Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe clan enclave elders and MPS accuse President Hassan sh of being to much involved in Kismayo

Recommended Posts

Garowe :- Xildhibaano Iyo Isimo ka soo jeeda Puntland oo ku eedeeyay madaxweyne Xasan in uu faragalin ku haayo maamul u samaynta Jubooyinka

12. november 2012

 

Xilli hadalhaynta Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda Hoose ay noqotay siyaasada hada ka taagan dalka Soomaaliya ayaa Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Puntland waxa ay baaq ujeediyeen Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya.

 

Xildhibaan C/laahi Maxamed Quraanjecel oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Madaxweynaha inuu isho si gaar ah ugu haayo Magaalada Kismaayo islamarkaana uusan ka hadlin Gobalada kale ee dalka Soomaaliya taasi ay tahay mid aan la aqbali karin.

 

Wuxuu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh looga baahan yahay ilaalinta Dastuurka dalka sidoo kalena wuxuu sheegay Xildhibaankan inuu ka digayo Guddiyada aan sharciga aheyn ee loo dirayo Gobalada Jubbooyinka.

 

Sidoo kale mid kamid ah Isimida Maamulka Puntland ayaa dhankiisa isna sheegay inay soo dhaweynayaan maamul usameynta Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalkaasi balse loo baahan yahay in faragelinta laga daayo.

 

Kismaayo oo maalmahan dambe noqotay mid siyaasadeed aad loo hadal haayo ayaa waxaa dhawaan la filayaa in maamul loo sameeyo oo shacabka Gobaladaasi ay ku qancaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this