Coofle Posted November 13, 2012 Allaylahe Dad badan oo Meeshan Ku jira Way ka badisaa ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalicentric Posted November 14, 2012 Lol, she definitely puts me to shame... & I'm 25, kudos to her nonetheless. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted November 14, 2012 Instead of her putting you or anyone else to shame. Instead let her motivate you, she put the effort to learn and perfect Somali out of her free-will. Where you are somali and you already have some sense of the somali language, you just have to want to learn it and master it. Waxa layidhi where there is a will there is a way. p.s age is nothing but a number laakin buug iyo qalin so qaado oo u fadhiiso afkaaga hooyo just like everything else in life. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 14, 2012 Laba sano ka hor ayey inta soo gashay meel Soomaalidu ganacsi ku leedahay ayey odayaal meel ku sheekeysanayey ku tiri "Maxaad sheegteen? Nabad malla yahay"? Odayaashii anigoo arkaya ayey indhaha kor u taageen, xaggooda ayey ku soo socotey oo kama aysan gaarsiin karin bahal xan ah oo Af-Soomaalina inay ku hadlayso way arkeen. Intaysan jawaabin odayaashii ayey ku tiri "Waad yaaban tihiin, miyaa haweeneydan caddaanka ah ee Af-Soomaaliga ku hadlaysa"? Markaas bay qosol la dheceen. Halkii baa la isku waraystay oo ay uga sheekaysay siday Soomaaliga ku baratay, iyo inay magaaladan u timid aqoon-isweydaarsi. Quote Share this post Link to post Share on other sites