Xaaji Xunjuf Posted November 10, 2012 Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland oo u kicitimay dalka Kenya November 10th, 2012 HARGEYSA (Somaliland.Org)- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Somaliland Dr. Maxamed C/llaahi Cumar oo ay ku weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale iyo xubno kale oo Dawlada ka tirsan ayaa maanta ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha ee Berbera iyaga oo u sii jeeda Caasimada Dalka Kenya ee Nayroobi, waxaanay ku sii hakan doonaan Caasimada Ethiopia ee Adisababa. Weftiga waxa la filayaa inay ka qayb gali doonaan Shirar la xidhiidha amniga iyo Siyaasada Mandaqada Geeska Afrika. Mudada ay joogaan waftigu Magaalada Nayroobi waxay la kulmi doonaan Masuuliyiin ka tirsan Dawlada Kenya iyo Diplomaasiyiinta Shisheeye ee Fadhigoodu yahay Magaalada Nayroobi. Hawlahan waxay qayb ka yihiin sii adkaynta Xidhiidhka iyo wada-shaqayntooda Somaliland iyo wadamada jaarka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 10, 2012 Somaliland to Attend Regional Conference focused on Security Somaliland Delegation led by Foreign Minister and International Relations Dr. Mohamed Abdilallahi Omar and the Minister of internal Affairs Hon Mohamed Nuur Araale today flew out of the country headed for Nairobi the Kenyan capital yesterday at the Berbera International Airport. The Somaliland Delegation is to take part in a conference focused on the political and security situation of the East Africa region and that the Somaliland delegation is expected during their stay they’re expected to meet Kenyan government officials and other officials from the various diplomatic missions based there. Their mission is expected to enhance diplomatic relations with both neighboring and friendly countries. Quote Share this post Link to post Share on other sites