Saalax Posted November 7, 2012 Muqdisho (RBC Radio) Waxaa goordhaweyd xarunta Madaxtooyada Villa Soomaliya loogu yeeray Saraakiisha ugu sar sareysa ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, ka dib markii maanta wafdiga dowlada laga soo celiyay magaalada Kismaayo. Taliyaha ugu sareeya ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM Andrew Gutti iyo saraakiil kale oo ka socota ciidamada AMISOM ayaa la sheegay in Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ay kulan kula leeyihiin xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Kulankaan ayaa wuxuu ka danbeeyay ka dib markii uu madaxweynaha Soomaaliya uu ka carooday wadi ka socday dowlada iyo AMISOM oo maanta loo diiday in ay gudaha u galaan magaalada Kismaayo. Ila wareegyo lagu kal doonaan karo ayaa inoo xaqiijiyay in kulankaan uu haatan ka socdo madaxtooyada Soomaaliya, isla markaana ay u dhanyihiin dhamaanba saraakiisha ugu saraysa AMISOM. Maanta ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxaa laga soo celiyay wafdi ka socda dowlada Soomaaliya iyo waliba AMISOM, kuwaasi oo ahaa gudi uu dhowaan madaxweynuhu u magacaabay Jubooyinka. Saraakiisha AMISOM ayaa wafdigaan waxay ku wargaliyeen in gudaha magaalada aysan gali Karin isla markaana hadii ay magaalada galaan amaanka wafdigaan aysan sugu Karin. Wararka ayaa sheegay in saraakiisha ururka Raaskambooni ee gobalada Jubooyinka ay sheegeen in wafdigaan ka socda dowlada Soomaaliya aysan u golayn in ay yimaadaan magaaladaasi kismaayo. RBC Radio xafiiska wararka Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 7, 2012 http://www.raxanreeb.com/2012/11/war-hada-soo-dhacay-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-carooday-wafdiga-laga-soo-celiyay-kismaayo-una-yeeray-saraakiisha-ugu-saraysa-amisom/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 7, 2012 Gen. Axmed Madoobe iyo Gen. Indhocadde isku wakhti bay derejada qaateen, isku qaabna waa ku soo galeen siyaasadda (dhibaatada ex- Madaxweyne sharif ayaa ka tegey oo labadan derejo aysan u qalmin siiyey). I know inaysan isku mid ahayn laakiin waxyaabo dhawr ah ayey wadaagaan. I think by now SOLers should know that I am not a fan Indhacadde, balse waxaan la yaabay, waxa Indhacadena tuke cambaar leh ka dhigay Axmed Madoobena hoggaamiye khatar ah ka dhigay. Haddii la isku raacay in Indhacadde la aamusiyo oo aan weliba ka mid ahay dadka ugu horreeya ee aaminsan in Indhacadde uusan maamul degan iyo ciidan midna horboodin, sidoo kale waa in Axmed Madoobe jidkaas la mariyaa, hadii kale dhibaato ka culus ayuu keeni karaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
khalid abuukar maxamed Posted November 7, 2012 ina adeer abwaan ma moooryan keleb ah ah ayaad la barbar dhigaheeysa Xaafidullahi Axmed Madoobe war ba'aa iska aamuus Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 7, 2012 Aamiin yaa Shiikh Khaald Abuukar Maxamed. Aniga labo aan waxba is dhaamin baa ii muuqata... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 7, 2012 Khalid - Ereyo badan oo fiican baa Soomaaliga ka buuxa oo aad fekerkaaga ku gudbin karto Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 7, 2012 I really don't think this reporting is true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
khalid abuukar maxamed Posted November 7, 2012 Abwaan;886709 wrote: Aamiin yaa Shiikh Khaald Abuukar Maxamed. Aniga labo aan waxba is dhaamin baa ii muuqata... no ina adeer listen indhacadde is Moor-yaan, known for looting. Xaafidullahi Shiiikh axmed madoobe waa sheikh uu halgamaye gobolkiis Quote Share this post Link to post Share on other sites
khalid abuukar maxamed Posted November 7, 2012 Taleexi;886711 wrote: Khalid - Ereyo badan oo fiican baa Soomaaliga ka buuxa oo aad fekerkaaga ku gudbin karto ina adeer gacaliye i show no mercy for Moor-yans. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 7, 2012 Apophis;886710 wrote: The real question is why did the president include "general" crosseyes in that delegation? It's as if he sent them knowing they will be turned back. lol Apo, horta malla hubaa in Indhacadde wafti la socdey? Taas aan ogaanno marka hore. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 7, 2012 ^^ War don't "lol" at him. Tell him off about his "crosseyes" comment before Xaaji X sees it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 7, 2012 This shows that axmed madoobe has lots of leverage at the moment and they already are not allowing govt delegations in kismayo. Axmed madoobe is in charge and it seems as if the kenyans are a bit in the background. If hassan sheikh doenst do the right thing now the situation might change. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 7, 2012 Ahmed Madoobe keeping Kismayo moryaan free and that's just how things need to be. Quote Share this post Link to post Share on other sites
khalid abuukar maxamed Posted November 7, 2012 waa kaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 7, 2012 Xaaji Xunjuf;886738 wrote: This shows that axmed madoobe has lots of leverage at the moment and they already are not allowing govt delegations in kismayo. Axmed madoobe is in charge and it seems as if the kenyans are a bit in the background. If hassan sheikh doenst do the right thing now the situation might change. What is the right thing the president should do to diffuse the tension, yaa Xaaji?. Quote Share this post Link to post Share on other sites