciidamadda Qaranka iyo booliska ayaa ku yaraa, laakiin imika ayaa guuto ciidamadda Milatariga ah la soo dejiyey oo hawlahoodii loo soo habeeyay oo maalin dhawayd ayay Hargeysa ka yimaadeen, markaa imika ayaa la dhaqaajin karaa amaanka iyo cashuurahaba” Maayar Caarshe, waxa uu tilmaamay inay hawlaha horumarinta ka waddaan deegaanka Ceelaayo oo 110KM u jirta Magaaladda Boosaaso e Puntland, isaga oo xusay in Laasqoray ay soo daggeen ciidamo Milatari ah oo ka taggay Magaaladda Hargeysa “Hawlahana ilaa Ceelaayo ayaanu ka wadnaa, siyaasadii degmadda Laasqorayna way isbadashay oo Somaliland-bay ku shubatay oo xagga Somaliland ayay u wadda jeedsatay intii xukuumadda Siilaanyo tallada haysay, shalayna waxa na soo gaadhay Odayaal dhaqameed ka yimid Hargeysa oo degmada ka bilaabay wacyi-galin ah sidii ay doorashadu uga dhici lahayd Laasqoray” werent you guys chased away from lasqooray by Puntland forces a few months ago...ROUND 2 is about to begin I guess Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 13, 2012 XX, the title is a rough one warya. You should have used this as your title: “Hawlahana ilaa Ceelaayo ayaanu ka wadnaa, siyaasadii degmadda Laasqorayna way isbadashay oo Somaliland-bay ku shubatay oo xagga Somaliland ayay u wadda jeedsatay intii xukuumadda Siilaanyo tallada haysay, shalayna waxa na soo gaadhay Odayaal dhaqameed ka yimid Hargeysa oo degmada ka bilaabay wacyi-galin ah sidii ay doorashadu uga dhici lahayd Laasqoray ” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 13, 2012 Sulayman it says the Garowe clan enclave militia vacated the town NGONGE haa dooraashada na walo socda arimo kala na wa jiiraan:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 13, 2012 Xaaji, Laasqoray ma irbad baa Somaliland kaga luntay?, waa amankaag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 13, 2012 Waxba kama lumin eeh ciidamada amaanka dalka uun ba doonaya inay amaanka sugaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 13, 2012 Meesha waxa ka dhacday heeladu wa heelo laas qooray:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 14, 2012 budhacad badeedaa ku badatay baa la yidhi ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted November 14, 2012 Laasqoray Residents are pirates in your twisted world of Lala land. sowmaaha? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted November 14, 2012 Somaliland officials are nowhere near Las Qoray - no one in town has yet to report the inflation of khat prices. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 14, 2012 Beer-Gaal;888696 wrote: Laasqoray Residents are pirates in your twisted world of Lala land. sowmaaha? No, we are chasing the pirates back to their bases in Bosaso ... the Lasqoray residents complained and we had to do something about it Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 14, 2012 Xaaji Xunjuf;888635 wrote: Meesha waxa ka dhacday heeladu wa heelo laas qooray:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted November 14, 2012 Jacaylbaro;888735 wrote: No, we are chasing the pirates back to their bases in Bosaso ... the Lasqoray residents complained and we had to do something about it there is only one group bro who are often chased out from Laasqoray and they are your folks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 14, 2012 Waar I said the Pirates dee ,,, are you one of them by the way ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 14, 2012 Wali bandana qoladani, ceedan beeleed ba meel tagay Waa sheeko laga tagay waryada Quote Share this post Link to post Share on other sites