Sign in to follow this  
Abwaan

X Ku taal

Recommended Posts

Abwaan   

Xa ku taal,

Afar walxaatoo X ku taal

Xasan Shiikh waa u xarbihaa,

Xorriyaddoon layska qaadin

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Inaan xoog laysku sheeganin

Xasan Sh. Waa u Xarbihaa

Xaq dadeed inaan la boobin

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Xasad inawsan meel gaarin

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

 

Oba your turn:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xa Ku taal

Xalaal inow Shabaab ka yeelo

Xasan Shiikh Waa u xarbihaa

Inow xiraa kuwaan xallismeyn

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Xasan Daahir Inow cafaa

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Isbaaro inow xayuubihaa

Xasan Shiikh waa u xarbihaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

X ku taal

Maaddeey inow soo xirxiraa

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Xayiraad hub inow qaadaa

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Xaawoleey inay xaq helee

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Xumaha inow ka hor tegaa

Xasan Shiikh waa u xarbihaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Xaaraantii hadii nalaka xoreeyay

Xalaal la damcay

Xalka wuxuu ku jiraa

Xornimada dadka

Xoriyadda codka

Xoog maquunis la'aan

Xag Ilaahey

Xaqq ilaalin

Xassan waa inuu

Xaalka dajiyaa

Xaqqa dhowraa

Xaawooledya banaan baxaya

Xassan u turaa....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Subaxaan inaad xarbaysoo

Xumaha iyo samaha tilmaanto

Oo aad xaasidnimo xumayso

Xasan xarbigiis ku xaasho

Xifaaltan aad ku xiiqdo

Maxaa xummaddaan abuuray?

Ma xisaabihii baa wareeray?

Ma Xasan baa xilkii gabay?

Mise anigaaba xiddigaha galay?

Mise SOL baa xumaatoo

Abwaan X-duu xeer ka dhigayaa?!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

X ku taal

Xiinfaniin inow dejihaa

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Khilaaf inow xallihaa

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Xaalka inow dejihaa

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Hoggaanka inow xejihaa

Xasan Shiikh waa ku xarbihaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

X ku taal

Taleexi inow xushmayhaa

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Xil sare inow u dhiibahaa

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Xilkas Soomaali raadintiis

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Xubin walboo la tixgeshaa

Xasan Shiikh waa u xarbihaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

X Ku taal

Xaaraantii HAG uu Abwaan daba riixee

Xasan Sheekh mas'uul ka ehee

Xaawaleyda tolka ka diidee

Xasan Sheekh haduu ka waanttobi waayo

Xukuumaddiisa ku burburee

Xaajigii Gaarisoow waa u xarbihaa!

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

X ku taal

Xumetashiil ka dheeraantiis

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Hadal xaraar inow dheheyn

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Xafiiltanya xin diididood

Xasan Shiikh waa u xarbihaa

Xan iyo been ka fogaantood

Xasan Shiikh waa u xarbihaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afar walxaato C ku taal

Xassan sheekh ugu ciil qabyaa

Kikuuyo xigaal laga dhigto

xassan shekh ugu ciil qabyaa

 

 

abwaan this was the best i could do for now dhameystir. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

C ku taal

Afar walxaato C ku taal

Xasan Shiikh waa u ciil qabyaa

Calan shishaan u ciidmihaa

Xasan Shiikh waa u cii qabyaa

Cadowaan soo hoggaamihaa

Xasan Shiikh waa u ciil qabyaa

Cod madaxweynaan jebihaa

Xasan Shiikh waa u ciil qabyaa

Cunsuri aan qabiil dhaafeyn

Xasan Shiikh waa u ciil qabyaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this