Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland goverment Fowsiyaa is an opportunist doesnt represent the countrypeople of Somaliland

Recommended Posts

Soomaaliland: Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Waa Qof Xil Doon Ah Oo Anan Matalin Shacabka Soomaaliland

2345640266_0decfc5795.jpg

 

Muqdisho (RBC Radio) Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada maamulka Soomaaliland Cali Xaamud ayaa ka hadlay xilka loo magacaabay Fowsiyo Yuusuf Xaaji Adan oo ka soo jeeda deegaanada maamulka Soomaaliland.

Wuxuu sheegay wasiir ku xigeenka in Fowsiyo ay ahayd qof magac ku leh deegaanada Soomaaliland laakiin hada wixii ka danbeeya ay iska dhigtay qorf sharafta iska qaaday.

“Fowsiyo waa qof kaligeed iska tagtay oo aanan matalin Soomaaliland, waana qof xil doon ah qaranimada Soomaaliland waxaba uma dhimayso”sidaa waxaa yiri Cali Xaamud.

Waxaana uu intaa raaciyay hadalkiisa in arintaas aysan waxba kaquseyn Maamulka Soomaaliland islamarkaana uu kutilmaamay in ay tahay wax iyada u gaar ah sida uu sheegay aysanna matalin shacabka reer Soomaaliland.

Cali Xaamud Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada maamulka Soomaaliland ayaa hadalkiisa intaasi raaciyay in marnaba aysan waxba ka badaleyn masiirka umadda reer Soomaaliland.

Raysal wasaaraha Soomaaliya cabdi Faarax Shirdoon ayaa shalay wuxuu soo magacaabay ilaa iyo 10-wasiir, waxaana wasiirka arimaha dibada ahana Raysal wasaare ku xigeen u magacaabay Fowsiyo Maxamed Sheekh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Who is not opportunist? Siilaanyo? Everyone in Somali politics or even entire politics of this world is an opportunist. This is more than cabaad to say the least, but have some pain relieves as you may see more to follow. News from Burce reports Blue flag raised on West of Burco...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ She is not from West burco she is from east Hargeysa, A khadar do you think reer west burco care about a woman given a simple ministerial position they're busy with gaboose or ciiro and the Oodweyne oil exploration. War dadka wada reer Khaatumo ha moodin oo wax walba u mudaharadaa:D

 

 

As for President Siilaanyo he is a man of principle not a political oppurtunist , Somalilanders dont have flipflopers with the exclusion of the Khaatumites. But even Somalilanders like Buuba and Yusuf dheeg Adeer Jamac maxamad qalib are unionists in their heart and minds, but never flipfloppers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Did I said she is from West of Burce.. This reveals your simplicty. What was C/raxman Tuur AUN? Wasn't he the first president of this failed project? Man don't over due this. All are bunch of apportunitsts and only naive people believe they sincerely.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Somalilanders dont have flipflopers with the exclusion of the Khaatumites

wasiirka khaarajiga Cismaan Jaamac (Kalluun), Maxamed Cabdilaahi Oomaar, Ismaaciil Buubaa iyo Xuseen Carab Ciise oo u dambeeyay oo isku ahaa Wasiirka Gaashaan-dhiga iyo Ra’iisal-wasaare ku xigeen

 

and last I checked Fosiya wasn't from Khaatumo. Khaatumo miyaad ku wareertay Xaaji.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdiraxmaan tuur was an SNM leader and the SNM movement was initially a unionist movement. He left Somaliland after he was no longer the president to help his best buddy General caydiid. But you said President Siilaanyo is an opportunistic person how so what did he do. But Khadar you insinuating that her clan might support her since u mention western burco why did you do that?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;886401 wrote:
wasiirka khaarajiga Cismaan Jaamac (Kalluun), Maxamed Cabdilaahi Oomaar, Ismaaciil Buubaa iyo Xuseen Carab Ciise oo u dambeeyay oo isku ahaa Wasiirka Gaashaan-dhiga iyo Ra’iisal-wasaare ku xigeen

 

and last I checked Fosiya wasn't from Khaatumo. Khaatumo miyaad ku wareertay Xaaji.

Cismaan kaluun was never a supporter of Somaliland

ismaciil buuba was never a supporter of Somaliland

Xuseyn carab ciise was never a supporter of Somaliland

Ina omaaar was never a supporter of Somaliland

 

 

Fawziya is a flipflopper but some people think she is an insider and is still a Somaliland supporter in her last interview she didn't even want to answer if she was pro union of pro Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ Kaluun iyo Buuba labaduba jabhada snm ayeey ku jireen inkasto hada ay kaso gosteen. Xusen Carabna inta Somaliland ayuu u hadlaa.

 

Lol@some people think she is an insider. Time will tell indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@Aren't they mostly opportunists? Yarkan Dr. Maxamed la leeyahay isagaa jagadan isku rabey siduu u xanaaqsan yahay. Tan meel ku qora, 4 sano ka dib haddii la arki waayo isagoo Xamar jago ka raadsadey Abwaan la ima yiraahdo.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;886410 wrote:
^ Kaluun iyo Buuba labaduba jabhada snm ayeey ku jireen inkasto hada ay kaso gosteen. Xusen Carabna inta Somaliland ayuu u hadlaa.

 

Lol@some people think she is an insider. Time will tell indeed.

 

Kaluun and Buubaa believe in a unified Somaliland and Somalia despite their past SNM record they never entertained the idea that Somaliland should be independent not when they were SNM never and i know both of these gentlemen . So they are not flipfloppers like some people Aaaliyaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;886413 wrote:
lol@Aren't they mostly opportunists? Yarkan Dr. Maxamed la leeyahay isagaa jagadan isku rabey siduu u xanaaqsan yahay. Tan meel ku qora, 4 sano ka dib haddii la arki waayo isagoo Xamar jago ka raadsadey Abwaan la ima yiraahdo.
:D

Waxaasi wa iska sheeko huuhaa Muxammad cabdilahi Cumar maha nin kursi raadsada Abwaanow ana yarka ka aqaan, adiga la jecel laakin kursigaas maybe markay Somaliland iyo Somalia heshiyaan inay laba dal oo jaar ah noqdaan,dee wuu ka so degi xamar calanka SL na waaad ku so dhawayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waa bilaa Jaar, XX adiga horta beryahan waabad is beddeshay oo waan u jeedaa, kanina kaama dambayn doono insha Allaah.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this