Abtigiis Posted November 9, 2012 Last month, I asked a cousin of mine, to take care of visiting friends of Puntland extraction, as i was away. He did that and much more. The friends were grateful for the reception. But three months down the line, the cousin continued talking about where he took the guys and you could feel that he wanted them to send him thank you notes everyday. As this is very much outside the norm in my community, I reminded him of these famous lines as a rebuke: "Iyagaa intay hiish baxshaan, heesi dabataaale Oo ku hilbo qaybsada waxay, hor Alle geeysteene Ma Hartaynu nahay soorta, maad hadal la'aan dhiibtid" On further follow-up, guess what! I came to know my cousin's mother is from Geladi. Can LST and Xinnfaniin and Gheele T explain this coincidence. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted November 9, 2012 Good one Abtigis! Tani waa Halac Dheere teedii. Remind him of Ina Sharmarka's lines "Gobonimo inay hodan tahay, oo horay naloo siiyey Hanti tiisa isagoon wadanoon, tolkii iga horaynin Halac Dheere ninkii sanado, hayn jiraan ahaye" Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 9, 2012 Good one, Professor Abtigiis!! As often was the case in those days, Ali Dhuux came charging in defense of ***** Clan Majesty. He cut to the noise , and delivered one of the most memorable lines in Somali poetry: Har-t-i maxaad ku geleysaa , haddii horor Ilaah keenay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted November 9, 2012 ^ Harttti maxaad ku geli Eebbahay, horror hadduu keenay It was a response to Qaman's line " Hah maxaad u tidhi wiil marti ah, hilib intaad siisay?" Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 9, 2012 ^^Thanks for the correction Gheelle -- I am little rusty on the exact verses. Laakiin PM dheer baan u diray Abtigiis inuu dagaalka Kismayo ka qayb galo , oba hilowle nagaga aado Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 9, 2012 Lol..So you are confirming Mario B's claim ahaa inaad Abtigiis, Madoobe and co ay yihiin dhegyweyn aad dhegta wax ugu sheegto, illeen dhagartaadu waa inaad leedahay dan kale oo ah dowladda aan la i siin labada jago mid waan diidey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 9, 2012 ^^Hawshaan waa kaa weyn tahay Abwaan , and I mean it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted November 9, 2012 Halac dheere maxaa loo hafrayaa, meeshu martiyey soo ma aheyn meeshi la yidhi: " Qolqoladda hadii ay martidu, qab iska soo siiso Qoladiinan reer Pirate yaan, qadaw ka foofayne, Qabey caano geel lagu lisiyo, qado mahaysaane Ma dad baydun qali, xoolo waad ka qatanaydeene :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted November 9, 2012 Waryaa tii Ina Sharmarke uu Qaman u mariyay miyaad nagu soo leexisay.. :) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted November 9, 2012 GT, it is clear from the context cida loo tiriyey. Meesha waxaa laga hadlayaa waa Xoolo ee Kaluun ma aha. Bari xoolo aan kaluun ahay kuma ogi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted November 9, 2012 ^ War taa dib ugu noqo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted November 9, 2012 Abwaanoow, Hoos in la isu sheegiyo hadii, hadal la deyn waayey Hido xumo bah Yaacquub nin ihi, hayb ma faaqido e Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 9, 2012 Abtigiis hoos-u-hadal hiiftaniyo, nuunaas haddaad deyn weyso Sida hugunka onkodkaan, murtida hoos kuugu dhigayaaye Hadda joog haddii kale, halkay gaarto waad eedi Tix la xado hal ma ahee, halkaan geeyo waad yaabi Ood weli ka sheekeyn, Abwaan suu kuu harraatiyo e!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted November 9, 2012 hunguri big foot waa ka ridin hogobyo shaydaaane mar haddaanu heeg dheer lahayn ama hoggaan ceeje wax hubaal ah inuu ka imaan haradii ciideeye bal maxaa hobyo u dhigay carradu kal higaal roone haaweeyda aan dhacay maxaa haatufka u geeyey hadday diinta soo haybiyaan kuma hungoobeen sayidka oo ku tufaya labada qolaba oo leh may inaga ii yimaadaan anaa dhaama labadaba. halkaaas ka fiiri http://www.youtube.com/watch?v=7ptcrh5gGyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted November 9, 2012 AT&T, ninkii saaxiibka ahaa oo Kampala kala hadlay ayaan u sheegay inaad wali hadal wadaan qadaddii aad adiga iyo wiilka ina adeerkaa siiseen. Marka waa inaa ka niraahno tan " Koluu Haatu-oo kale noqdoo, ibilka haaneedo Bal maxaa Hobyo u dhigay arladu, kala hoyaad roone" Quote Share this post Link to post Share on other sites